Sign in to follow this  
malistar2012

Daawo Sawirada :Cali Geedi oo maanta kasoo dhax muuqday soo dhaweyntii loo same

Recommended Posts

2_1_2_3_4_5_6_7_8_9_10_11_12_13_14_15_16

 

3_1_2_3_4_5_6_7_8_9_10_11_12_13_14_15_16

 

4_1_2_3_4_5_6_7_8_9_10_11_12_13_14_15_16

 

 

5_1_2_3_4_5_6_7_8_9_10_11_12_13_14_15_16

 

8_1_2_3_4_5_6_7_8_9_10_11_12_13_14_15_16

 

gedi_4.jpg

 

 

gedi_6.jpg

 

gedi_2.jpg

 

Ra'izul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Cali Maxamed Geedi kana mid ahaa siyaasiyiinta sida weyn u mucaaradsan Dowlada Soomaaliya ayaa maanta waxa uu kasoo dhax muuqday soo dhaweyntii loo sameeyay Madaxweynaha Soomaaliya oo Muqdisho kusoo laabtay.

 

Cali Geedi ayaa maalmihii lasoo dhaafay waxa uu kusugnaa Magaalada Muqdisho waxa uuna kulamo hoose la qaatay Masuuliyiin katirsan Dowlada Soomaaliya , inkastoo aan la ogeyn waxa ay kawada hadleen.

 

Ra'izul Wasaarihii hore ee Soomaaliya iyo xubno Siyaasiyiin ah oo saldhig u ah Mgaaalada Nairobi ayaa mudooyinkii dambe waxa ay si weyn uga soo horjedeen Siyaasada ay ku shaqeyso Dowlada Soomaaliya iyagoona cambareyn iyo dhaliil markasta usoo jeedin jiray Madaxda Dowlada.

 

Cali Geedi oo Marar badan la hadlay Warbaahinta ayaa weerar afka ah waxa uu ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh Maxmuud , lamana oga in Siyaasadii Cali Geedi wax iska badashay maadaama maanta la arkayay isaga oo farxad kusoo dhaweenaya Madaxweynaha Soomaaliya.

 

Sawirada laga soo qaaday soo dhaweynta Madaxweynaha Maanta Muqdisho loogu sameeyay ayaa muujineysa Cali Geedi oo dhinac socda Madaxweynaha iyo Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya .

 

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com

Muqdisho Somalia

Allbanaadir@live.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

gedi_2.jpg

 

Cali Maxamed Geedi is campaigning hard to be the The President of the Labada gobol ee Sh/dhexe iyo Sh/hoose .

 

 

 

Kulan loogaga hadlayay sidii ay u samaysan lahaayeen maamul goboleed labada gobol ee Sh/dhexe iyo Sh/hoose ayaa shalay lagu qabtay magaalada Muqdisho.

 

Shirkan ayaa waxaa ka soo qeybgalay inkabadan labo boqol oo ruux oo ay ka mid ahaayeen guddoomiyaasha labada gobol ee Sh/dhexe iyo Sh/hoose Cabdi Jiinow Calasow iyo C/qaadir Nuur Siidi, oday dhaqameedyo, salaadiin, culumaa’udiin, waxgarad,haween,siyaasiyiin, aqoonyahano iyo xildhibaano ka soo jeeda labada gobol.

 

 

Ra’izul Wasaarihii hore ee Soomaaliya iyo xubno Siyaasiyiin ah oo saldhig u ah Mgaaalada Nairobi ?

 

 

Saldhiga has moved From Nairobi to Mogadishu the Capital city welcome back Geedi its about time you came back to your sense .

Share this post


Link to post
Share on other sites
Cadale   

Malistar don't be too enthusiastic. Geedi fanaxle is upto something and what i see in these pics is that he's simply keeping his enemies close.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Fiinaa wiito soo dhaweyn iyo sii dhaweyn lee ha lagu jiro. Maba laga daalo miyaa. Beri uu dhoofi doonaa, beri dambena sidaan camal loo soo dhaweynaa, with all madaxda sare dowladda, all madaxda sare ciidamada iyo booliiska goob joog wada ah. Waxee noo sheegeysaa inay dowlad meesha shaqo ku heynin if all of them saan maalin walba u soo dhaweyaan nin maalin walba dhoofo.

Share this post


Link to post
Share on other sites

<cite>
said:</cite>

Malistar don't be too enthusiastic. Geedi fanaxle is upto something and what i see in these pics is that he's simply keeping his enemies close.

Cadaale and

 

DSC06434.jpg

 

 

 

Shabakada Alldhacdo oo aad uga barateen inay banaanka soo dhigto siraha qarsoon ayaa soo heshay xog culus misane ku saabsan sababta uu Muqdisho ku jooga Cali Geedi.

Waxa uu doonayaa Laba qorshe culus, waxaana qorsheyaashaasi ay yihiin kuwa hadda ku kalifay in magaalada uu yimaado.

1 waxa uu doonayaa inuu wax ka furo shir balaaran oo la doonaayo in maamul gobaleed loogu sameeyo gobalada Shabeelooyinka, waxaana uu doonayaa in kaalin xoogan uu ka qaato arinkaasi.

2 Waxa uu rabaa in dowladda uu ka dhaadhiciyo inaysan aqbalin maamulka Lixda gobal ah ee dhismahiisa ka socdo magaalada Baydhaba.

3 Dowladda Soomaaliya iyo maamulka Axmed Madoobe ayuu doonayaa in hadda uu si aad ah isugu sii dhaweeyo ilaa ay gaaraan dowlad gobaleed.

Muqdisho inta uu joogo waxa uu la kulmi doonaa siyaasiin iyo sidoo kale madax ka mid ah dowladda Soomaaliya oo arimo badan uu kala sheekeesan doono.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this