Sign in to follow this  
xiinfaniin

In Mogadishu, Loud Prayers Against Faroole Win in Puntland

Recommended Posts

That is the last report Ina Xaawo filed from Wardhiigley. Hassan Sheekh is leading the congregation. Hassan's favorite candidate is unknown but we have cues from Villa Somalia

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

xiinfaniin;991578 wrote:
That is the last report Ina Xaawo filed from Wardhiigley. Hassan Sheekh is leading the congregation. Hassan's favorite candidate is unknown but we have cues from Villa Somalia

Hassan probably favors the former CEO of Golis.

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Xiin,, muqdisho wax yar baan soo moogaa runtii horumar la taaban karo yaa ka muuqday dhanka dhaqaalaha waxbarashada caafimaadka guryihiina dayac tir baa lagu waday shacabkuna waxay rajaynayeen in taalooyinkii sayidka ,axmed guray ,maxamed soomaali ,xaawo taako lasoo celiyo

 

dhanka siyaasadda waxaad moodaa in laga gudbay xiligii faroole nairobi ku hor mari jiray iyo mahiigga xiisana looma hayn jifo madaxweyne dooranaysa, dawladaan waa rasmi waxayse gacanta u gashay la teliyaal mayal adag, aad bayna ugu adkaatay inay marshada labaad bedasho

 

Dhanka dagaaladda waxaad jirtay in roobab badan ka da'een soomaaliya sida caadadu ahaydna laysugu yimaado daaqa geellay fara badanbaa usoo guurtay shabeelada hoose beeralaydiina way dhibsadeen geelaydu xaqbay u leedahay inay meeshay doonto u guurto waa dalkoodii waxaase xaq loogu leeyahay ayagana inay beerta ka ilaaliyaan ama ka duwaan.

 

Odayaashii dhaqanku baarlamaankay galeen cidi ma harin ama kursigiibuu fariistay ama waa la taliyaha dibutaatiga, dawladiina weli iskuma filna arimahaas oo dhan baa is dhex yaalay, soomaalidu waxay ku maahmaahdaa ruqo ninkii lahaa saynta uga istaagay ma kacdo war waakeer,,, adigu nabad ma sheegtay?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Gooni, nabad boowe

 

1- Doorashada Puntland jiffo ka weyn

2-Dagaalka Shabeelada Hoose doogsin raac ka weyn

 

Labaduba waxay daaranyihiin miisaan sayaasadeed oo Soomaali dhexdeeda waa tan Puntland e, iyo foosha federalka soo idlaatay oo mandheertii u danbaysay soo dhaceeda la sugayo waa tan Shabeelada hoose

 

Awoowe wax ma harin, Hassan waan u duceeya inuu fahmo meesha Soomaali marayso oo uusan sidii Cabdulqaasim bahashu kaga dhammaan, in ducadayda la aqbalaa la arkaa.

 

Haddese bahashu sharafteedu Garooway taallaa

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Waa runtaa awoowe puntland waa dhul aad u balaaran laakiin ha ag dhigin koonfurta dad ahaan waa adigoo wiilashaad dhashay u qaybiyay waraaqihii ay kugu dooran lahaayeen macnaha jufadu waa taas si kale ha u qaadan musharaxiintoo dhan lix oday bay kala tirsadaan waxba usuma jiraan ilaa iyo hadana waa la balaarin la'yahay dakadoo yar darteed

 

tan dagaalada shabeelada hoose wax macnaa kama bilaaban dadka waxaa lagu ridaa buufis sida reer south africa waxayna bilaabeen guux iyo hindi baa noo timid waxayna ka faa'iidaysteen

Share this post


Link to post
Share on other sites

Gooni,

 

Ilaahay Puntland waa barakeeyey, nabad iyo dawladnimo siiyey, taladana waa waafajiyey. Adiga iyo inta kula ra'yi ahi fadligaa ilaahay baxshay baad ka ciil qabtaan. Awoowe doorasha socotee, ama wax ku darso, oo guuxa xamar wax nooga sheeg, ama cuqdada aad Puntland ka qabto sheegsheegideeda aayar inta Jan 8 laga gaarayo.

 

Taasi waa tii Puntland.

 

Tan Shabeelooyinka , ama hindi ku sheeg, ama geelay daaqsin ay xaq u lahayd in xoolaha daajiso lagu cawryey ku sheeg, wallee meeshaa najjaase ka fay leh. Haddaan caqligaaga aqaanna, adoo ku baabay baa la arki oo meelan ogahay maamul gobeleed lagu kallifay ka amaamuday .

 

Waase u joognaa

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mooge   

Xaaji Xunjuf;991687 wrote:
Faroole wil win the elections cabdi cawar will be shamed again. Faroole 2014 for puntand.

the HAG, the SNM and all progress-diids are praying for someone other than Cabdiweli. it is very telling. looooooooool.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Odey   

Xaaji Xunjuf;991701 wrote:
Cabdi cawar cannot bring any progress he is a failed politician. Puntland needs a person like faroole.

 

I seem to recall you telling others to butt out of SL internal affairs?.....maybe you should take your own advice!

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Dr.xiinow ugu horayntii Maashaa allah intaad sheegtay iyo in ka badanba allaha waafajiyo awoowe, dhaliishu cuqdad maahan waxbaa laga faaiidaa hadii lagu dhaliilo waa meeshii maamul ka jiro.

Puntland shacabkeedu dawladbuu ahaa intaan maamulba imaan ka hor, waa dad sharaf leh xasha lilah waayaradu yay isaga kaa qasmin

 

Hala balaariyo maamulka jidka labada dhinac ha uga dego, dadka ha la simo, curad yaan la doonin aqoon ha la doono halayska wada arko laangaabku ha hogaamiyo laandheeraha sharcigana haloo hogaansamo ma doorkii cumar'baa yaan lagu murmin carabtu waxay tiraahdaa (albakhayl yakhsar maratayn)

 

Hadaadan intaas la imaan sow jufo is dooratay noqon maysid ileen meel walboo jufo degto layskuma laayee?

Waxaan qabaa anigoo ku hadlayo magacayga iyo magaca beelaha dulman oo dhan in cadiweli la doorto si uu wax uga badelo arimahaas kor ku xusan bisaylna loo gaaro.

 

Shabeelooyinka wax weyn kama jiraan dadkaanu waa is leeyihiin hadaan luuqad kale wax kuugu sheego meel makala jiraan gaal kacyo markii dagaal ka dhaco dhanka soke oo xamar xiga baa laysugu yimaadaa intaad fedaraalka ku mashquulsanayd dadka koonfurtu is dhex galkuu baranayay

Share this post


Link to post
Share on other sites

Oday I told kenyans to but out sl internal affairs pirates can comment on sl affairs.

I have no problem with pirates the muqdishaawis to comment on sll issues . Just kenyans not.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this