Sign in to follow this  
malistar2012

Ciidamada dowladda la wareegay degmada Buulo Burde aheyd saldhigii ugu weynaa

Recommended Posts

613.jpg

 

 

 

Ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM oo wada jir ah ayaa gelinkii dambe ee maanta la wareegay degmada Buulo Burde oo aheyd saldhigii ugu weynaa Al-Shabaab ku laheyd bartamaha Soomaaliya.

Sida ay sheegayaan wararka ciidamada huwanta oo labo jiho ugu soo ruuqaansaday degmada ayaa iska hor imaad xoogan kala kulmay Xoogaga Al-Shabaab, waxaana iska hor imaadka uu ka dhacay dhinaca galbeed ee magaalda.

 

Wararka ayaa sheegaya in Al-Shabaab xalay ilaa saakay ka baxayeen degmada Buulo Burde, waxaana sidoo kale ka barakacay shacabkii ku dhaqnaa degmada oo u qaxay deegaanada miyiga.

 

Ciidamada Itoobiya iyo kuwa Jabuuti oo labo jiho ku soo kala baxay ayaa ugu dambeyn u suura gashay inay qabsadaan degmada Buulo Burde oo noqoneysa degmadii u horeysay ee Gobolka Hiiraan laga saaro, iyadoo gelinkii hore ee maanta ay qabsadeen deegaanka Buq-aqable.

 

Ilaa iyo hada lama oga qasaaraha ka dhashay dagaalada ka dhacay inta u dhaxeysa Beledweyn iyo Buulo Burde oo ay ciidamada huwanta la kulmeen intii ay ku soo wajahnaayeen degmada Buulo Burde,

 

Degmada Buulo Burde ayaa ah degmo muhiim ah oo istiraatiiji ah, waxaana ay isku xirtaa Gobolada dhexe, waxaa ka baxda wado muhiim ah oo aada dhinaca Ceelbuur oo ka tirsan Gobolka Galgaduud, halkaasoo iyana ka mid ah meelaha Shabaabka ku xoogan yihiin.

Share this post


Link to post
Share on other sites

IMG_02421.jpg

 

 

Somali Gov are winning the war against Alshabab Terrorist in a fast paced -

 

The Thousand newly trained Somali Arm Force with help of Amsiom troops are chasing out alshabaab from every district they control .

 

 

Congrats to the Somali Arm Force for defeating the Terrorist in all these Provinces -

Hiiraan - Gedo -- Shabelle Dhex Shabelle Hoose - Bay n Bakool - Galguduud

 

jaz.jpg

 

 

somalia-mogadishu-police.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites

 

82.jpg

 

COL. CABDI FAARAX LAQANYO The Governor of Hiiraan oo hor kacay ciidamo aad u badan maamulka gobolka hiiraan fariisimo ka sameesteen dhamaan gudaha iyo daafaha degmada Buulo-burte .

 

Ciidamada Dowladda iyo AMISOM oo gudaha u galay Buulo-burte

Khamiis, Maarso 13, 2014 (HOL) —a Ciidamada Dowladda Somalia iyo kuwa AMISOM oo isgarabsanaya ayaa gudaha u galay degmada Buulo-burte ee gobolka Hiiraan, halkaasoo ahayd goob ay Al-shabaabku ku xooggan yihiin.

 

Iska-horimaad xooggan oo dhinaca galbeed ee magaalada ka dhacay kaddib ayaa waxaa ciidamada dowladda iyo kuwa Jabuuti ee ka tirsan AMSIOM u suuro-gashay inay gudaha u galaan degmadaas.

 

Degmada Buulo-burte oo ah degmada labaad ee ugu weyn gobolka Hiirana ayaa ku jirtay gacanta Al-shabaab dhowrkii sano ee lasoo dhaafay, iyadoo ay noqonayso markii ugu horreysay oo laga qabsado.

 

Tan iyo saakay waxaa degmadaas ka jiray barakac ay sameynayaan dadka ku nool oo qaarkood sheegay in dagaalladu ay kusoo dhawaadeen. Iyadoo ciidamadan ay isla maanta qabsadeen deegaanka Buq-Aqable oo ku dhow Buulo-burte.

 

Al-shabaab weli kama aysan hadlin qabsashada degmada Buulo-burte, iyadoo aan la ogeyn khasaaraha ka dhashay dagaalka oo ahaa mid xooggan oo ay ciidamadu isku adeegsanayeen hubka culus iyo midka fudud.

 

Dhanka kale, lama oga illaa hadda halka ay ku sugan yihiin ciidamadii Itoobiya iyo kuwii dowladda Soomaaliya ee ku baxay dhinaca bari ee gobolka Hiiraan, kuwaaas oo qorshahoodu ahaa inay gaaraan degmada Buulo-burte oo bartilmaameedku ahaa.

 

Wixii kusoo kordha wararkan kala soco Hiiraan Online…...

 

Hiiraan Online, News Desk

Share this post


Link to post
Share on other sites

DEG DEG:- Ciidamo iyo Taangiyo aad u badan oo hadda u gudbay dhanka Shabeelaha Hoose, iyo Baraawe oo lagu wajahan yahay

 

 

Wararka haatan nasoo gaaraya ayaa waxay sheegayaan in magaalada Muqdisho ay ka gudbeen Taangiyo iyo ciidamo aad u badan kuwaa oo dowladda Soomaaliya iyo AMISOM ay isugu jiraan, waxaana jirta xaalad aad u kacsan.

Wararka aynu helnay waxay sheegayaan in ciidamadaan ay ku wajahan yihiin dhanka degmada Baraawe oo saldhig hadda u ah Al-shabaab, waxayna xoojin doonaan ciidanka kale ee dagaalka ka wada Shabeelaha Hoose.

Saraakiisha dowladda Soomaaliya qaarkood waxay u sheegeen shabakada Alldhacdo in saacadaha soo aadan ay ku haminaayaan cagta inay saaraan degmada Baraawe oo Al-shabaab ay maamulaan.

Warkaan wixii kusoo kordha kala soco wararkeena kale Insha Allah.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Didn't Ethiopia liberate this village???

 

Malister are you telling us a hijabi soldier defeated Alshabab on her own when Alshabab is in mugdisho. Start with a before jumping to k me thinks.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Cadale   

Cidansultan the djiboutians and the SFG forces single handedly captured Buulo Buurdo. While Al shabaab where eying the ethiopians who left from janta kundishe and was headed to garasyani 40 kms outside of buulo burdo, the somali forces consisting of the djibouti amisom and the somalis launched a surprise attack when they came in to the bulo burde from south west part and by that the SFG forces and djibouti cut of the the transport roads leading to the shabelles and Baay region great strategy so they are cut by 3 places jowhar road, Garasyani, Bay & lowershabelle the remaining exit is the ceelbuur, so the strategy is to push them to Galgaduud and mudug and that will be the next Phase

Share this post


Link to post
Share on other sites
Cadale   

once again the djibouti amisom and the SFG single handedly captured Buulo burdo. The ethios never went further than garisyaani and as i explained the somali forces entered via the southwest . The ethiopian commander was frustrated for being sidelined.

 

ciidamo_jabuti_1.jpg

 

 

ciidamo_jabuti_3.jpg

 

ciidamo_jabuti_7.jpg

 

ciidamo_jabuti_11.jpg

 

 

 

Where are the ethios? How come they aint waving the ethiopian flag if they liberated buulo burde?

 

 

 

 

Wararkii ugu dambeeyay Ciidanka Dawladda iyo kuwa Djibouti oo isgarabsanaya ayaa sheegay inay qabsadeen Magaalada.

 

source:

 

http://www.gobanimonews.com/al-shabaab-oo-buullo-barde-lagaga-qabsaday-dagaal-qadhaadh/?utm_source=rss&utm_medium=rss&utm_campaign=al-shabaab-oo-buullo-barde-lagaga-qabsaday-dagaal-qadhaadh

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this