Sign in to follow this  
malistar2012

Dr. Abdirahman D. Beileh oo balanqaaday dib u dhiska iyo howlgelinta machadka di

Recommended Posts

beyleboqashi.JPG

 

 

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga H.E. Dr. Abdirahman Dualeh Beileh iyo Wasiir kuxigeenka Wasaaradda H.E. Mahad Mohamed Salad ayaa maanta waxa ay booqdeen qeybaha kala duwan ee dhismayaasha burbursan ee ka tirsan Wasaaradda , kuwaasoo kala ah Waaxda Warbaahinta,Machadka daraasaadka diblomaasiyadda iyo Maktabadda .

 

 

 

Dhismayaashaasi burbursan oo qaar ka mid ah ay degan yihiin dad barakacayaal ah oo ka dhistay guryo jiinkado ah ayaa Wasaaraddu ay qorsheyneysaa inay dib u dhis iyo qalabeyn ku sameyso Machadka daraasaadka diblomaasiyadda iyo dhismayaasha kale ee ku lamaansan , si wasaaraddu ay ugu suura-gasho soo saaridda jiil cusub oo diblomaasiyiin ah .

 

 

bayleboqashi4.JPG

bayleboqashi5.JPG

 

 

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga H.E. Dr. Abdirahman Dualeh Beileh ayaa intii uu kormeerka ku jiray salaamayay qoysaska halkaasi deegaansaday, isagoo balan-qaaday inuu dadaal dheeraad ah ku bixin doono dib u dhisidda machadka,maktabadda iyo dhismayaasha kale ee Wasaaradda , waxa uuna xusay inuu hormuud u noqon doono aas’aasidda naadi ay leeyihiin diblomaasiyiinta Soomaaliya.

 

Socdaalka Wasiirka iyo Wasiir kuxigeenka ay ku booqanayeen dhismayaasha Machadka diblomaasiyadda iyo kuwa kale ayaa waxaa ku wehlinayay saraakiisha amniga Wasaaradda.

Share this post


Link to post
Share on other sites

bayleboqashi5.JPG

 

 

H.E. Dr. Abdirahman Dualeh Beileh will definitely make significant difference in this Gov , Somalia is moving in the right direction we are far from the days where warlords hold key position all the way to President seat . We are witnessing more intellectuals honest and experience mans coming forward to lead the Nation.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Holac   

What an honorable man. This is the kind of leadership the country needs. Most politicians would be scared of touching poor malnourished kid.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this