Sign in to follow this  
Dr_Osman

Somalia Govt Offer To Mediate Russia And Ukraine Conflict. LOL

Recommended Posts

Dr_Osman   

qoslaye

 

Dowladda Soomaaliya oo dooneysa in ay gacan ka geysato xalinta xasaradda ka taagan Ukraine

 

March 6, 2014 —3 Comments

 

War-saxaafadeed ka soo baxay Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya gaar ahaan Wasaaradda Arrimaha Dibadda ayaa looga hadley xaaladda ka taagan Dalka Ukraine, kadib markii ciidamo taageersan dalka Ruushka ay la wareegeen gacanka Crimea ee dhulka Ukraine.

 

War-saxaafadeedka oo loo qoryey si geesinimo leh ayaa lagu sheegay in Dowladda Federaalku si dhaw xaaladaas ula socoto ishana ugu hayso.

 

Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtey in in ay si xoog badan u taagersan tahay in la dhawro xuduudaha iyo madaxbanaanida Ukraine.

 

Dowladda federaalka ayaa ku baqdey in sida ugu dhakhsiyaha badan loo geeyo Ukraine korjoogayaal la socda xaaladda kuwaas oo ka socda Beesha Caalamka, gaar ahaan Gobolada Bariga iyo Crimea.

 

War-saxaafadeedka ayaa lagu sheegay in Somaliya hoosta ka xariiqeyso haddii ay sii socoto ku xadgudubka madaxbanaanida Ukraine iyo xuduudaheeda in ay khatar ku tahay nabadgeluayada caalamka, taas oo saameyn ku yeelan doonta maqaamka Ruushka uu manta caalamka ka taagan yahay.

 

Haddii aan nahay Soomaali si fiican ayaan u naqaanaa sidii khilaafyada caynkaas oo kale ah loo xaliyo, waana wada hadal si nabadgelyo ah ku dhisan iyo dib u heshiin, waxaana diyaar u nahay in aan gacan ka geysano arrima halkaas ka taagan si loo xaliyo ayaa ugu danbeyntii lagu yiri War-saxaafadeedka.

 

We in Somalia know too well the need to resolve all issues of conflict through dialogue and peaceful means of reconciliation, and we are ready to offer our assistance on these issues.

 

War saxaafadeedkan ayaa imaanaya labo maalmood kadib markii madaxweynaha Soomaaliya uu ka guddoomey warqaaha Safiir horey uga shaqeyn jirey Itoobiya oo Ruushku u soo magacaabeen Soomaaliya.

 

Inkasta oo Soomaaliya lagu tilmaami jirey Qaran khasarey kadib markii astaan kasta oo Dowladnimo dhulka la dhigey, Dowladdana ay ugu yeeri jireen midda taagta daren ee sida dhalada ah oo kale ee dhulkeedi ciidamo shisheeye ku waardiyeeyaan ayaa war-saxaafadeedkan muujinayaa muruqa iyo cudduda diblomaasiyadeed ee Dowladdu la soo baxdey marba haddii ay dooneyso in ay gacan ka geysato waxa ka taagan Ukraine.

 

Statement on Ukraine

 

Khalid Yusuf

Horseed Media

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dr_Osman   

I just had to put up this pic of qoslaye because he is giving all Somalis the prank. I couldn't stop laughing when I read this, nin gurigisa loosoo galay oo ka hadlayo dagaalo europe ka socodo must be the funniest news of the week.

 

What is it this week 6 gobol mamul, turkish citizen head of somalia police, qoslaye trying to mediate between russia and ukraine. C'mon guys it'it's still not april fools day yet, calm down with the jokes.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mooge   

this is an example of qoslaye speaking after he finishes damjadiid cambuulo. no sense or purpose whatsoever. he is a mad man.

Share this post


Link to post
Share on other sites

This has to be some sort of a joke. This can't be real

 

Either that, or Qoslaye is the silliest African Leader to hold office since Idi Amin Dada :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this