Sign in to follow this  
Mooge

So Dr. Macow is from Jigjiga clan?

Recommended Posts

Mooge   

loool. now that makes sense. whatever his clan is, it is shameful that somaliland has been reduced to such a horror house. nobody will ever feel safe to invest there. one time they destroyed Universal TV property, now they closed down and rob Macow's clinic. there is a lot of corruption. like i said before other corrupt individuals felt threatened that this guy will take away business and they had to close him down. same story with universal tv.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

 

Tell both sides view point not warqad tV laga soo taago wax ku qorana aanad ogayn.

 

Wasiirka oo Hortagay Gudi hoosadka Baarlamanka

 

Wasiirka caafimaadka oo uug horayn ka hadlay waxyaalaha lagaga wada hadlay kulankan ayaa sheegay in uu guddida Joogtada ah xog buuxda ka siiyay waxyaabaha u qabsoomay Wasaaradiisa intii uu xilka

 

Sidoo kale waxa uu xusay in guddida joogtada ah ee Golaha wakiiladu ay su’aalo ka waydiiyeen sababta Dr. Macoow looga celiyay dalka somaliland. waxaana uu yidhi "</span><span style=”font-size: 20px;”>Sidaad ogtihii waxa ii yeedhay guddida joogtada ah ee Anshaxa golaha wakiilad Somaliland muhiimada iyo ujeeda ay iigu yedheen waxa weeyaan inaan uga xog waramo wasaarada caafimaadka mudadii aan joogay ee aan masuuliyadeeda hayey Dr Macaw anigu warqada uu wadanka kaga hawl galo kagana shaqeeyo maan siin waxaan qoray waraaq aan kaga codsanayo cid ay qusaysaba in loo fududeeyo dhakh tarkaasi imaatinkisa yoolka wasaaraduna maaha in dhakhaatiita ka imanaysa dibada ay siiso ruqsada ay ku jogaan dalka waxaana ruqsada siin karta guddida mih-nadlayaasha caafimaadka somaliland oo Digrayto Madaxwayne ku Magacaaban maan dhaydkeeduna yahay dhakhatiirta dalka kasoo gasha dibada.

Waxa kale oo uu sheegay wasiirka caafimaadka somaliland Saleebaan Ciise Axmed Xaglo Toosiyey in haay’adda mih-nadlayaasha caafimaadka somaliland ay leedahay awood in ay dhakhatiirta dalka kasoo gala dibada marka ay baadho maan-dhaydka uu dalka ku yimid ay aan ka gaadhi karaan waxaana uu yidhi.

Cidii wadanka soo galaysa ee doonaysa in ay caafimaad ku hawl gasho am kaga hawl gasho wadanka somaliland waa in ay ogolaasho ka haystaan guddida mihnadlayaasha marka baadho cid usoo gudbisay ogolaan shahooda haday aragto am usoo baxdo cid inaanu xirfadahaas ee uu dalka ka wado u qalmin am shuruudihii ay wadeen aanu buuxin iyaga ayaa awood buuxa u haysta in ay u diidaan.

Waxa uu intaasi raaciyey wasiir saleebaan Axmed Ciise Xaglo Toosiyey inaan waxba ka jirin in ay wasiirada caafimaadka somaliland diiday inuu Digtoor Macaw Dalka Ka Shaqeeyo Waxaana uu yidhi

;Waxba Kama jiraan warka sheegaya in ay wasiir ku xigeenka wasaarada caafimaadka somalila diiday inuu Digtoor Macaw Dalka Baadhitaan Caafimaad Ka Bilaabo waxaan anigu ogolaaday oo wasiirada caafimaadu diiday ma jiraan waana ku tiri ku teen wasaarada caafimaadkana aniga ayaa wasiir ka ah maan-dhaydka madaxwaynaha somaliland igu magacaabayna anaa iska leh Waxaan Anagu ogolaaday wasiir ku xigeen Madiidi karo waa sheekooyin ay meelahaas laga sameeyey.

l laga waydiiyey wasiirka Caafimaadka somaliland inuu isagu ku saxeexnaa waraaqda lasiiyey Digtoor Macaw iyo halkii uu Digtoorku kaga hawl gali lahaa ayaa waxa uu ku jawaabay.&lt

Waraaqda waxaas aad sheegaysaan kuma qorna waxaana jecelay inaad Waraaqda Akhridaan waxaana ku qoron dhakhtarkaas oo waliba waxa uu ku takhakhusay been la iiga sheegay oo la igu yidhi waa dhakhtar dumar oo imanaya dalka ayaa kaa doonaynaa inaad wasiir noo fudaydisid inuu soo galo somaliland.

Dhinac guddoomiye ku xigeenka guddida joogta iyo anshaxa ee golaha wakiilada somaliland Axmed Ducaale oo isna halkaasi ka hadlay ayaa faah-faahin ka bixiyey waxyaabahii way wasiirka ka wada hadleen waxaana uu yidhi

waxaanu ugu yeedh-nay wasiirka caafimaadka somaliland inuu xogwaran nagasiiyo caafimaadka guud ee dalka somaliland isga oo intaas noo raaciyey in ay jiraan dhibaatooyin badan oo haysta caafimaadka somaliland iyo siduu uga gashaanto marka lasoo gud-bonadaan arimahaasi oo kalaa,qorshayaasha caafimaad ee wasaarada caafimaadka ayaa uu nooga waramay warbixintaas uu nasiiyey wasiirkuna aad ayaanu ugu qanacnay.

 

logo.gif

 

http://www.nhpcsomaliland.org/#

Share this post


Link to post
Share on other sites

Zack,

No. Of course you can't from your keyboard. If Jigjiga does that they will be the losers. Just like the people of Hargaysa lost a highly qualified Somali doctor due to corrupt Somaliand govt officials.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Khadafi   

<cite>
said:</cite>

Tell both sides view point not warqad tV laga soo taago wax ku qorana aanad ogayn.

 

 

 

What's pathetic and a real tragedy is that a somali doctor is denied the ability to treat other somalis while somalis, weather they are in the north/south are deseparate need educated physicians. Another twist to the story is how we add old clan rivalries with false news.

 

Dr Cali Macow identity is known and he hails certaintly not from the O-community. Xaaji said it and he is correct, he is from a lesser known clan within the "Banadiiri" clan-family (note the native "banadiris".

 

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mooge   

few website said Macow is from Jigjiga big clan.

 

it doesn't matter what he clan he is, but what is shameful is how the corrupt fake hospital owners in hargeisa control siilaanyo and tell him to close down competition. there is a reason why somaliland did not make any progress in 20 years even though they had more peace than southern somalis.

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mooge   

Dr Cali Macoow Awees oo maalmahan si aad u fool-xun oo Musliminadda ka baxsan iyo Soomaalinimadda lagula dhaqmay magaaladda Hargeysa ayaa maanta dib loogu celiyay qalabkii ay ka dhaceen Ciidankii Booliiska ee Faadumo Jirde Xuseen iyo Korneyl Ina-Cambaro ay ku dalbadeen Dhaqtarka oo Hargeysa u yimid inuu daweeyo 800-Ruux oo 100 ka mid ah uu lacag la'aan ku daweyn-lahaa.

 

Dr Cali Macoow ayaa casumaad ka helay Madaxweynaha Soomaalidda-Itoobiya Cabdi-Ileey oo ku casumay inuu Magaaladda Jig-Jiga soo gaaro si uu ugu nasto,maadaama maalmahan Dhakhtarka oo marti u ahaa Somaliland ay si aad u fool xun ula dhaqmeen.

 

Maamulka Somaliland ayaa hadda ku soo baraarugay in Dr Cali Macoow Awees oo ay u heysteen Beesha Bandhawoow ee Banaadiriga ee Muqdisho iska leh inuu ka soo jeedo,balse waxay hadda ogaadeen inuu dhalay Xaajigii Muqdisho iyo Marka caanka ahaa ee la oran-jiray Xaaji Macoow Canjeero Xaajadda waa xumaatay, waxaana Dr Macoow uu qabiil-ahaan u dhashay Beesha Jigjiga,waxaana adeer u ah halyeeygii Soomaaliyeed ee Sayid Maxamed Cabdulle Xasan.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

Beesha Jigjiga? The bigfoot community are not even from Jigjiga Lol, it originally

belongs to their cousins J Waaq people.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Guddida Mihnadlayaasha Caafimadka oo ku dhawaaqay in aanu dalka ka shaqeysan karin Qof aan Rusqad caafimaad haysan

Published by Maxamuud Jama on April 2, 2014 | Comments Off

 

 

mixnad“Wixii ka danbeeya bisha Juun Dalka kama shaqaysan karo qof aan Ruqsad ka haysan Guddida Xirfadlayaasha Caafimaadka”Luul Jirde

 

Hargeysa(Waaheen) Guddida heer Qaran ee Mihnadaha Caafimadka Somaliland ayaa ku dhawaaqay in laga bilaabo Bisha Lixaad aanay Somaliland ka shaqeyn doonin Cid aan Rusqad ka haysan Gudida Mihnadlayaasha Caafimaadka, iyaga oo ugu baaqay dadka ka shaqeeya Caafimaadka ee aan qaadan Rusqad in ay dhakhso isku soo diiwaangaliyaan cidii aan Rusqad haysana ay talaabo ka qaadi doonaan, waxa kale oo ay sheegeen in Shuruudo la marin doono sida in la eego shahaadooyinkooda.

 

 

 

Waxa kale oo ay ka hadleen Arrin muran uu ka taagnaa Baryahan oo ku saabsan Dhakhtar ka yimid Dibada oo doonayey in uu hawlo caafimad ka fulliyo Somaliland oo ay gudidu joojisay iyaga oo ku eedeeyey in aanu wax ogolaansho ah ka qaadan Guddidooda.

 

 

 

Sidaasi waxay ku sheegeen Shirjaraa’id oo ay ku qabteen Xarunta Guud ee Guddida Mihnadlayaasha Caafimadka ee magaalada hargeysa, kulankaasi ayaa waxa Goob joog ka ahaa Masuuliyiinta Guddidaasi iyo wasiir ku-xigeenka Amniga ee wasaaradda Arrimaha gudaha Cabdilaahi Abokor.

 

 

 

Agaasimaha Fullinta Komishanka Mihnadlayaasha Caafimadka Luul Jirde Xuseen ayaa ugu baaqday Dadka ku shaqeysta mihnadaha caafimadka in ay Rusqad ka qaataan Xaruntooda, cidii qaadan waydana ay talaabo adag ka qaadi doonaan, waxa kale oo ay ka hadashay waxyaabihii u qabsoomay. “Hawlaha Guddidu waxay si rasmi ah u bilaabmantay 2011-kii markaasaana la sameeyey guddi hoosaadyada iyo xaafiiskaba oo shaqaalaha la qalabeeyey, Guddidu waxay hawsheedu tahay diiwaangalinta, rusqad-siinta iyo Anshax marinta wax allaale wixii ku shaqeysta Mihnada caafimadka, Guddida waxa u suuro gashay in aanu tagno illaa Afar gobol oo aanu diiwaangalin ku sameynay dadka caafimadka ka shaqeeya, goboladaasi oo kala ah Sanaag, Tog-dheer, Sool, Saaxil, Guddidan waxa uu sharcigu awood u siinayaa xeer 19/2001 in gudidani ay Diiwaangalin karto oo waliba anshax marin karto Goobaha laga bixiyo caafimadka, iyo iskuulada lagu dhigo caafimaadka, waxaanu sameynay wacyi-galin balaadhan oo aanu shacabka Somaliland ku tusaynay awooda uu leeyahay Komishankani iyo wuxuu u qaban karo, Bisha Juun waxa naga go’an in qof walba oo mihnad caafimaad ku shaqeysta in ay halkan iska diwaangaliyaan, si loo eego shahaadooyinka ay sitaan si Rusqad loo siiyo, Bisha Lixaad marka la gaadho Somaliland kama shaqeysan karo qof aan sidan Ruqsada Gudidan.”Ayey tidhi Luul.

 

 

 

Dr. Diiriye Ismaciil Ereg oo ka mid aha Aasaasayaashii Guddidaasi ayaa sheegay in aanay dib ugu dul qaadanayn dad isku sheega dhakhaatiir oo inta ay dalka soo galaan waxay doonaan ka sameeyaan hadana iska noqda, oo aad ogtihiin wixii dhawaanahan warbaahintu qoreysay ee ahaa in dhakhaatiir ajnabi ahi dhib ay geysteen, taasina dib u dhici mayso.”Ayuu yidhi.

 

 

 

Foosiya Maxamed Ismaciil oo ku jirta BOD Guddida Mihnadlayaasha caafimadka oo iyaduna halkaasi ka hadashay ayaa sheegtay in ujeedada ugu waaweyn ee ay dalka ugu xil saaran yihiin ay tahay sidii bulshada reer somaliland ugu laalin lahayeen caafimaadkooda oo uu noqdo mid tayo leh.

 

 

 

Waxa kale oo iyaguna ka hadlay Goobtaasi saraakiil sarsare oo ka tirsan Gudidaasi iyaga oo iska daba maray hawlaha qaranka ay u hayaan.

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

DR,macow waxaa laga yaabaa inuu daawaaday sawiro hargeysa lagasoo qaaday maskaxdiisana uu ka sawirtay khiyaal magaaladaas soomaaliyeed ee quruxda badan nabad gelyaduna ka jirto dhaqaale ka samee ayagana u faa’iidee faynuus aan gaas ku jirin yuu shiday sida muuqata.

 

Sida lawada og yahay magaalo waxaa lagu yaqaan in dadku aysan isku mustawe ama sinaan Karin ayagoo xag ilaahay ka siman xagga dhaqaalaha, aqoonta, dhaqanka, xirfadda, iwm

 

 

Waa sharcigga sinaanta kaliya si loo helo cadaalad isku haysa, wada noolaashahooda uunkaas kala duwan, markaa ka dib qofba meelbuu nolosha ka galaa,sow maadan maqal odhaahd caankaa waa magaalo meeshu,hadiise aad u dawladayso adigoon aqoon u lahayn dawlad nimada iyo macnaheeda mushkiladeeday leedahay

Amaba aad visa weydiiso adigoo weli ku dhoofaya baasaboorkii somaalida ood xaqa u lahayd waa burcadnimo qaawan ama waxa afka qalaad loo yaqaan( horn less goat.)

 

 

Waxaa laga yaabaa in dad u baahnaa in jarmalka lagusoo daweeyo hantina Ilaahay u dhiibay visa waayay uu dr,macow qalab iyo aqoonba u keenay ayagoo gurigooda jooga, afartan dollar waa lacag yar qofkii haysta qaabilaadda hore kaliya ayadoo lagaa dhimayo qaabilaada labaad ama marka danbe uu soo noqdo qofka bukaanka ah( good offer )

 

Suuqyadu waa la mid waxaa laga yaabaa in dadka qaarkood aadaan suuqyada ugu qaalisan kuwaasoo ku yaala meelo gaara ama carabtu ugu yeerto” raaqi- vip mall” kana iibsado shaati ama dirac qaali ah ilaa dhawr kun oo dollar,waa mustawihiisa la yaab ma leh waa magaalo meeshu

 

Dukaankaas wuxuu bixiyaa ijaar aad u badan kuna jaan go’an meel lagu iibin karo” mark branded iyo shaqaalo lacag fiican qaata oo faraxsan had iyo jeer, nin iyo tabartiis ama shinbarba shibirkiisuu la duulaa waa magaalo meeshu

Kaan gadan Karin ama faqiirkaa maahan inuu yidhaahdo tola’yeey,waa inuu samir yeeshaa mid jaban huudhayda u doontaa,kan xanuunsan waa la mid isbitaalo raqiisa jira, waa magaalo meeshu

 

 

Reer guuraaga ama reer miyigu markay doonayaan inay meel u guuraan waxay diraan sahan soo eega tigaadda ama meesha roobku ka da’ay, markay meel barwaaqo ah tagaan ma fiiriyaan quruxda dhirta ubaxa iyo caleenta waxay fiiriyaan ciidda ama carada meeshu dhulsan ma tahay kaneeco iyo dulin jirac,takar iwm ma leedahay mise maya

Dr,ka sahankaa ka xumaaday. Maa caleesh try muqdisho

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Tribal is the only way Somalis can analyse any case to make judgment.

 

Dr Moa Supporters do you know that he is under special review in uk GMC

 

 

Doctor Details

Results of search on: 04 Apr 2014 at 01:54:44. The details shown are valid at the date and time of the search only.

GMC Reference Number

6164883

Given Names

Ali

Surname

Mao-Aweys

Gender

Man

Status

Registered with a licence to practise; this doctor is on the GP Register

This doctor has conditions

More Details

Primary Medical Qualification

State Exam Med 1987 Johannes Gutenberg Universität Mainz

Full Registration Date

04 Sep 2007

Specialist Register entry date

This doctor is not on the Specialist Register

GP Register entry date

From 04 Sep 2007

Information for Employers

View information for Employers

 

 

GMC Reference Number

6164883

Given Names

Ali

Surname

Mao-Aweys

Gender

Man

Primary Medical Qualification

State Exam Med 1987 Johannes Gutenberg Universität Mainz

Status

Registered with a licence to practise; this doctor is on the GP Register

This doctor has conditions

 

Conditions on the doctor's registration

From To Condition

10 Nov 2013 09 Aug 2014

1. He must notify the GMC promptly of any professional appointment he accepts for which registration with the GMC is required and provide the contact details of his employer and the NHS England Area Team on whose Medical Performers List he is included, or the local Health Board/Health & Social Care Board if employed in Scotland, Wales or Northern Ireland

Details

2. He must allow the GMC to exchange information with any employer or any contracting body for which he provides medical services.

3. He must inform the GMC of any formal disciplinary proceedings taken against him, from the date of this determination.

4. He must inform the GMC if he applies for medical employment outside the UK.

5.a. Except in life threatening emergencies, he must not undertake any consultations with, or any examination of, a female patient under the age of 16. b. He must maintain a log detailing every case where he has undertaken a consultation and/or examination of a female patient under the age of 16 in a life threatening emergency. c. He must provide a copy of these logs to the GMC prior to any review hearing of this Panel or, alternatively, confirm that there have been no such cases during that period.

6. He must inform the following parties that his registration is subject to the conditions, listed at 1 to 5, above: a. Any organisation or person employing or contracting with him to undertake medical work; b. Any locum agency or out-of-hours service he is registered with or applies to be registered with (at the time of application); c. In the case of locum appointments, his immediate line manager at his place of work (at least 24 hours before starting work); d. Any prospective employer or contracting body (at the time of application); e. The NHS England Area Team in whose Medical Performers List he is included, or seeking inclusion (at the time of application), or the local Health Board/Health & Social Care Board if employed in Scotland, Wales or Northern Ireland.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Dr Moa is also on IOP list:

 

The Interim Orders Panel (IOP) considered the cases set out below at its

meeting on 24 January 2014

 

This information is correct at the above date. All interim orders are subject to

regular review and may be varied or revoked by the IOP, or extended by the

appropriate court. Please check the List of Registered Medical Practitioners on

the GMC website for the doctor’s current registered status and to view specific

details of any public conditions imposed by clicking on the following link:

 

http://www.mpts-uk.org/static/documents/content/24_January_2014.pdf

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this