Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

Garowe enclave tries to destabilize Taleex, Indhasheel threatens cabdi cawar

Recommended Posts

War Deg Deg Ah: Dagaal Khasaare Gaystay Oo Hadda Ka Socda Degmada Taleex

 

dagaalkan oo salka ku haya aanno qabiil oo ka dhaxeysa labada beelood ee wada dagaallamaya

 

Taleex (GNA)-Wararka annu ka heleyno degmada Taleex ee gobolka Sool ayaa waxay sheegayaan in halka uu ka socdo dagaal oo la sheegay inuu u dhaxeeyo beelo halka wada dagga.

Dagaalka oo la sheegay inuu wali socda waxaa la sheegay dhinacyada dagaallamaya inay isku gaysteen khasaaro dhimasho iyo dhaawac leh,balse ma jiro ilaa hadda cid xaqiijisey inta uu la egyahay khasaaraha dagaalkan ka dhashey.

Wararka ayaa intaa ku daraya in dagaalka uu salka ku hayo aanno qabiil oo ka dhaxeysa labada beelood ee wada dagaallamay.

Ilaa hadda xukuumada Somaliland kamay hadda dagaalkaa halkaa ka dhacay

Waxii dagaalkan ka soo kordha kala soco shabaka caalamig ah ee GabileY News

Share this post


Link to post
Share on other sites

Dhagayso:Madaxweynaha Khaatumo Insha Sheel Oo Silama Filaana Uga Naxsaday Maamulka Gaas & Arimaha Taleex Oo UU Ka Hadlay

 

 

Madaxwaynaha Maamulka Khaatumo Mudane Maxamed Yuusuf Jaamac Indhosheel oo Kusugan Magaalada Taleex ayaa Wuxuu Goor Dhowayd Ka hadlay Arimo Dhowr Ah.

HALKAN RIIX DHAGAYSO CODKA

Madaxwaynaha Ayaa Ugu Horayn Ka hadlay Xaalada Magaalada Taleex, Shaqaaqo Mudo Kooban Dhexmartay Dhalin yaro, Markii Danbana Ay Xidh Xidheen wax Garadku Deegaanku & Faah Faahin La Xidhiidha.

Sidoo kale Madaxwayne Indhosheel Ayaa Wuxuu Ka hadlay Hadalka Aan loo Meel Dayin ee Kasoo Baxay Maamulka Garoowe, Wuxuuna Sheegay In Shacabka khatumo Isku Filanyihiin Islamarkaana Aan loo Baahnayn Faragelin Iyo La Siyaasadeedo Waxa yar ee Ka Dhex Dhaca Da Walaalo Ah.

 

http://horufadhi.com/2014/02/19/dhagaysomadaxweynaha-khaatumo-insha-sheel-oo-silama-filaana-uga-naxsaday-maamulka-gaas-arimaha-taleex-oo-uu-ka-hadlay/

Share this post


Link to post
Share on other sites

Kani habartii dhuustaba inuu Puntland meel un eed uga saaro jecelaa!

 

How is PL destabilizing Taleex when the issue at hand is skirmishes between two local clans? Something that has nothing to do with Politics. Walle inaa jiran tahay Xaaji.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Can't Puntland stand alone without Khatumo?. Stay in your turf, Khatumo is geographically in Somaliland. Ma waxaad maqasheen Khatumo baatrool badan bay leedahay after your wells turned dry. Lol.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mooge   

lool@xaaji. niyoow you are turning every fart into puntland problem. loool. this is clan dispute that was going on for years. these two sub clans are hunting one another and they will never find peace untill one of the is defeated. it is very complex story in taleex.

 

this is not Puntland. the vice president of Puntland sent a warning to the fighting sub clans to stop or the Puntland government will interfere.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this