Sign in to follow this  
xiinfaniin

In Mogadishu, Loud Prayers Against Faroole Win in Puntland

Recommended Posts

Samafal   

Hassan will most likely praying for fumbling Faroole as he thinks he can outplay him as he is doing now.

 

Gaas win for Puntland will rise the Puntland profile and will have quite shrewd man to deal wiyh, something Hassa will not favour.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Odey   

Gaas is the only one that can lead Puntland out of this quagmire. He has the experience, knowledge and is a nation builder at heart. He did it for Somalia, he can do it for Puntland for sure. Faroole has had his chance and he squandered it. No sense in giving him another.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Odey   

Xaaji Xunjuf;991719 wrote:
Oday I told kenyans to but out sl internal affairs pirates can comment on sl affairs.

I have no problem with pirates the muqdishaawis to comment on sll issues . Just kenyans not.

 

That's discrimination!, I will call Johnnie in Nairobi to comment on this!;)

Share this post


Link to post
Share on other sites

Gooni,

 

Awoowe farqiga qabaa iladda soomaaliyeed u dhexeeya waxaa ka mida, waxaa jira qabaa illo lagu abaabulo, laguna abuubalay , reer hebel baa idin xukuma, oo idinku wax ma xukumi kartaan. Qolo hebel baa xukunka iskaga laalabata. Dabadeedna waxaa dhacda in reerahaasi iyagoo muranka fadhi-ku-dirirka ka jawaabaya ay dagaalo iyo xasarado galaan. Waa wixii USC xamar u aastay , oo iyagoo ku ladan oo ah cidda keliya oo Maxamed Siyaad ka faa idey ay maalin qura hoteeladoodii qurxoona, iyo wixii hay'ad iyo haybad dawlo ee Xamar lahayd dhulka ula simeen, si loo yiraahdo wallee waa rag inay wax xukumaan mooye, iyaga lama xukumo :D

 

Waa aan sii fogeyn mid gabay noocaas reer Puntland damcay inuu doodaas raqiiska ku kiciyo oo wuxuu yiri:

 

Cumar iyo Cismaniyo nimaan Cigale kuu sheegan

Asaan Ciise Maxamud ahayn cududa reer Faarax

Cagta saari waa dawladnimo caynkastooy tahaye

 

Shirshooroo camiran maalinba caynka loo rogaye

Cabdiqani garaad iyo raggii caan ahaa tage

Ka carooyey Xaabsade sidii loo calaanjiyaye

Casar bay Saleebaan eryeen kana codeeyeene

Wiilkii caddaa ee tukaha laga cashaysiiyey

Caydiid sidaa looma dhugan waana reer Caliye

 

 

Gabaygaasi waa intii Gooni oo afmaali ahi oran lahaa. Laakiin waa caato, oo waa dood hoose. Nafna ma leh.

 

Hadalkaagu wuxuu daaranyahay dhaqanka ari jirka ee dadka inta aan isku kalsoonayn lagu dagaal geliyo inaad Puntland iyo anagaba nagu daydo. Laakiin dhaqan iyo taariikh baadan dhaafi karinoo, meeshaa Allaah baa fadli siiyey (nabad iyo kala danbayn), waxaana la gudboon inay intaas xusaan oo ilaah u mahad celiyaan. Aniga kula hadlaya hadda waxaan u malaynayaa in magaalada aan Maraykan ka deganay ay habar xuni ugu sarreyso , laakin ficil iguma jiro. Maxay taasi ku dhacday oon xukun habreed u ogolahay anigoo ina hebel sheekh hebel ah :D? Wacyi iyo xadaarad weeye jawaabtu.

 

Taas fahan awoowe , oo cumar udaa hadduu xukun rabo kolba wax tar mooye wax kuuma uu dhimayee.

 

Korna ufoof

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Dr xiin,, soomaalidu waa geel jir iyo ari jir dhaqankoodu halkaas ayuu ku arooraa gubaabintooduna way sahlan tahay hadii la tuso cadaalad daro

Qiil kuu noqon mayso umad nabad jecel oo karam iyo karaamo leh inaad uga faa'iidaysato sidaad doonto ama talada ugu saraysa jifo kaliyaa iska leh.

 

Aqoon yahanku caadooyinka xun xun wuu badeli karaa haduu geesinimo iyo wadani nimo la yimaado xeeradaan sedexda nin kaliya ha laga dhex qaado intay goori goor tahay

 

Ku dayo puntland haday sidaa noqoto calasow'na jilicow badelo,kaluunki weynaa kii yaraa cuno qaran lugo fiican la heli maayo aragtidayda

 

Gabaygaan waranle waa gabayadii qarnigii 20aad wakhtigiisiina maahayn, maaraha siyaad baa ka dhigay maato caano leh yaa lasoo dhagaystay

kii hadraawi uu lahaa gubaabadii usc'da,,, hadii xoogga doorkaa caqli loogu dari'laa ileen dumar ma dhaansheen hoheey geelu muu dido

Gabayadaas horaa loo soo dhagaystay geedkaas ha la waraabiyo yaan la gubin oo yaan la goyn.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this