Sign in to follow this  
Saalax

Hormaarka magalaada Oodweyne

Recommended Posts

Barwaaqo   

Dadka degaanku waa Somalilanders xalaal ah oo dalkooda jecel nabad iyo dawladnimana haysta. Maansha Allah Alow u siyaadi.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mooge   

Well done lions. Barwaaqo, I hope you are not related to Siilaanyo. Look at the bird CiidanSuldan insulting everyone. He has gone mad completely. Everyone who is related to Siilaanyo is going berserk these days. I don't know why. loooool.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Barwaaqo   

Reer Somaliland from Low-yacado to ceelaayo are related. Saalax haka dhicin salaanadda qaar lagu siibtaa jira'e. Qaybsanaantu qiimi ma leh, wadajir bay laba gacmood wax ku qaban karaane inaga daa daan-daanta aad ka shaqayso waa hadaad Somalilandernimo ku abtirsato.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

daan-daansiiga aad sheegaysiid gormaad igu aragtay? Qofku xaq bu uu leyahay

inu cambareeyo siyaasaada dembile gacan ku dhiigle Siilaanyo. Inta kale

wa ok waan kugu racay :)

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mooge   

barwaaqo is a beautiful girl who loves her dear uncle Siilaanyo. lol. Barwaaqo, somalilandernimadu maha in dagaal meel walba laga rido, reerka la kala gaybiyo, lacagta wadanka la dhaco, dowladnimada lagu tunto, qabiilkagana meel walba madax looga dhigo.

 

soomalilandernimada soo baro. anigoo Mooge ah aya kaa badiya. loool.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Barwaaqo   

Saalax, waxaan ku idhi daan-daan waxaan uga jedaa marka aad ku hal qabsato bariga fulaan magaalo iyo galbeedka fulaan magaalo hebla. Wax daaddaansi la yidhaah ma soo hadal qaadin.

 

Moogoow adiga filimkaaga kaa geli maayo, hore ayaan u soo daawaday! Magaciisu waa qaybinta iyo dabinno u dhigista dad tashaday oo aanad gaadhayn.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

Barwaaqo bariga ama galbeedka wa wax jiira oo xaqiiqda ah, xaqiiqdu maha

daan-daansii, daan-daansii waxa weeye markad reer aflagadaysiid ayago

kuso doonaan.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this