Sign in to follow this  
malistar2012

Madaxweynaha Xasan Shiikh and Xaglatoosiye SSC Convention in Dubai

Recommended Posts

Daawo Sawiro+Xog Culus Madaxweynaha Xasan Shiikh Oo Horay Uga Qayb Galay Sanagd Guuradii SSC Ee Imaaraadk a

 

 

 

January 22, 2014 - Written by - Edited by

Share

Jaaliyada Soomaliyeed ee Imaraadka ayaa guud ahaan waxa ay soo qaban qaabisay xaflad aad u qiimabadan, aadna u xamaasad saraysay taas oo ay ka soo qayb galeen qaybaha kala duwan ee bulashada Soomaaliyeed ee ku dhan Imaraadka , hadii ay tahay siyaasiyiin, Madax dhaqameed, Ganacsato, qabaha kale ee dhamaanba bulshada haween dhalin yaro IWM….

Xafaladan oo lagu qabtay Hoteelka wayn ee ku yaal Dubai lana yiraahdo ALL SEASONS, waxaa yimi dad kor u dhaafay boqolaal oo doonay in ay m muujiyaan taagerda ay u hayaan.

 

 

36.jpg

 

 

Intaa ka dib waxaa hadalki lagu soo dhoweyey Prof Xasan Sheekh ,oo runtii halkaa ka jeediyay khudbad aad nadiif au hadaan soo koobo waxa uu yiri”

3

 

SSC waxa ay leeyihiin taariikh dheer , weliba waxay hore dhib ugu soo gaadhay raadinta midnimada soomaliyeed , haderna raadiya soomali wayn waxaadna ogaataan in dhibtu idin soo gadhayso….Somaali waxay soo martay marxalado badan ,, jabhada, hogaamiyo kooxeedyo,, hogaamiya diimeedyo,, hada waxad moodaa in loo batay hadalhayna raadinta soomaliwayn in xal loo wada arko, waan idinku taageray hadaa tahiin Reer SSC inaad Soomaliwayn ka digataan hadafkiina sidii loo heli lahaa….WAXA NA MIDAYNAYAA KA BADAN WAXA NA KALA GAYNAYA <<midnimadu waa lama taabtaan>> Hadaan ka hadalo waxa na midyanayaa saacado badan iyo maalmo ka badan buu qadanayaa, lakin waxa na kala kaxaynayaa waa wax yar…waa la wada og yahay midnimada dhib ayaa idiin soo gaashay ,, xalku waa soomali wayn wax ka yarna kuligeen inooma cuntanto….

 

28.jpg

 

 

46.jpg

 

Madaxweynaha Xasan Shiikh did his home work well great campaign

Share this post


Link to post
Share on other sites

220px-Dr._Ali_Khalif_Galaydh_Photo.JPG

 

Ali Khalif Galaydh ? is not serious about Khatuum and SSC he is busy being the number one opposition to Xasan Shiikh who support SSC self determination.

 

 

why is he not pushing Khatum Agenda in the Parliament ?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Hawdian   

Malistar explain how Xassan Sheikh is a professor and if so professor of what uni . Typical koonfur style give fake titles right n left no shame spreading false news.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this