Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

Doctor Macow from Somalia arrested in Somaliland

Recommended Posts

gooni   

Amxaar aysan af garanayn way ka ogol yihiin inuu tababar ku qaato dadkooda xanuunsan oo afka kala qaad yidhaahdo dr,somaaliyana waxay ugu yeerayaan koonfuriyaan aan fiise wadan waa casaabad siloon.

Share this post


Link to post
Share on other sites

<cite>
said:</cite>

Amxaar aysan af garanayn way ka ogol yihiin inuu tababar ku qaato dadkooda xanuunsan oo afka kala qaad yidhaahdo dr,somaaliyana waxay ugu yeerayaan koonfuriyaan aan fiise wadan waa casaabad siloon.

 

 

Amxaarku manu ahayn ka idinka waardiyeya Amiir Godane

Share this post


Link to post
Share on other sites

logo.gif

 

http://www.nhpcsomaliland.org/#

 

The Somaliland National Health Professions Commission is a statutory body enacted by the Health Regulatory Act 19/2001 which was passed by the parliament in 1999.

 

The commission’s mandate is to protect the public by ensuring the quality of health care provided by Health Professionals and Health Care Facilities as well as assessing and monitoring that Health Training Institutions are adhering to the standards set for health training and education.

 

Core Functions of the Somaliland NHPC as Mandated by the Act 19/2001:

 

Register and Licence health practitioners, provide guidance and directions while monitoring their professional conduct and Continues Educational Development.

Register and licence all health care facilities (both public and private) and evaluate them periodically to assure the fulfilment of health regulatory standards.

Accredit and provide a national recognition for approved health training programs for health training Institutions.

Investigate complaints, malpractice and misconducts of health professionals and health care facilities and take disciplinary actions.

Provide the names of registered and licensed health professions and health care facilities to the public.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Dr Macow Supporters read this and be honest yourself.

 

;Wasiirka caafimaadka oo uug horayn ka hadlay waxyaalaha lagaga wada hadlay kulankan ayaa sheegay in uu guddida Joogtada ah xog buuxda ka siiyay waxyaabaha u qabsoomay Wasaaradiisa intii uu xilka

 

Sidoo kale waxa uu xusay in guddida joogtada ah ee Golaha wakiiladu ay su’aalo ka waydiiyeen sababta Dr. Macoow looga celiyay dalka somaliland. waxaana uu yidhi "</span><span style="font-size: 20px;">Sidaad ogtihii waxa ii yeedhay guddida joogtada ah ee Anshaxa golaha wakiilad Somaliland muhiimada iyo ujeeda ay iigu yedheen waxa weeyaan inaan uga xog waramo wasaarada caafimaadka mudadii aan joogay ee aan masuuliyadeeda hayey Dr Macaw anigu warqada uu wadanka kaga hawl galo kagana shaqeeyo maan siin waxaan qoray waraaq aan kaga codsanayo cid ay qusaysaba in loo fududeeyo dhakh tarkaasi imaatinkisa yoolka wasaaraduna maaha in dhakhaatiita ka imanaysa dibada ay siiso ruqsada  ay ku jogaan dalka waxaana ruqsada siin karta guddida mih-nadlayaasha caafimaadka somaliland oo Digrayto Madaxwayne ku Magacaaban maan dhaydkeeduna yahay dhakhatiirta dalka kasoo gasha dibada.

Waxa kale oo uu sheegay wasiirka caafimaadka somaliland Saleebaan Ciise Axmed Xaglo Toosiyey in haay'adda mih-nadlayaasha caafimaadka somaliland ay leedahay awood in ay dhakhatiirta dalka kasoo gala dibada marka ay baadho maan-dhaydka uu dalka ku yimid ay aan ka gaadhi karaan waxaana uu yidhi.

Cidii wadanka soo galaysa ee doonaysa in ay caafimaad ku hawl gasho am kaga hawl gasho wadanka somaliland waa in ay ogolaasho ka haystaan guddida mihnadlayaasha marka baadho cid usoo gudbisay ogolaan shahooda haday aragto am usoo baxdo cid inaanu xirfadahaas ee uu dalka ka wado u qalmin am shuruudihii ay wadeen aanu buuxin iyaga ayaa awood buuxa u haysta in ay u diidaan.

Waxa uu intaasi raaciyey wasiir saleebaan Axmed Ciise Xaglo Toosiyey inaan waxba ka jirin in ay wasiirada caafimaadka somaliland diiday inuu Digtoor Macaw Dalka Ka Shaqeeyo Waxaana uu yidhi

;Waxba Kama jiraan warka sheegaya in ay wasiir ku xigeenka wasaarada caafimaadka somalila diiday inuu Digtoor Macaw Dalka Baadhitaan Caafimaad Ka Bilaabo waxaan anigu ogolaaday oo wasiirada caafimaadu diiday ma jiraan waana ku tiri ku teen wasaarada caafimaadkana aniga ayaa wasiir ka ah maan-dhaydka madaxwaynaha somaliland igu magacaabayna anaa iska leh Waxaan Anagu ogolaaday wasiir ku xigeen Madiidi karo waa sheekooyin ay meelahaas laga sameeyey.

l laga waydiiyey wasiirka Caafimaadka somaliland inuu isagu ku saxeexnaa waraaqda lasiiyey Digtoor Macaw iyo halkii uu Digtoorku kaga hawl gali lahaa ayaa waxa uu ku jawaabay.&lt

Waraaqda waxaas aad sheegaysaan kuma qorna waxaana jecelay inaad Waraaqda Akhridaan waxaana ku qoron dhakhtarkaas oo waliba waxa uu ku takhakhusay been la iiga sheegay oo la igu yidhi waa dhakhtar dumar oo imanaya dalka ayaa kaa doonaynaa inaad wasiir noo fudaydisid inuu soo galo somaliland.

Dhinac guddoomiye ku xigeenka guddida joogta iyo anshaxa ee golaha wakiilada somaliland Axmed Ducaale oo isna halkaasi ka hadlay ayaa faah-faahin ka bixiyey waxyaabahii way wasiirka ka wada hadleen waxaana uu yidhi

waxaanu ugu yeedh-nay wasiirka caafimaadka somaliland inuu xogwaran nagasiiyo caafimaadka guud ee dalka somaliland isga oo intaas noo raaciyey in ay jiraan dhibaatooyin badan oo haysta caafimaadka somaliland iyo siduu uga gashaanto marka lasoo gud-bonadaan arimahaasi oo kalaa,qorshayaasha caafimaad ee wasaarada caafimaadka ayaa uu nooga waramay warbixintaas uu nasiiyey wasiirkuna aad ayaanu ugu qanacnay.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

<cite>
said:</cite>

Though, Hawdian if this is indeed the case, is this not telling of the status of healthcare in Somaliland? .

 

This is not telling healthcare in SL. It tells effect advertising on public health, that is why advertising is prohibit in medical ethic. thousands somali women from western countries visit him in Germany, is this telling the status of healthcare in western countries or Somali mentality about health care?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this