Sign in to follow this  
CidanSultan

Somaliland's Eastern Erigavo Road Will Finish 12 km from Bosaso

Recommended Posts

Hargeysa (Somaliland.Org)- Wasiir Ku xigeenkii hore ee wasaaradda caafimaadka Dr. Axmed Xasan Goolle, ayaa sheegay in Madaxweyne Axmed Siilaanyo uu mutaystay bilad geesi ka dib markii uu gaadhay xadka Somaliland ee dhinaca Sanaag barri oo sida uu tilmaamay 12 km u jirsaday magaaladda Boosaaso.

 

Dr. Goolle waxa uu sidaasi ku sheegay qoraal kooban oo uu ku bogaadiyay madaxweynaha oo uu nasoo gaadhsiiyay, waxaanu xusay in madaxweynuhu uu indhihiisa ku soo arkay xog badan oo aanu hore u haynin, waxaanu ku dooday in mucaaridku ay candhuuftooda dib u liqeen markii ay arkeen socdaalka dheer ee Madaxweynuhu ku soo gaalaa-bixiyay goboladda dalka, waxaanu qoraalkiisu u dhignaa sidan:-

 

“Horta waxaad moodaa in xildhibaan Indho-indho uu maqaalkii uu qoray shaley aad moodaa uu uurkayga kala baxay.

 

1.Mudane madaxwayne waxaad jabisay rikoodhkii u yaaley madaxwaynayaashii kaa horeeyey

2.Mudane madaxwayne waxaad beenisay wixii ay Mucaaridka qaarkood ku hadli jireen iyo dacaayadihii laf-jabka ahaa ee ay faafin jireen.

 

3- Madaxwayne waxaad beenisay oo kale wixii mucaaridku dadka u sheegi jireen ee ahayd madaxwaynuhu dalka ma xukumo ee waxaa xukuma cid kale.

 

4.waxaad kale oo aad ka dhigtay waxayaalihii uu mucaaridku ku ololayn jirey oo dhan biyo col dhaanshay mar haddii aad soo martay LAWYO CADO ilaa QAW oo boosaaso u jirta 6km oo xadka Somaliland yahay laas-qorayna u jirta 5km xaga barri oo aad ka arkayso inaad Boosaaso u jirsatay 12KM oo kaliya.

 

Madaxwayne socdaalkaagani wuxuu ahaa mid taariikhi ah waxaad ka soo bogatey noloshii arrimaha bulshada ee dadweynaha reer Somaliland ee jooga barri illaa galbeed si aan lagaaga sheekayn waxa dadku qabo. waxaad dhigtay rikoodh cusub oo Wasiirrada iyo xilibaanada beelahaa u dhashey aanay gaadhin iyagoo ka soo noqon jiray tuulada Hadaaftimo.

 

ma garanaayo xataa Xildhibaan u dhashay deegaamadda Barriga Sanaag oo gaadhay halka aad gaadhay, waxaan is leeyahay madaxweynuhu wuxuu helay xog badan oo ka dahsoonayd markii hore.

 

Madaxwayne waxaa waajibay in laguu kordhiyo 5 sano oo dambe cid kugu haysataana ma jirto mucaaridkiina markaad halkaa gaadhay ayuu candhuuftiisii dib u liqay. waxaan shacbiga reer Somaliland leeyahay madaxwayne Siilaanyo waa in la gudoonsiiyo bilad Geesi, markuu ku soo laabto caasimada taas oo ay kuu dheer tahay in aad 5 sano oo dambe xafiiskana laguu jidiidiyo.”

 

Somaliland.Org/Hargeysa

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

2 million dollars in trucks and heavy equipment is in erigavo tonight. A lot of of the money is ready for half the road te other half will be built.

 

If you don't have eyes then pray to God to give you some eyes.

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

Rusty used trucks brought from Hargeisa is not newsworthy. Like I said

development first, brag later. All this business of laying stones

everywhere and not completing earlier projects is a joke.

Share this post


Link to post
Share on other sites

<cite>
said:</cite>

Rusty used trucks brought from Hargeisa is not newsworthy. Like I said

development first, brag later. All this business of laying stones

everywhere and not completing earlier projects is a joke.

 

stop these vicious insults, please. the vehicles and equipment are brand new walahi. i saw them.

 

abti,

 

stop hating and stop spreading fitnah in the form of misinformation.

 

are you a Somalilander or what? what's your problem? this mashruuc is post-tribal now. wa muqaadis.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

Alpha we are just tired of false promises just for the sake of political

campaigning.

 

 

Have you heard of this new joke in Somaliland towns.

 

Lughaya hal dhagax saylac hal dhagax laasqoray hal dhagax ceerigaabo hal dhagax oo wayn burco dhwr dhagax ayuuu madaxwenuhu soo dhigay qofkii baloodh dhagax loo dhigow dhakhso ula xidhiidh xirsi ama caddaani.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Salax is west burco the portion always thinking about anti east burco stuff. Walahi if the president was from west burco he would be supportive.

 

Salax if west burco are unable to unite politically with south Hargaisa Saxib East burco Daba fariso.

 

The president is the president of all and the erigavo road will benefit your community the must stop being a soar loser.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

What has the fact Siilaanyo failed got to do with communities? Don't get your

knickers in a twist cause the truth has been pointed out. Building long

roads or ports is simply out of his capacity. Thus him running around

like a headless chicken in his last year of office putting a stones everywhere

is simply a political campaigning and any sane person can see it.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Saxib we both know your objective is anti east burco stuff. Like I said you failed to unite and create a political strategy and partners.

 

Support Wadani but don't critise our president because of your cheap propaganda which only has one objective division.

 

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

Don't critize him? Do you think this is North Korea? I think you're on

the wrong forum dude. His flaws will be pointed out when neccesary.

Share this post


Link to post
Share on other sites
STOIC   

Nice Video there.Can't wait for May 18th this year in Washington DC/Virginia..You know Somalilanders are concentrated in this area.We got Stronger number here.We are gonna make it big! Hope Rashid Garuf will be ready!

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Cadami boorso madow waa loo soo dhiibi karaa laakiin ma qabo inuu awood u leeyahay inuu snm laasqoray ku hayn karo markii hoos laysu waraysto

 

Puntland waa maamulka ugu fiican geeska afrika shacabkeedana ma caburuso meeshay doonaana way ku biiri karaan saxaafadeeduna way madax banaan tahay waa maraykan yar,ilaahay ha iska daayo siilaanyo haduu bosaaso yimaado cidina dadka kama taqaan,waana xor maraduu doono kor ha u taago.

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this