Sign in to follow this  
xiinfaniin

Lower Shabeele Region: The Epicenter of Somalia's Civil War Legacy

Recommended Posts

Nr.50 oo markale la isku fara saarey

 

Wali Waxay colaad Qabiileed ka taagan tahay Deegaanka Nr.50 iyadoo la sheegey in dagaalkii maanta ay soo qaadeen Maleeshiyo Beeleedka horay ula dagaalamay dadka deegaanka, waliba waxaa la xaqiijiyey iney maanta wateen Gaadiidkii Ciidanka Dowlada.

 

Wariye Madaxbanaan oo la hadley Puntlandi wuxuu yiri “Ciidanka maanta soo weeraray Deegaanka waxay ahaayeen Ciidanka Dowlada waayo waxay wateen Gaadiidkii lagu yaqiiney Dowlada,

waxayna durba bilaabeen iney rasaas ku furaan guryo horey Dadku uga qaxeen oo ku yaal afafka hore ee Nambar 50, khasaarahana ma sheegi Karno inuu gaarsiisan yahay”.

Wariyuhu wuxuu sheegey inuu Dagaalku markiiba istaagey laakiin Xabado badan la isweydaarsadey, ilaa hadana ma jiraan warar kasoo baxaya dhinaca Ciidanka deegaanka oo dhowr jeeroo hore maalmahaan iska difaacayay Weerar ay ku hayaan Ciidanka Beeleed wata tuutaha Dowlada.

Share this post


Link to post
Share on other sites

It is clash between armed nomadic migrants from Central regions vs local communities with long history of political conscious. On another level, it is violent manifestation of the inherent bottom up approach of federal framework. Those who ruled the region for half a century are now finding themselves under the wrath of local communities uprising against them. Somalis are clans, and clans can never be defeated in their home turf.

 

My pal Gooni of Somaliaonline forum, downplays the ramification of this conflict. But he should know better

Share this post


Link to post
Share on other sites
Cadale   

Im very sad how the gov has handled this issue. Im also dissapointed on the elders of the unuka and other elders they should've mediated between the warring clans. Its almost 2014 waxani goormaa laga tagayaa?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Lagama tegeyo because there was. national reconcilation. Somalis want problems to go away they don't want to face them. Elders never reconciled clans in somalia not between galmudug and ximan iyo xeeb clans. Maybe nation wide reconcaliation is needed but somalis are not ready for that because allot of old wounds will be re opened.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Cadale;991805 wrote:
Im very sad how the gov has handled this issue. Im also dissapointed on the elders of the unuka and other elders they should've mediated between the warring clans. Its almost 2014 waxani goormaa laga tagayaa?

Sad indeed Cadale

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

BUULAMAREER:- Beer ku taalla Buula Mareer ayaa Xarakada Al-shabaab Almujaahidiin waxay kuwada hadal siiyeen, Odayaasha Beesha Habar Gidir iyo Beesha Biyamaal.

Shirka waxaa ka qayb galay, Waaliga Wilaayada Islaamigaa ee Shabeelada Hoose, Sheekh Maxamed Abuu Cabdallah, sidoo kale Odayaasha iyo wax garadka Labada Beelood ayaa goob joog ahaa iyo Culimo Awdiin Soomaaliyeed.

Waxgaradka Labada Beelood waxay sheegeen in ay ka xun yihiin Dad Masaakiina in loo dilo, Qabiilkaas ayuu kadhashay sidoo kalana waxay sheegeen in ay diyaar u yihiin wadahadal. Waxaa la sameeyey Guddi qaabilsan Xabbad joojin lagu dhawaaqay.

Labada Beelood ayaa xaqiijiyey Ciidamada Xukuumadda Riddada ah in aysan matalin Labada Beelood iska markaana ay dilayaan Dad shacab ah.

DHAGAYSO, Waaliga Wilaayada Islaamigaa ee Shabeelada Hoose Sheekh Abuu Cabdallah

Share this post


Link to post
Share on other sites

Its seems Alshabaab understands the true definition of peace and reconciliation. Give credit where its due when Shabaab was ruling these regions people never heard of clan fighting.When the so called liberation forces came Amisom and Militia came,result was tribal clashes on daily bases.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Alshabaab is puritan movement with no tolerance for local political representation. The peace and stability Alshabaab authority proclaims is nothing more than a pressure valve to conceal the clan animosity and resentment that builds up under the surface. Case in point: if these clans and communities were truly reconciled under Alshabaab rule we would not have witnessed the violent eruptions of the last few months.

Share this post


Link to post
Share on other sites
cadnaan1   

Qabiil walba dhulkiisa ha ku ekaado problem solved laakin sida dadka qaarkiis ee imaanka an laheen oo raba dhul dadka leeyahay colaad dhamaan mayso.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Cadale   

cadnaan1;991830 wrote:
Qabiil walba dhulkiisa ha ku ekaado problem solved laakin sida dadka qaarkiis ee imaanka an laheen oo raba dhul dadka leeyahay colaad dhamaan mayso.

+1

Share this post


Link to post
Share on other sites
galbeedi   

Qof muwaadin ah dalka meeshuu rabuu ka degayaa, loomana diidi karo, beerana wuu ku yeelan karaa. Waxa la diidayo waa maleeshiyo hubaysan oo dadka qasab ku xukumaysa, dhabarkana ku haysa awood kale. just like Madoobe boys in jubba and General Indhacade in shabeelaha hoose.

Share this post


Link to post
Share on other sites
galbeedi   

Remember in this kind of conflicts local people will always prevail. Why Madoobe was not ruling Jubba for the last twenty years when Somalia are left among themselves? because The Kikuya put him there. Loo,k, the so called ministers he appointed none is from the water boys or the *** community who are the indigenous people of the land. I have to raise this issue because the D block and Hag really fear the rise of the real southern people whose voices are not heard.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this