Sign in to follow this  
odayga inanta

Ka jawaab su'aalo dhaqameedkan.

Recommended Posts

Googaa?

1.Nina celin, nina dhaami

2.Maxaa tuurta saleebaanoow ka leh

3.Oday kaadshaya kobarta qabo

4.Gabadha reerka u wayneey guda bilbili

5.Ida gayr-gayran oo gabi ka soo jeeda

6.Googaayo madow

7.Dhagaxan tuuroow todoba dullow todoba duqood…

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this