Sign in to follow this  
malistar2012

Waran Cade oo Laascanod Isago Hubaysan galay

Recommended Posts

 

WARAN-CADE.jpg

 

 

 

aleex(Kalshaale.com): Wasiirka Arrimaha Gudaha Jabhad Beeleedka Somaliland (SNM) oo lagu magacaabo Warancade ayaa Laascaanood yimi isaga oo hubaysan sidoo kalana xidhan Dirays ciidan.

 

Waran Cade oo aan hore loo shaacin Asbaabta uu u yimi aya au muuqata in ay Socodkisia huwan yahay Hanjabaad iyo Cabsi galin uu rabo inuu ku sameeyo Shacabka Magaalada Laascaanood.

 

Sidoo kale Wuxuu Hadal uu halkaasi Ka jeediyey Uga hadlay Arimo Dhowr Ah Wuxuuna Ka Hadlay Maamulka Khatumo Iyadoona Jawaab Adag Lagu Dhuftay.

 

 

Socodka Warancade ee uu ku yimi isaga oo hubaysana yaa soo dadajin doona Khadhaadh oo dhex mara Jabhad Beeleedka Beesha I**** iyo Maamulka Khaatumo state, Dagaalkan oo ay iclaamiyeen Beesha Warancade iyo Siilaanyo ayaa dhibatada ka timaada ay dusha ku qaadna doonaan Beeshaasi.

 

Dhinaca kale Wasiirka Madaxtooyada Maamulka Khaatumo Mukhtaar Ibraahim Xabashi oo Ku Sugan Magaalada Taleex Ayaa ka hadlay Hadalka Waran Cade Kasoo yeedhay Iyo Arimo badan oo Haatan u Qorshaysan Maamulka Khaatumo.

Share this post


Link to post
Share on other sites

WARAN-CADE.jpg

Disrespectful Rambo entered LA

 

Waran Cade sending strong message to Puntland and Khatuum he is not playing games . Hargeya has strong commitment to keep its border for recognition.

 

How will In Gaas Puntland president respond ?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wadani   

This is a picture of Warancadde at Gambadhe, one of the far eastern bases of the Somaliland army. Kalshaale.com doing what they do best. SMH.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Malister you should be worrying about all the burundian babies being born as a result of the mass rape going on in mugdisho. These pirates will remain under our boot for many more years to come.

 

Waran Cade is just indulging in a local lander past time : target practice on pirates.

 

:)

Share this post


Link to post
Share on other sites
galbeedi   

Ministers visited Laascaanood without incident before. This warancadde guy just looks like Morgan and INdhacade. Rather than reassure the residents of Laascaanood for stability and peace, he is welding machine gun. By the way this is the guy who destroyed UDUB party because of his bad politics, then joined Wadani Party. He probably found his own dysfunctional party in Kulmiye.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this