Sign in to follow this  
Che -Guevara

Abdirizak Haji Hussein Has Passed Away

Recommended Posts

Coofle   

Allaha u naxariisto....Maalin dhawayd ayuun baan is waydiinayay ninku cimri dheeraa ma oo jeensanaa aniga oo youtube ka fiirsanaya....

Share this post


Link to post
Share on other sites
Coofle   

I cannot imagine how sad it is when a man like him - and others who are still alive- look back at an age where they were aspiring to be a leading country, some youngsters dreaming to study and graduate from Jaamacadda umadda and similar well thought of institutions , other sought careers in far in land the country , some watching their children grow to a bright future in a great nation --Jamhuuriyada dimuqraadiga Soomaaliya-----Suddenly all that becomes gone with the wind, a period of incertitude ensues....

 

Allaha u naxariiste,,but he died inside before the corporeal death...

 

Another great man goes down. History will remember him.

Share this post


Link to post
Share on other sites

I cannot imagine how much it pained him to see the structure they laid the foundation for collapse and disintegrate before their eyes. To them it was equevelent to witnessing the child they gave birth to and nurtured become an alcoholic and heroine addict. Basically it was like seeing their child on a suicidal path, can you imagine witnessing that as a father.

 

In the same token we can also blamed them for setting the seed of corruption and qabiilism. If one knows the history of Somalia in the 1960s one would know that the politicians at that time were corrupt to the core. Also qabiilism was the name of the game then ever before and after. How do I know? In the 1969 election( before the overthrow ) Somalia was dubiously recorded (guiness world record) and still remains the country that had the most parties in a single election, 69 parties In

Share this post


Link to post
Share on other sites

BREAKING NEWS:— Raisul Wasarihii Hore Soomaaliya C/risaaq Xaaji Xuseen oo Geeriyooday

Allaha uraxmee raisul wasaraahinn hore ee soomaaliya C/risaaq Xaaji Xusen ayaa waxaa uu ku geriyooday isbitaal ku yaala magaalada Meneapolis oo mudooyinkii ugu dambeeyay uu ku xanuun sanayya waxaana soo wajahahy xanuun uga dhacay dhanka sambabada oo u geeriyooday marxuum C/risaaq Xaaji Xuseen.

Waxyaabihii uu marxuumka ka dar daarmay ayaa waxaa kamid aha in lagu aaso Dalka maraykanka hase ahaate qaar kamida eheladiisa ayaa waxaa ay sheeegeen inay ka munaashaqoonyaan halka ay ku aasi doonaan Marxuumka ayaa waxaa uu asal ahaan kaso jeedaa gobolka mudug.

Raisul wasarihi hore ee Dowlada Soomaaliya C/risaaq Xaaji Xuseen ayaa waxaa uu ku geeriyooday da,ada 90 aad waxaana uu raisul wasare soo ahaa 1964-1967 waxaana bur burkii ka dib uu kamid aha soomaaalida qurbaha ku nool waxaana uu ahaa shaqsi ka taliya mar waliba xaalka soomaaliya.

Marxuumka waxaan Ilaahay uga baryeynaa naxariistii janada alle ha ka waraabiyo ummadda soomaaliyeedna, gaar ahaan ehaladiisa iyo qarabadiisa samir iyo iimaan alle haka siiyo..AAMIIN…

 

AAMIIN

Share this post


Link to post
Share on other sites

 

May Allah forgive him and all those who have struggled for the freedom we were supposed to enjoy. Alas, he died as a refugee in a foreign land thousands of miles away from home. What a tragedy. I hope Allah will punish those who have destroyed our country and made us refugees in those far away lands. There are still thousands of of them if not millions who want us to fall from the cliff.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Dowladda Somalia oo Aas Qaran u Sameyneysa C/risaaq X. Xuseen

 

Sabti, Feberaayo 01, 2014 (HOL) — Dowladda Soomaaliya ayaa guddi heer Qaran ah u magacowday qaban-qaabada aaska ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya, C/risaaq Xaaji Xuseen oo xalay ku geeridooya Mareykanka.

 

Warsaxaafadeedyo kasoo baxay xafiisyada gudoomiyaha baarlamaanka iyo kan ra’iisul wasaaraha ayaa lagu sheegay in loo saaray guddi heer Qaran ah aaska marxuum C/risaaq Xaaji Xuseen, kuwaasoo madax looga dhigay guddoomiye ku xigeenka koowaad baarlamaanka Soomaaliya, Jeylaani Nuur Iikar iyo wasiirka owqaafta iyo arrimaha diinta, Ridwaan Xirsi Maxamed.

 

Guddoomiyaha baarlamaanka oo tacsi u diray qoyska ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya ayaa sheegay in guddigan laga sugayo inay diyaaraan aaska ayna sheegaan xilliga la aasayo iyo halka lagu aasayo.

 

“Ummadda Soomaaliyeed waxaa ka baxay waddani halgamaa ahaa, kaasoo ka mid ahaa halyeeyadii dhaliyay xoriyadda Soomaaliya,” ayuu C/weli Shiikh ku sheegay war-warsaxaafadeed uu soo saaray.

 

Sidoo kale, guddoomiyaha baarlamaanka Somalia, Maxamed Shiikh Cismaan (Jawaari) ayaa isaguna sheegay inuu ummadda Soomaaliyeed oo dhan uga tacsiyeynayo geeridii ku timid marxuum C/risaaq Xaaji Xuseen.

 

“Taariikhda C/risaaq Xaaji cid Somali ah oo aan ogeyn ma jirto; wuxuu ahaa ruux taariikh weyn ku leh Soomaaliya, wuxuu kaalin mug leh kasoo qaatay halgankii gobonimo-doonka Somalia iyo dhisidda dowladdii ugu horreysay ee Soomaaliya. Taariikhdiisuna waxay tusaale u tahay guud ahaan ummadda Soomaaliyeed, wuxuuna sidoo kale ahaa ruux dadaal u galay in Soomaaliya la badbaadiyo markii ay bur-burtay dowladdii dhexe,” ayuu yiri Jawaari.

 

Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya, C/risaaq Xaaji Xuseen ayaa xalay ku geeriyooday isbitaal ku yaalla gobolka Minnesota kaddib markii uu xanuun la soo gudboonaaday xanuun dhinaca sambabada ah.

 

Maxamed X. Xuseen, Hiiraan Online

maxuseen@hiiraan.com

Muqdisho, Soomaaliya

Share this post


Link to post
Share on other sites

Eebbe ayaa ugu baryaa inuu janadiisa fardowso ugu bishaareeyo adeerkeen C/risaaq Xaaji Xuseen.

 

Halyeey ayuu ahaa dadkiisa iyo dalkiisa si siman u wada jeclaa, Soomaliweyna mabda' adag ayuu ka heystay. Halyeeydii hal hal u siibteen. In fara ku tiris ah ayaa hartay filaa oo hal gacan lagu tirin karo.

 

Suu yahay caafimaadkiisa Maxamed Abshir. Warkiisa dhawaantaan ma maqlin.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this