Sign in to follow this  
SomaliaRising

Puntland must answer the ugly invasion of SNM within 24hours

Recommended Posts

If it does not come with crushing answer the SNM thugs will laugh them out and never take Puntlanders serious.

Wallahi this dhaandhaansi hit new low. Next time they might come for Garoowe.

 

If only we hags were the neighbours of snm thugs, we would make them taste our wrath.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^^

 

If no one knew what trying to save face looked like the above statement picture perfect of it.

 

Somalilanders took on the entire somali state with soviet and American weapons and won.

 

If you bring all of d block somaliland would easily win.

 

Come and stop us if you can.

 

Tonight our soldiers sleep in taleex tomorrow garowe.

Share this post


Link to post
Share on other sites

<cite>
said:</cite>

^^^^

 

Hahahahahahahhahahaha......

 

You ain't hag and pirates talk that's their speciality like birds flying...

 

Hahahaha...

 

 

 

Hahahahahaha ciilsnm wallaahi billahi iam hag, your boss

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^ boss you say?

 

God is my boss and hags boss is captain Akuna matata of the Burundian defence forces.

 

I know you ain't hag who said anything about you being a God fearing man. Never believed a single word you uttered.

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Puntland laba dariiq unbaa u furan aragtidayda

Kow inaysan wax dagaal ah qaadin. garoowe hala qabsado hadii la doono waayo dagaal wiilbaa ku dhintee wiil kuma dhasho, ciidamadda qabsadayna waa isla reerkii meel fogna kama iman waa wiilashii reer puntland calanka snm iyo xoogaa lacaga unbay wataan.

 

Labo inay toos u abaaraan burco kuna doodaan inay xaq u leeyihiin inay wadanka soomaaliyeed ka difaacayaan midnimo diidka doonaya daciif nimada umadda soomaaliyeed,si xanuunka aan taleex kaliya loogu koobin ama hal qoys loona wada qaybsado.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
galbeedi   

I think a mistake made last time when Ina cali shire attacked taleex in order to stop the Khaatumo "shir". again he threatened a war. now, no war has taken place, it was an invitation from the locals.

 

Somaliland may even protect for Ali khaliif to hold his khaatumo shir. Puntland must avoid war on this.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Hawdian   

taleex

 

Afhayeenka Ciidanka Qaranka Somaliland Cismaan Cabdilaahi Siciid ayaa sheegay in cutub ka mid ah ciidanka qaranku uu gaadhay degmada Taleex ee gobolka Sool. Waxana uu tilmaamay in ay si weyn u soo dhaweeyeen dadweynaha ku dhaqan magaaladaasi.

 

Afhayeenka Ciidanka Qaranka Cismaan Cabdilaahi Siciid oo shalay u waramayay qaar ka mid ah warbaahinta ayaa waxa uu tilmaamay in aanay wax dagaal ahi ka dhicin qabsashada magaalada Taleex waxana uu xusay in ciidanka qaranku isku fidin doonaan xuduuda Somaliland.

Cismaan Cabdilaahi Siciid oo ka hadlayay qabsashada magaalada Taleex waxa uu yidhi “Taleex waa degmo ka tirsan gobolka Sool ee Jamhuuriyada Somaliland ciidanka Qaranku awalba wuu joogay gobolka Sool. Markaa cutub ka mida ciidanka qaranka ayaa Taleex gaadhay, waxaana hore u joogay ciidamo deegaanka ah oo ciidanka qaranka ka tirsan, markaa kormeer ayay ku tageen si nabadana way ku gaadheen.”

 

“Magaalada Taleex cadow lagu duulo ma joogo waa dhul Somaliland ah, cid haysatayna ma jirto. Ciidanka qaranka si caadiya ayuu u tagay waana lagu soo dhaweeyay. Haba yaraatee wax dagaala oo iska caabina oo ciidanku la kulmay ma jiro. Bishii horena degmooyin kale ayay tageen ciidanka qaranku laakiin Khaatumo ku maanaan ogayn Taleex oo ma joogaan haddii shir ka dhacayna dadka deegaanka way shiri karaan.”

Afhayeenku waxa uu tilmaamay in ciidanka qaranka ay gaadhi doonaan xuduudaha dalka oo dhan, “ciidanka qaranku xuduudaha Somaliland wuu tagayaa manuu qabsan Taleex waa ciidan magaaladiisii tagay, awalba gobolka Sool wuu ku sugnaa oo ciidan xoog badan ayaa jooga. Sidaa daraadeed degmooyinka xuduudaha waanu tagayaa.”

 

Afhayeenku waxa kale oo uu sheegay in ay dhirbaaxo ku dhufan doonaan cidii ku soo xad gudubta xuduuda Somaliland “diyaar baanu u nahay cid kasta oo ku soo gardaroota xuduuda Somaliland, cid kasta oo soo gasha difaaceedii waanu leenahay. Puntland waa gobol ka mida Soomaaliya xuduud baanu leenahay Soomaaliya. Xuduudka Somaliland waa mid caalamiya oo la yaqaano oo gumaystihii jeexay oo sida loo kala dagan yahay la yaqaano.” ayuu yidhi afhayeenka ciidanka qaranka Somaliland.”

 

Somaliland.Org/Taleex,Sool,JSL

Share this post


Link to post
Share on other sites
Samafal   

Puntland have answered this Silaanyo provocation and sent troops there this morning.

 

Latest is that SNM & theeir bribed miltias have vacated Taleex as Puntland troops approached.

Share this post


Link to post
Share on other sites

The pirates haven't answered anything other than doing their usual argagax lolz

 

The SL troops are In Taleex the town surrounded from all corners the Former Khatumo Mayor is most likely to be named governor for Taleex By Hargeisa in the next coming days.

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Puntland dagaal inay taleex ku qaado uma wanaagsana waayo labada dhaawacmama ayadaa daawadii laga rabaa kuwa dhintana sidoo kale waa cinqilaab aan dhiig ku daadan taleex arinteedu

 

snm waa tools ama kiyaawe sida loogusoo dhiibay oo kale bay usii dhiibaysaa, cidi ka dhaawacmi mayso, sida cad'na aqoonsigii wuxuu kusoo af jarmay taleex iyo widhwidh.

 

 

Reer bariga waxaan weydiin lahaa see u baran waayeen sida laysugu aadiyo bad furanka iyo xiliga kaluunku qalalo oo dhoofinta diyaarka u yahay?

Xiin iyo Dr.faroole xagee aadeen?

 

 

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this