Sign in to follow this  
nuune

Villa Somalia going CRAZY tonight

Recommended Posts

nuune   

<cite>
said:</cite>

I wonder if the Speaker understands his role or knows the extent of his power, or is he another Saacid?

 

The speaker kaligiis xaa ka rabtaa, madaxweynaha uma jeedidoo, shaqa aan loo dirsan ayuu walaaqayey todobaadyadan dhan, xataa last week when asked he said howsha magacaabista waan ka caawinayaa raisul wasaaraha, caawin aa, wakaa dee wuu caawiyey lool

 

 

 

Libaax , the lady did well inta tabarteed ah, laakin Abdiwali said, ceeb ayey igu noqoneysaa inaan soo celiyo Fowzia iyo Ciilmooge, the two ministers who did their job well in Saacid's cabinet.

 

25 ministers, xanaada xoolaha, war illeen, ma doorada ama geela aa nala baraa sida loo raaco, macdanta, xasha', gaadiidka badda, ka daroo dibi dhal, tamarta, ku soo celi bal, qorsheynta, balaaya ku qorya-qoryeysay, waxaas iyo wax ka daran ayaa wasaarada ah.

Share this post


Link to post
Share on other sites
cadnaan1   

universaltv ayuu hada live ka ahaa raisal wasraaha asaga oo magacyada wasiirada ku dhawaaqaya lakiin wajigiisa farxad kama muuqan waxay u ektahay inuu list loo soo dhibay xitaa magacyada qaarkood si dhib ah ayuu u aqrinaayey.

 

maxamed axmedd tarsan wasiir ku xigeen ayuu helay.laakin waxaan u malaynayaa qofkan waa mayorka walaalkiis.

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

Cadale, xaan kuu sheegay hee, aniga dhagtaa la iigu sheegay from Villa Somalia, haye ma qanacdey hada in Tarsan jago wasiirnimo ku xigeen helay.

 

Tarzan is now Wasiir ku xigeenka Cayaaraha

Share this post


Link to post
Share on other sites
cadnaan1   

waxaan rajaynayaa inuu barlamaanka waxaan laad ku qaadaan marka horgeeyo

 

cadale,,,,, magacyada way isleeyihiiin laakiin waxaan sugi doonaa dayniile oo berito soo qori doono qabiilada wasiirada halkaas ayaa laga ogaan doonaa inuu la dhashay.

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

^^ Cadnaan, Tarzan is no longer Mayor, magacayada si khalada ayaa loo qorey spelling wise, ama loogu dhawaaqey but waa Tarzan waxa wasiir ku xigeenka noqdey, sxb, aawey madaxweynihii aad taageeri jirtey eed nagu wareerisey, hada ma qanacdey, sxb

 

 

Che, speakerka waa inuu mooshinka haa ama maya kala hagaa, halahaas unbaan ku arkey asoo gacmaha taag-taagaayo, at least that is what I understand for his role to be, the speaker is an educated guy compared to his predecessors, but waa maskiin(ask MMA, Jawaari waa daacad balse Sakiin oo kale ayaa riixayo oo oranaya libinteeni, libinteeni, libinteeni soo dhici), but mar hadii meesha awrkii weynaa ku tuntey role-kiisa muxuu tari.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Nuune.The Speaker controls the agenda of the Parliament and no motion can be debated without his approval. The problem is this all powerful Presidency. This sort of Government gives legitimacy to the Clan Federal States. Abdiweli seems more appealing than this lot.

Share this post


Link to post
Share on other sites
cadnaan1   

nuune,,,sxb ninnkan xasan sheikh wixii la mooday iyo sida uu isku badalay afbiijo ayaaba dhaamay laakiin insha alah wax dhaama kan ilaahay wadankaas u sahlo 4 sano qasaartay iga dheh.

 

lakin taasi macneeheeda ma ahan in aanan dawlada taagersaneen haba iska xumaadaan wan tageersanahay wax kale dhaama ma hayo.

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

Just in, a rare and strange feed from Villa Somalia oo hada laga sii kala seexday:

 

Golaha wasiirada cusub ayaa la sheegay iney dhamaantood yihiin rag diinta aan aqoon saasa u laheyn ama aan ku dhaqmin, ama aan lagu arag masaajida.

 

Already some people ayaa ducooyin kala gooni ah wado in ragan Ilaah soo hanuuniyo.

 

This is very series, nimaan Salaada qub ka siinin dal iyo dad miyuu wax tari karaa!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
galbeedi   

Nuune, please don't make these people the target of Al-shabaab. Intaas in aad hdaanta ayaan moodaayey. do you know how many people, especially those who left from the diaspora have been targeted as foreign agents and people who are not in tune with Islam. your reckless pronouncements will endanger the lives of many innocent people.

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

LOOOOOOOOOOOOOOOOL Waaryaa Nuune.. Anigu manta dhan raadiye yar oo filipiinis ah baan dhegta ku hayay. Illeen live feedka aan kolba mowdjad ka raadinayay kobtan SOL buu ka socday!

 

Xalane = a change we can believe in LOL

Share this post


Link to post
Share on other sites
Cadale   

<cite>
said:</cite>

Cadale
, xaan kuu sheegay hee, aniga dhagtaa la iigu sheegay from Villa Somalia, haye ma qanacdey hada in Tarsan jago wasiirnimo ku xigeen helay.

 

Tarzan
is now Wasiir ku xigeenka Cayaaraha

LOL war ninka wuu is casilay baan meel ka akhriyay. Koley if he gets replaced i hope the new guddomiye is one that cares about magaalada muqdisho the way mudane tarzan does. Tarzan

waa yara emotional thats his only flaw. But he's certainly the best mayor we had the latest 20 years.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this