Sign in to follow this  
malistar2012

Ergaydii Koonfurta Soomaliya Oo Maanta Booqasho Ku Tagay Degmada Boorama

Recommended Posts

 

 

 

 

 

Waxaa maanta si balaadhan loogus oo dhaweeyey magaalada

Borama Ee xarunta Gobolka Awdal inka badan 45 Madaxdhaqmeed oo ka imiday

koonfurta dalka Somaliya kana soo kicitimay Magaalada Muqdisho Ee Caasimada

Dalweynaha Somaliya,

 

Soo dhaweynta madax dhaqmeedkani ayaa si weyn looga dareemayey gudaha

magaalada Borama, Abaaro 11:00am ee maanta ayaa ay soo gaadheen magaalada

Borama waxaana kulan ay kula yeesheen madaxdhaqmeedka beelaha Gadabuursi

Hoolka Weyn Ee Jaamacada Camuud,

 

Waxaase xusid mudan in kulnakaasi ay goob jog ka ahaayeen maamulka Gobolka Awdal sidoo kale waxaa ku wehelinayey madaxdhaqmeedkan safarkooda wasiirada Diinta Iyo Awqaafka Sh.Khaliil Wasiirka Boosaha iyo Isgaadhsiinta Maxamed Jaamac Abgaal, kulankaasi ka dib waxaa ay kulan qadasharfeeda ay ku yeeshen salaadiintu Holka weyn ee Hotel Rays inkastoo kulnkaasi ay diba ka ahaayeen

Saxaafada iyo masuuliyiinta S/land ee iskugu jiray maamulk heer gobol iyo wasiirduba ilaa iyo hada ma cada waxaa kulnkaasi ay ku lafa guri doonaan amaba ay ku falaan qaynayaan.

 

 

 

Very Interesting development

Share this post


Link to post
Share on other sites

Malister nothing interesting about it. Old men who know nothing about tradition, xeer or Gurti on holiday to somaliland. They will kiss the somaliland flag goodbye at the airport soon.

Share this post


Link to post
Share on other sites

 

 

 

kulankaasi ka dib waxaa ay kulan qadasharfeeda ay ku yeeshen salaadiintu Holka weyn ee Hotel Rays inkastoo kulnkaasi ay diba ka ahaayeen

Saxaafada iyo masuuliyiinta S/land ee iskugu jiray maamulk heer gobol iyo wasiirduba ilaa iyo hada ma cada waxaa kulnkaasi ay ku lafa guri doonaan amaba ay ku falaan qaynayaan.

 

 

 

 

 

 

Very interesting development Indeed first time in decades the Elders in Borama meet and sit down with their fellow elders and brothers from Koonfurta Soomaliya .

 

So Much to talk to about Land - Money - Property - Unity .

 

 

Congrats to Hargeysa Admin for Maturing and allowing free Movement ......

 

 

 

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
galbeedi   

Odayaaashu waa marti sharaf leh, waa in la soo dhaweeyaa oo siduu dhaqanku ahaa xoolo loo loogaa. Ummadu waa in ay wada hadashaa oo is waraysataa.

 

It is a good move. After meeting with elders, Let them speak freely, and intermingle with the public.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Barwaaqo   

Koonfurtu yaanay ku fekerin in ay kala xadi karto bulshadda Somaliland, sida ka muuqata comments-ka qaar. Boorame waa guri barkhadeed waana halkii lagu dhisay Somaliland ee waxaan leeyahay casharo ha ka soo qaataan odayaasha reer Muqdisho.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mooge   

^^ Wana gurigii aad dad badan ku xasuqden Barwaaqo idinko donaya ina xoog ku maamushan. Tarikhdasna ha ilaawin adigu. :)

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Hawdian   

^ :-) walewyne , alkwAys trying to make dadka muslinka iney dagaal ka deexabuuraaan, qalbigudo waa cursed.if they just once turned back to illah subxana wa ta,cala

Share this post


Link to post
Share on other sites
Barwaaqo   

Mooge

 

Waxa nagu maqaala ah dhankaagaa gidaarka madaxa lala dhacay! markii oday dhaqaneedkani u soo baqoolay Xoriyo Maandeeq. Ma fadhiyi kartaan idinkoo xiqdi iyo qori dab leh la wareegaya mooye, wixii wada hadlayana ee aydaan ka muuqan duray baad ka qaadaan.

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Arintaan odoyaashu waa arin loo baahnaa mar horee, too late ,wax kastase waa la dabo qaban karaa

Ictiraafkaan 23 sano cid iibsanaysaa ma jirtee ciyaalkaan aan badaha ka badbaaadino adinkuna haddaad waqooyi galbeed tihiin ishii tooshka noqda, koonfurtuna baterigii ha noqoto, carabtuna botonkii laga shidi lahaa.,,, waa caqli saliima aragtidayda( gacan kaliya laguma sacabin karo).

 

Hadiise xafladda caleemo saarka snm lagu cusuumo waxay wax u dhimayaan magaca oday soomaaliyeed iyo kooda gaarka ah.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Gooni haday odayada USC ka so qeyb galan maalinta gooni isutagaa Somaliland maxa ku jira SNM iyo USC waxay ahayeen laba urur oo iskaashan jiray iskaashki labada dhinac hadi la so celiyo dhib ma leh.

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Suldaan waxaan moodayay in heshiiskii snm iyo usc spm ahaa in xukuumadii military’ga la tuuro ma waraaqo kale ood hoos u akhrisay baa jira?

Si kastaba odayaasha waxaa laga rabaa inay jaranjarta ama salaanka masraxa horay u karaan makarafoonka dhaqanka ku badelaan kan siyaasadda ,ku dhawaaqaan waxay aamisan yihiin,ayagoon cidna ka hibaysanayn

Aamusnaantu waxba soo kordhin mayso muhiimka midabku waa caddaan ama madow.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this