Sign in to follow this  
malistar2012

Ganacsatada Somalida Islii oo dirtay Dalab gil gilay madaxda Kenya ?

Recommended Posts

IMG_E5E3CF-CDC40D-AB4EE7-1F1654-395C80-9

 

 

 

Ganacsatada Soomaalida Islii oo baryihi danbe kujiray shirar xasaasi ah ayaa ugu dambeenti dalab dareen wata hor dhigtay Mas'uuliyiinta dalka Kenya gaar ahaan xildhibaanka Soomaalida ee laga soo doorto xaafada Islii mudane Yuusuf Xasan. Ganacsatada ayaa waxey xildhibaanka ka dalbadeen in Dowlada Kenya ugu gudbiyo codsi la xiriiro in lasiiyo mudo ee dalka kaga guuraan, ilaa mudadaasna la amaan geliyo inta ee iyaga iyo marastooda gabi ahaan isaga tagayaan Magaalada Nairobi.

 

Arinkaan ayaa noqday mdi siweyn ugil gilay dowlada Kenya iyadoo isla markiiba arinti uu ka carooday walaac xoogana uu ka muujiyay xildhibaan Yuusuf Xasan ayuu waxa uu xildhibaanka ka dalbaday ganacsatada inaan Dacwada heerkaas la gaarsiin, arintaana markale uu madaxweynaha kala hadli doono.

"Dalabkiina waa mid murugo leh mana ahan mid aan aqbali karno hadaa nahay madaxda Kenya hasa yeeshe madaxweynaha ayaa kala hadli doonaa”, ayuu yiri xildhibaanka oo dhanka kale xusay in madaxweynaha uu durba la hadlay marka uu safarki ka yimid eena isla garteen in howlgalka islii madax looga dhigo saraakiil Soomaali ah.

 

Lama oga sida ganacsatada Soomaalida lagu qancin karo hasa yeeshe tan iyo marki ee soo if baxday dalabka ganacstada ee dib uga guurida Islii ayaa waxa yaraaday amaba istaagay la dhihi karaa howlgalki kadhanka ahaa Soomaalida Islii ee wadeen ciidamada dalka Kenya.

Soomaalida kunool Islii ayaa ku kala qeybsantay dalabka ganacsatada iyadoo qaar badan oo kamid ah soomaalida arintaan u arkaan mid lagu dag dagay oo marnaba Soomalida usahlaneen ka guurida Nairobi hasa yeeshe inta badan Soomaalida kunool Xaafada Islii ayaa taageero la garab istaagay dalabka ganacsatada iyagoo tilmaamay iney tahay talaabada kaliya ee dowlada Kenya looga jawaabi karo howlgalkeeda.

 

Wixi kusoo kordha kala soco wararkeena danbe.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
galbeedi   

It is not silly . If I were Hassan Sheekh I will keep the pressure on the Somalis in Kenya. Some of the business people were acting =like Somalia will never come back. Even those who made the money from piracy have built skyscrapers in Nairobi. Why not invest inside Somalia.

 

Also the political class have settled. a year ago even "xildhibaanada" used to spend three weeks in Nairobi one week in Mogadishu. They are filling the hotels. all hot shot politicians have boat houses. Even Djiboutians are now buying homes, Siilaanyo family members are buying houses. Well this money should came back. If you keep playing with fire eventually you will catch the fire. Some of these businessmen were sympathetic with al-shabaab just few years ago before they switched allegiance. Stop the Meru khat and stop flying there for vacation or other visits. Let the Kikuyu manage their economy. Nairobi is not the center of Somali universe.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Ma hoteeladaa la guurinaa, mise saraha, mise guryaha? Wax caqli galaayo la rabaa. Intee loo guurinaa waaba haddii la guurin karee? Ma'ogi waxa loogu soo horjeedo in Nayroobi ganacsi lagu lahaado, Soomaaliyana lagu lahaado. Dukaamo badan alaabtooda Xamar u soo martaa, taas aan ogaa. Sidee Shiineeska adduunka daafadiisa 'Chinatown' ugu leeyihiin ayee Soomaalida Islii ugu lahaan kartaa. Kambaala wey ku leeyihiin ganacsi bilow ah, Koonfur Afrika wey ku leeyihiin mid biloow ah asagana. So is Koonfurta Suudaan.

 

Soomaalida Islii meelna uma socoto, dhaqaalo badan ayaa ku jiro meeshaas. Iskaga dhaqaaq caqli gal ma'aha, waana sidee cadowgooda kula tartamaayo ganacsiga rabaan, Hindida iyo Kuukuuyada.

Share this post


Link to post
Share on other sites
galbeedi   

Maybe I went too far, not everyone will be able leave. There will be always Somalis in east Africa for business and other purposes, but, you must have a base and a nation. If the Somali state is strong and stable, Somalis will be respected and their property safe guarded. common sense tells us that the total relocation of Somali business to Kenya was not sustainable.Hadii laguuuri karo ma ahan waa laguuri karaa. dalkii meelo badan ayaa nabad ah. I have seen Somalis who took their children from Canada and settled in Nairobi. or some who took their families there and came back to support them. Why not take them to Hargeisa.

 

There are many safe places in the country. over fifty Somalis are killed in South Africa, if safety is an issue why don't they move back home or safer places.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this