Sign in to follow this  
Dr_Osman

The Crowning Of The 34th King Of Somalia

Recommended Posts

My dear habros of SOL, please set aside your pettiness for once in your lives and refrain from politicizing a simple traditional event in Somalia.

 

I assure you even the traditional elders of Somaliland will be on hand in person, or they will send their personal representative, to pay their respects to this new King.

 

Put the politics and caadifaad aside for just a second and see this event for what it is...

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dr_Osman   

Qardho Oo Lagu Qul-Qulayo 6000 Oo Qof Oo Goob Joog Ka Noqonaya Caleemasaarka Boqorka Daarood & Meheri

May 23, 2014Leave a Comment

 

Waxaa soo gaaray deegaanka Puntland wafdi balaaran oo ka socda Issimada Ismaamulka Soomaalida ee Itoobiya oo ka qeyb galaya caleemo saarka Boqor Beelaha Daarood oo 25ka dhici doonta magaalada Qardho ee xarunta Dhaqanka Puntland.

 

Issimada ka timid Itoobiya ayaa maanta Qado sharaf loogu sameeyey magaalada Garowe ee caasimada Puntland, iyagoo soo maray dhanka dhulka isla markaana shalay soo gaaray gobalka Mudug.

 

Wafdigan ayaa lagu wadaa in galabta ay u gudbaan magaalada Qardho oo ay hada kusii qul qulayaan wafuud ka qeyb galeysa caleemo saarka Boqorka 34aad ee Beelaha Daarood. Munaasabada Caleemo saarka Boqor Burhaan Boqor Muse ayaa lagu wadaa inay noqoto tii ugu weynayd oo ka dhacda Soomaaliya in muddo ah.

 

Dhinaca kale waxaa si weyn loo adkeeyey amaanka magaalada Qardho oo ay hada ku sugan yihiin kumanaan ka qeyb galaysa caleemo saarka, sida ay qaban qaabiyayaasha sheegeen wafuud lagu casumay caleemo saarka ayaa gaaraya 6000 oo ergo ah, oo ka kala imaaneysa gobalada dalka Soomaaliya iyo dibada.

 

Dhanka kale beesha MEHERI oo bayaan nasoo gaarsiiyey ayaa sheegay inay ku faraxsan yihiin haday yihiin beelaha Meheri caleema saarka boqor burhaan oo boqorka beelaha darood iyo Meheri. Waxaan beelaha Mehri isku raaceen in boqor burhan Muuse uu qaato cinwaanka boqorka beelaha darood iyo Meheri.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dr_Osman   

Diyaar garowga caleemo sarka boqorka Daarood oo gabo-gabo mareysa iyo amniga Qardho oo la adkeeyey[sawirro]

 

Posted on May 24, 2014Raad Raaca, RBC, Sawiro, Wararka

 

Qardho [RBC Radio]Waxaa heer gabo-gabo ah ku dhow u diyaar garowga munaasabada lugu doonayo in lugu caleemo saaro boqorka 34-aad ee Daarood,Boqor Burhaan Boqor Muuse,halka sidoo kale amniga siweyn loo adkeeyey.

 

Dhowr guddi oo ku howlan qaban-qaabada munaasabadda caleemo sarka oo berri dhici doonta waxaa ay sheegen inay heer gabo-gabo ah marsiinayan isku diyaarinta caleemo sarka.

 

..’”‘Wax walba waa la dhameeyey xarumo iyo goobo kala duwan oo ad u diyaarisan ayaa la sameeyey,martida iyo madaxda waxaan u diyaarinay goobo u gaar ah,wafuuda ayaana ku soo qul quleysa Qardho inta dhimana subixi hore ee berri ayaa lafilaya inay soo gaaran,..””ayuu yiri guddoomiyaha degmada Qardho,Maxamuud Saciid(Hoggaamo-laroor).

 

Guddi u xilsaaran diyaarinta munaasabad caleemo sarka,waxaa ay xaqiijiyen ku dhowaad 6,000 (lix kun) oo qof oo ka kala yimid gobollada Puntland, Is-maamulka Soomaalida Itoobiya, Jubaland, Somaliland, Kenya, Jabuuti, Khaliijka Carabta iyo; dalalka Yurub iyo Maraykanka ayaa ka qayb gelaya xafladda caleema saarka.

 

Madaxweynaha dowladda Puntland Dr Cabdiweli iyo madaxda sare ee dowladda ayaa iyaguna ka soo qeyb-galaya,halka la dhowrayo inay munaasabadda ka qeyb-galan madax ka socota dowladda faderaalka Soomaaliya.

 

Ammaanka oo la adkeeyey

 

Waxaa siweyn loo xoojiyey amniga degmada Qardho oo lugu caleemo saarayo berri boqorka daarood.

 

Waxaa la arkayey ciidamada ammaanka oo ku sugan qaar kamid ah jidadka waaweyn ee magaalada, gaar ahaan goobta uu caleema saarku ku dhacayo oo iyada si aad ah ammaankeeda loo adkeeyey.

 

Boqorka xilligaan la caleemo saarayo,Boqor Burhaan Boqor Muuse waxaa uu xilka ku qabanaya hab-dhaxal ah,waxuuna beddeli doona walaalkiisa Boqor C/laahi Boqor Muuse oo sannadkii hore ku geeriyoodey dalka Finland oo uu in muddo ah ku xanuunsanaa.

 

236-450x300.jpg

353.jpg

448.jpg

1107.jpg

260.jpg

353.jpg

643.jpg

739.jpg

832.jpg

932.jpg

1221.jpg

1417.jpg

1514.jpg

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dr_Osman   

Wafdi ka socda DDIS oo galabta si diirran loogu soo dhaweeyay magalada Qardho (Sawirro)

 

May 23, 2014 6:21 pm GMT - Written by Ducaale - Edited by Ducaale

Qardho(pp) Wafdi Dhaqan ah oo ka socda dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya ayaa galabta si diirran loogu soo dhaweeyay magalada Qardho xarunta Gobalka Karkaar,halkaasoagu wado 25-ka bishan inay ka dhacdo xaflada caleemo saarka Boqorka Daarood Boqor Burhaan Boqor Muuse.

 

Mamulka degmada Qardho,guddiga qaban qaabada caleemo saarka boqorka iyo dadwayne kale ayaa wafdigaan kusoo dhaweeyay duleedka koonfureed ee magalada Qardho.

 

Waxaa hoggaaminaya Garaad Kulmiye Garaad Maxamed oo sheegay inay ku faraxsan yihiin qaabka loogu soo dhaweeyay magalada Qardho.

 

Suldaan Khadar Maxamed ayaa sheegay inay hordhac u yihiin wafdi balaaran oo ka socda dowlad deegaanka kana qayb galaya xaflada caleemo saarka boqolka beelaha Daarood.

 

Ammaanka ayaa caawa si wayn loo adkeeyay magalada Qardho,taasoo laga dareemaya qaban qaabada munaasinadda lagu caleemo saarayo boqorka.

 

Docda wafdi ka socda Gobalka Galgaduud ayaa magalada Qardho soo gaaray waxayna ka qayb galayaan caleemo saarka Boqorka Daarood.

 

Maalinta Barito ah oo Sabti ah ayaa lagu wadaa magalada Garowe inay soo gaaraan wafdiyo kale oo ay ka mid yihiin madaxda Puntland.

 

DSC006471-450x251.jpg

DSC006491-450x251.jpg

DSC006511-450x251.jpg

DSC006521-450x251.jpg

DSC00653-450x251.jpg

DSC006621-450x251.jpg

DSC00667-450x251.jpg

DSC00670-450x251.jpg

DSC00675-450x251.jpg

DSC00684-450x251.jpg

DSC006861-450x251.jpg

DSC00688-450x251.jpg

DSC00690-450x251.jpg

DSC00697-450x251.jpg

DSC006991-450x251.jpg

DSC00703-450x251.jpg

DSC00725-450x251.jpg

DSC007381-450x251.jpg

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dr_Osman   

Wafdi uu hoggaaminayo madaxwayne ku xigeenka mamulka Jubba oo si diiran loogu soo dhaweeyay magalada Qardho(Sawirro)

 

May 24, 2014 12:23 pm GMT - Written by Ducaale - Edited by Ducaale

Qardho(pp) Wafdi uu hoggaaminayo madaxwayne ku xigeenka labaad ee mamulka KMG ah ee Jubba ayaa maanta si diirran loogu soo dhaweeyay magalada Qardho xarunta Gobalka Karkaar.

 

Wafdigan ayaa ka qayb ah kuwo ka qayb galaya caleemo saarka Boqorka Beelaha Daarood Boqor Burhaan Boqor Muuse waxayna u badnaayeen Isimo iyo Odayaal dhaqan iyo haween.

 

Guddiga soo dhawaynta martida ka qayb galaysa xaflada caleemo saarka,mamulka degmada iyo mamulka Gobalka Nugaal ayaa kusoo dhaweeyay wafdigan magalada Qardho waxana loo galbiyay Aqal loogu talo galay martida.

 

Madaxwayne ku xigeenka labaad ee mamulka Jubba ayaa sheegay inuu ku faraxsan yahay imaanshihiisa magalada Qardho wuxuna sheegay inay ka qayb galayaan caleemo saarka Boqorka Daarood.

 

Ammaanka magalada Qardho ayaa si wayn loo adkeeyay waxana la sugayaa wafdiyo ka kala imaanaya Gobalada Mudug iyo Bari oo ka qayb galaya caleema saarka Boqorka.

 

Madaxwaynaha Puntland Dr.Cabdiwali Maxamed Cali (Gaas) ayaa lagu wadaa inuu galabta soo gaaro magalada Qardho.

 

139-450x300.jpg

419-450x300.jpg

515-450x300.jpg

713-450x300.jpg

109-450x300.jpg

1211-450x300.jpg

1310-450x300.jpg

157-450x300.jpg

176-450x300.jpg

185-450x300.jpg

196-450x300.jpg

206-450x300.jpg

2111-450x300.jpg

239-450x300.jpg

254-450x300.jpg

294-450x300.jpg

285-450x300.jpg

343-450x300.jpg

353-450x300.jpg

363-450x300.jpg

393-450x300.jpg

402-450x300.jpg

423-450x300.jpg

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dr_Osman   

Madaxweynaha Puntland oo Qardho gaaray

Posted on May 24, 2014Raad Raaca, RBC, Wararka

 

Qardho [RBC Radio]Magaalada Qardho ee xarunta gobolka Karkaar oo ay ka dhaceyso munaasabdda caleemo sarka boqorka daarood,waxaa goordhaweyd gaaray wafti ballaaran oo u hoggaaminyo madaxweynaha dowladda Puntland,Cabdiweli Maxamed Cali Gaas.

 

Madaxweynaha iyo waftigiisa waxaa ku soo dhaweeyey Qardho oo u diyaarad ku tagay,guddiga ku howlan qaban-qaabada munaasabadda caleemo sarta iyo boqollaal shacabka.

 

Waxaa ku waheliya socdalka,madaxweynaha Puntland xubno ka tirsan golayaasha dowladda oo wasiirro u badan,waxaana ay ka qeyb-galayan munaasanada caleemo sarka boqorka daarood oo berri ka dhici doonta magaalada Qardho.

 

Sidoo kale,madaxweyne Cadiweli waxaa imaatinkiisa Qardho ku waheliya,Sheekh Maxamed Ibraahim(Shakuul) oo ka mid ah ganacsatada Jubbaland horayna isgu sharaxey xilka madaxweynaha maamulka Jubbaland oo xilligaan la yirahdo maamulka KMG ah ee Jubba.

 

Dhinaca kale,waxaa maanta Qardho gaaray wafti uu hoggaaminayo,madaxweyne ku-xigeenka maamulka Jubba,Jen.Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil Fartaag oo ay waheliyaan Isimadda maamulka Jubba iyo cuqaal.

 

Ilaa galinka hore ee berri waxaa lugu wada inay gaaran Qardho wafuud kala gidisan,halka sidoo kale ay xilligaan ku suganyihiin madax ay ka mid yihiin mas’uuliyin iyo Odayaal ka socdey dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya.

 

Boqorka xilligaan la caleemo saarayo,Boqor Burhaan Boqor Muuse waxaa uu xilka ku qabanaya hab-dhaxal ah,waxuuna beddeli doona walaalkiisa Boqor Cabdullaahi Boqor Muuse (Kingkong) oo sannadkii hore ku geeriyoodey dalka Finland oo uu in muddo ah ku xanuunsanaa.

 

___

RBC Radio

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dr_Osman   

(Faahfaahin+Sawiro) Madaxweynaha Dowlada Puntland oo soo gaaray Qardho

 

Madaxweynaha Dowlada Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali ‘’Gaas’’ iyo Wafdi balaaran oo uu hogaaminayo ayaa gaaray magaalada Qardho,kuwaas oo ka qayb gali doona Caleemo saarka Boqorka Beelaha Daarood.

 

Wafdiga Madaxweynaha ayaa waxaa ka qayb ka ah;-,xubno ka tirsan Golaha Xukuumadda,Xildhibaano ,Saraakiil ka tirsan Ciidamada iyo Mas’uuliyiin kale.

Maamulka Gobolka Karkaar,maamulka degmada Qardho iyo Waxgaard ayaa soo dhoweeyay Madaxweynaha Dowlada Puntland.

 

Hoos Ka Daawo Sawirada;-

 

post@puntlandi.com.

www.puntlandi.com

 

435.jpg

537.jpg

630.jpg

830.jpg

924.jpg

1320.jpg

1417.jpg

1223.jpg

1128.jpg

346.jpg

1127.jpg

260.jpg

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tallaabo   

The Dhagaxbuur big foot community are the laandheerayaal of Sahal and should have the right to crown their Sultan as the king of Sahal. The pirates are as usual stealing other people's rights whether it is material property or traditional title.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dr_Osman   

(Photo News) Daawo Sawirada Suldaanka Meheri Ismaaciil oo si la yaab leh loogu soo dhoweeyay degmada Qardho

 

Suldaanka Meheri Ismaaciil Suldaan Cabdala Xusseen Binu Ciise iyo Wafdi uu hogaaminayo,oo kaso kicitamay dalka Yaman ayaa maanta si wayn loogu soo dhoweeyay degmada Qardho ee xarunta Gobolka Karkaar.

 

Suldaan Cabdala Xusseen Binu Ciise ayaa waxaa soo dhowayntiisa ka qayb qaatay Hogaamiye dhaqameed,maamulka Gobolka Bari,maamulka degmada Qardho iyo Boqorka Beelaha Daarood Boqor Burhaan Boqor Muuse.

 

Dadweynaha ka qayb qaatay soo dhoweynta ayaa watay Fardo,waxaana Suldaanka Meheri Ismaaciil uu Burhaan Boqor Muuse Guddoonsiiyay Faras,uu Hadiyad uga dhigay.

 

Talaabada Suldaanka Meheri Ismaaciil Suldaan Cabdala Xusseen Binu Ciise uu kaga qayb galayo Caleemo saarka Boqorka Beelaha Daarood Boqor Burhaan Boqor Muuse ayaa muujinaysa in aan look ala harin Caleemo saarka Boqorka.

 

Hoos Ka Daawo Sawirada;-

 

post@puntlandi.com.

www.puntlandi.com.

 

1129.jpg

268.jpg

436.jpg

538.jpg

633.jpg

7-211

832.jpg

925.jpg

1020.jpg

1130.jpg

1321.jpg

1418.jpg

1516.jpg

1714.jpg

1814.jpg

1912.jpg

2012.jpg

2214.jpg

2312.jpg

2411.jpg

2510.jpg

269.jpg

277.jpg

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dr_Osman   

Suldan Cabdalla Bin Ciise oo ah Suldaanka Beesha Mehri Ismaaciil oo Qardho lagu soo dhaweeyey[sawiro]

 

May 24, 2014Leave a Comment

 

Waxaa Galabta magaalada Qardho lagu soo dhaweeyey Wefdi balaaran oo hogaaminaayo Suldan Cabdalla Xuseen Bin Ciise oo ah Suldaanka Beesha Mehri Ismaaciil oo ka yimid Dalka Yemen ayaa Galabta si diiran loogu soo dhaweeyey magaalada Qardho,waxa ayna ka qeybgalayaan Caleema Saarka Boqorka 34-aad ee Beesha Daarood Boqor Burhaan Boqor Muuse,waxaana soo dhaweyntiisa ka qeybgalay qeybaha kala duwan ee Bulshada,Maamulka Degmada,Gudiga Caleema saarka Boqorka.

 

Suldan Cabdalla Xuseen Bin Ciise oo ah Suldaanka Beesha Mehri ayaa waxaa la dajiyey Guri gaar ah oo loogu talagalay in uu dago,waxa uu booqday Boqor Burhaan Boqor Muuse.

 

Qardho ayaa waxaa soo garaya Wufuud heer caalami ah waxaana Maalinta Berito ka dhacaya Magaalada Qardho Caleema Saarka Boqorka Guud ee Beelaha Daarood Boqor Burhaan Boqor Muuse Boqor Yuusuf Boqor Cismaan.

 

IMG_4364.jpg

IMG_4365.jpg

IMG_4368.jpg

IMG_4370.jpg

IMG_4371.jpg

IMG_4372.jpg

IMG_4373.jpg

IMG_4375.jpg

IMG_4376.jpg

IMG_4380.jpg

IMG_4384.jpg

IMG_4385.jpg

IMG_4388.jpg

IMG_4389.jpg

IMG_4390.jpg

IMG_4392.jpg

IMG_4393.jpg

IMG_4403.jpg

IMG_4405.jpg

IMG_4429.jpg

IMG_4430.jpg

IMG_4434.jpg

IMG_4454.jpg

IMG_4456.jpg

IMG_4458.jpg

IMG_4460.jpg

IMG_4462.jpg

IMG_4464.jpg

IMG_4467.jpg

IMG_4469.jpg

IMG_4476.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dr_Osman   

<cite>
said:</cite>

The Dhagaxbuur big foot community are the laandheerayaal of Sahal and should have the right to crown their Sultan as the king of Sahal. The pirates are as usual stealing other people's rights whether it is material property or traditional title.

 

Talaab I am not sure what your smoking, but puntland robbing traditional rights? The title of boqor goes to the eldest son of beesha Sahal, this is a tradition. As for your comment about robbing people material? ummm I didn't know Puntland had looted somali properties, please let mknow where so I can get my isimo to sort it out pronto.Nice try terrorist, but godane isnt invited here, TNT bombs are not allowed. This a REAL crowning of a king in east africa and the middle east, jealousy wont make you relevant.

 

 

Today is not the day for it Talabo, Today is a day of awe, the day os the crowning of the biggest tribe in east africa, today is a day of simply reporting and commenting with absolute splendor at the ceremonial inaugration of the 34th King of Somalia.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tallaabo   

Ditoore Osman, when will your enclave build the Pirateham palace needed to house this new captain Jack Sparrow who is probably out of business due to NATO vessels in the area?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dr_Osman   

Wufuud kala duwan oo ka qeybgaleysa Caleema Saarka Boqorka Beelaha Daarood oo Maanta soo gaaray Magaalada Qardho[sawiro]

May 24, 2014Leave a Comment

 

Wufuud heer Caalami ah ayaa Maanta soo gaaray Magaaladda Qardho ee xarunta Gobalka Karkar,xilli berri la filayo in lagu Caleema saaro Boqorka Beelaha Daarood Boqor Burhaan Boqor Muuse.

 

Guddiga loo xil saaray qaban qaabada Munaasabadda Caleema saarka Boqor Burhaan Boqor Muuse ayaa si diiran wufuuda ugu soo dhoweeyay Magaaladda Qardho ee xarunta Gobalka Karkaar.

 

Garoonka Diyaaraddaha Magaalada Qardho ayaa waxaa ka soo degay wefdi balaaran oo hogaaminaayo Madaxweyne kuxigeenka labaad ee Maamulka Jubba Isimo,Nabadoono iyo mas’uuliyiinka kale.

 

Madaxweyne ku xigeynka labaad ee maamulka Jubba ayaa sheegay in ay Qardho u yimaadeen ka qeybgalka Caleema saarka Boqorka 34-aad ee Beelaha Daarood Boqor Burhaan Boqor Muuse,waxa uuna ka mahadceliyey sida diiraan ee loogu soo dhaweyey magaalada Qardho.

 

Wefdi oo hogaaminaayo Suldaan Siciid Suldaan Cabdisalaan Suldaan Maxamuud iyo wefdi balaaran oo hogaaminaayo ayaa ka yimid Gobolka Sanaag,waxaa soo dhaweeyey wefdiga Sare ee Caleema saarka Boqorka Beelaha Daarood Boqor Burhaan Boqor Muuse.

 

Wefdi uu hogaaminayo ,,,,,,,,oo ka yimid Gobolka Mudug ayaa si weyn loogu soo dhaweyey magaalada Qardho,waxaana soo dhaweynta wefdigaani ka qeybgalay Maamulka Degmada,Gudiga Caleema saarka waxaana looga hortay meel 20km u jirta magaalada Qardho.

 

Maalinta Berito ayaa waxaa magaalada Qardho ka dhacaya Caleema saarka Boqorka 34-aad ee Beelaha Daarood Boqor Burhaan Boqor Muuse Boqor Yuusuf Boqor Cismaan,waxana Qardho soo gaaray dhammaan wefdigii ka qeybgali lahaa Caleema saarka Boqorka.

 

Sawir qaade C/raxman Maxamed Cali (Black)

 

DSC06274.jpg

DSC062411.jpg

DSC062431.jpg

DSC062451.jpg

DSC06246.jpg

DSC06248.jpg

DSC06250.jpg

DSC06268.jpg

DSC06281.jpg

DSC06282.jpg

DSC06283.jpg

DSC06288.jpg

DSC06292.jpg

DSC06293.jpg

DSC06294.jpg

DSC06301.jpg

DSC06305.jpg

DSC06306.jpg

DSC06309.jpg

DSC06313.jpg

DSC06321.jpg

DSC06332.jpg

DSC06359.jpg

DSC06363.jpg

DSC06372.jpg

 

I love this guy garyare, true sahalist

DSC06379.jpg

 

DSC06390.jpg

DSC06410.jpg

DSC06423.jpg

DSC06435.jpg

DSC06437.jpg

DSC06438.jpg

DSC06440.jpg

DSC06442.jpg

 

reminds me gagaabs of yemen, definitely reer bari folks here

DSC06447.jpg

DSC06449.jpg

DSC06463.jpg

DSC06476.jpg

DSC06492.jpg

DSC06494.jpg

DSC06498.jpg

DSC06558.jpg

DSC06560.jpg

DSC06562.jpg

DSC06564.jpg

DSC06566.jpg

DSC06570.jpg

DSC06573.jpg

DSC06594.jpg

DSC06597.jpg

DSC06611.jpg

DSC06620.jpg

 

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dr_Osman   

Talaabo, Pirates at least steal from those who steal from us. When is your siilanyo going to get out of somali ppl homes? When is your terrorist going to killing innocent somalis? When are your hargeisa folks going to stop raping its own babys. Pedofilia-Terrorism-Jaad and Hargeisa club red light district and your talking about Pirates? adeer iska fariso, meesha dad aad qarixisid ma yaalo. Puntland elders are respected worldwide in east africa and middle east as is evident by the turn-out, even emiratis are coming too. War waxan wax la yaqan, you wont ever have our dna.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dr_Osman   

Now lets talk population so I show u how much of a true langaab u r. In 1991 somalis all laernt the true population of somalis are in badiyaha cause the reer mudug folks of aideed settled half of hamar the southern side. Bosaso to Galkayo is 750 kilometers, If a boy living between dhusomareeb and baraxlay can change hamar demographic like that, imagine me living 700 kilometers. You my friend live in a 4 x 4 hargeisa to burco which proves you have no nomads thats why u never see 1 snm with a camel and even if u do u can tell by his daaqsin he hasnt got the numeric strength to to gain more grazing land. Ethiopia even did a census of DDSI and found they have 5 million, even though indepedent census say its closer to 10 million, not 1 major city is located in DDSI, yet that population is confirmed. This proves my theory that somalis 20% settle cities and 80% baadiyaha and that can also explain why the sahal were over run in mogadishu since most of the ppl in baadiyaha are HAG.

 

Puntland population has been confirmed through university scholarship work which has been per reviewed and evidence provided. You my friend are the size of a jilib in relation to me.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this