Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

Somaliland: kulmiye party convention ceremony begins

Recommended Posts

Gudoomiyaha shirgudoonka shirka xisbiga kulmiye oo la doortey iyo madaxweynaha oo khudbad ka jeediyey halkaa

breakingnews

Hargeysa (GNN) shirweynaha ka furmaya hotel maansoor ee uu leeyahay xisbul xaakinka Kulmiya ayaa maanta u doortey shir gudoomiye wasiirika gaashaandhiga somaliland mudane Axmed xaaji cali cadami inuu noqda shirgudoonka shirka xisbiga kulmiye.

 

madaxweynaha somaliland ayaa isugana halkaas ka jeediyey khudbad dheer oo dhinacyo badan taabaneysa, waxa isaguna khudbadii furitaanka ka hadley gudoomiya xisbga kulmiye mudane muuse biixi cabdi.

 

Kala soco Gabiley News Network (GNN) wararkaas oo faahfaahsan.

 

Gabiley News Network (GNN)

Share this post


Link to post
Share on other sites

Shirka KULMIYE oo maanta si rasmiya uga furay magaalada Hargaysa

kulmiye1

 

Hargaysa(GNN)-waxaa rasmi ahaan uga furmaya goor dhow shirweynaha shantii sano mar la qabto ee xisbiga talada haya Somaliland ee kulmiye .

 

Shirkaasi wuxuu socon doonaa laba maalmood, waxaana lagu dooran doonaa hoggaanka sare ee xisbiga Kulmiye ee shanta sano ee soo socota oo kala ah ; Gudoomiyaha xisbiga , afar guddoomiye ku xigeen , iyo xoghaye guud,

 

Waxaa kaloo lagu dooran doonaa guddiga fulinta ee xisbiga, iyo gole dhexe oo dhan ku dhowaan 300 xubnood .

 

Gudoomiyaha xisbiga kulmiye Muuse Biixi Cabdi ayaa sheegay in guud ahaan ergooyinka shirweynaha ee wax dooranayaa oo dhan 1162 ergay ay haatan joogaan .

 

Waxaa kaloo jira ilaa 400 ergay oo goob jooge ah.

 

Waxay ka kala yimaadeen ergooyinku gobollada iyo degmooyinka Somaliland, haweenka, dhallinyarada, iyo qurbajoogta taageera xibigan Kulmiye .

 

Dib u dhaca shirarka Kulmiye

 

Shirweynahan xisbiga kulmiye dhowr jeer oo hore ayuu dib u dhacay khilaaf iyo loollan dhinaca awoodda ah oo xisbiga dhexdiisa ah.

 

Waxaa markii danbe soo farageliyay madaxweyne Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo oo u saaray guddi lagu magacaabay guddiga turxaan bixinta xisbiga kulmiye.

 

Gudigu waxay markii danbe go’aamiyeen in aan lagu tartamin jagooyinka hoggaanka sare ee xisbiga oo sidoodii hore loo daayo .

Share this post


Link to post
Share on other sites

the Kulmiyetocracy Zionist Criminal Regime is an illegal Political Association and this convention ''ceremony'' is an illegal gathering.

 

behind this veneer of xayeysis and isbunbuunis, the Kulmiyetocracy Zionist Criminal Regime has consistently betrayed the SL Constitution and has broken Somaliland Electoral Rules, time and again. we are aware of this and they will come to know.

 

the Kulmiyetocracy Zionist Criminal Regime is in breach of the SL Constitution and has broken the following electoral laws.

 

1. Article 9 (2) of Somaliland Constitution.

2. Article 4(3)(h) of the Somaliland Constitution

3. Article 3 of Consolidation of the Regulation of Political Parties Law (Law No. 14/2011)

 

because Kulmiye did not hold it's general meeting in the allocated time frame, and has breached the aforementioned laws, we can infer it's an illegal political association.

 

Article 3 of 2011 SL Regulation of Political Parties Laws states:

1. each association must hold its general meeting between 15 March 2012 to 15 April 2012 and

a) form its central committee, executive committee, leadership and structure of the association;

b) complete the rules of the association and its political programme;

c) forward to the (Registration) Committee visual and sound recording showing the main issues dealt with at the general meeting;

d) the general meeting must be attended by at least one member of the (Registration) Committee.

 

cala kuli xaal the Kulmiyetocracy Zionist Criminal Regime is two years too late. their general meeting should have been held in APRIL 2012 NOT in APRIL 2014. Ummada has been robbed. Gaboose was unfairly robbed of a position as a leader a legitimate political association. the people have been robbed. Silaanyo is a criminal thug. the Kulmiyetocracy Zionist Criminal Regime is a illegal political association and the people of Somaliland have had the wool pulled over their eyes, and not for the first time.

 

DOWN with the Kulmiyetocracy Zionist Criminal Regime!

Share this post


Link to post
Share on other sites

<cite>
said:</cite>

Alpha waxan maqlay shirka walaga xidhay and you could not get in LOL.

 

the traffic caused, and the bravado of the Kulmiyetocracy Zionist Criminal regime's zealots was visible to the eye. they caused a traffic gridlock. why?

 

i'm sick and tired of Silaanyo causing these inefficient gridlocks and security checkpoints everywhere he travels. why? whenever he leaves for another waxa isii mashruuc, he's always causing traffic and sixmeed. why is he disrupting hardworking SLanders going about their business? why?

 

please explain why the Kulmiyetocracy Zionist Criminal Regime is abusing the SL Constitution and electoral laws? why?

 

where is buurahadheer?

 

was he appointed as a cheerleader in the golaha dheexe of the regime? why lol?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Alpha was caught with wiretapping devices concealed under his shirt and his whereabouts unknown as he fled the scene and probably writing from a dingy room somewhere in the woods.

Share this post


Link to post
Share on other sites
galbeedi   

Buuraha waxaan u malaynayaa in uu u safray shirka xisbiga. Saaxiib Golaha dhexe miyaad gashAy?, ma jago suge ayaad tahay?, mise "you have been already appointed somewhere.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this