Sign in to follow this  
Mooge

Shabelle Resistance Army annihilates the HAG Galgaduud militia trying to rob their ancestral land

Recommended Posts

Mooge   

Faah-Faahin Dagaal Sh/Hoose Ka Qarxay Iyo Ciidamada Deegaanka BRA Ee (B*** Resistance Army Oo Gaari Tikniko Ah Qabsaday) PDF Print E-mail

Written by Administrator

Saturday, 14 December 2013 15:08

 

Ciidamadda xaq u dirirka ee Beesha-*********** ee difaacanaya Deegaankooda lagu soo duulay ee Shabeelada-hoose ayaa cagta mariyay Maleeshiyaadkii uu watay ******** indhacade(General-Falso) ee ka soo duulay Gobolka Galgaduud

 

Dadka Deegaanka ayaa gacanta ku dhigay Gaari-Tikniko ah iyo Qoryo daba-jeex ah iyo hub fara badan oo Maleeshiyaadkii Indhacadde uu watay ay ka carareen.

 

 

Ciidamadda Deegaanka ee B**** Resistance Army (BRA)ayaa hadda isku fidiyay xuduudaha u dhaxayo Gobolka Banaadir iyo Sh/Hoose.

 

Tuuladda Busleey Da*uud ee Sh/hoose ka tirsan oo dagaalka ugu badan uu ka dhacay ayaa Maleshiyaadkii Indhacadde ka carareen meydad gaaraya 11-Ruux,iyadoo 22-dhaawac oo gacanta lagu dhigay ay daweynayaan Ciidamadda deegaanka Sh/hoose ee BRA

 

Waxaa xusid mudan Kooxda Da**adiid ee Xukunka Soomaaliya la wareegay inay qeyb ka yihiin colaadda ka socoto gobolka Sh/hoose,maadaama ay dharka tuutaha ciidamada u soo gelisay General-Falso,Goobaale oo isagana General sheeganaya,weyna adag-tahay in xaalka Sh/hoose xal loo helo,inta Indho-Cade (General-Falso)iyo Kooxda Goobaale hogaaminayaan ay sheeganayaan inay yihiin ciidamadii Dawladda ee Gobolka Sh/Hoose,iyadoo dadka deegaanka ay xasaasiyad ka qabaan Kooxahan oo laga soo bilaabo 1991-dii ilaa 1998-dii Biyaha webiga ka iibin-jiray dadka deegaanka oo maanta qoryaha qaatay si ay isaga dhiciyaan ********tan gobolkooda ku soo duushay ee dhul-balaarsiga wada.

 

Wixii ku soo kordho dagaalka u dhexeeya Dadka deegaanka ee Sh/Hoose iyo ********ta Indhacadde ee Galgaduud ka soo duulay kala soco Shacabkamedia oo caan ku ah erayga Runta kama Xishoono

 

Shacabkamedia-Beyra-Puntland

 

Runta Kama-Xıshoono

 

Email:Shacabkamedia@live.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mooge   

HAG shantadu hadanay ka celin, ka lexan mayan. The people of shabelle hoose have said enough is enough. now the HAG president will use government army and in the next couple days you will see qoslaye sending reinforcements to shabellaha hoose to rob innocent people's villages and cities.

 

good job BRA.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Hawdian   

^ not according to Sheikh Jeeneraal IndhaCade. The watermaliyan and HAG are allies the president must stop this . Hadi kale waa ku ceeb.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Been badanaa dadkaan. Awdheegle dadka ku dagaalamaayo ma'aha dadka kor ku qoran. Xataa ma kala yaqaanaan dadka dego Shabeellaha Hoose iyo toddobadeeda degmo. Afgooye, Awdheegle, Daafeed (Wanla-weyn), Marko, Qoryooleey, Kunturwaareey iyo Baraawe waaye degmooyinka Shabeellaha Hoose. Intaas degmo kala reer degan, inkastoo lix ka mid ah isku jufo kor yihiin.

Share this post


Link to post
Share on other sites
cadnaan1   

MMA D/M ayaga finalka ayey joogan miyaa qoladii soo baxday ayey sugayaan.

 

 

laakiin waxaan la yaabaay markii alshabaab ay maamulayeen 5 years sh/hoose wax dagaal qabil isku haystay majirin laakin meel walba oo laga saarayshabaabka dagaal qabiil ayaa ka jira sh/hoose, sh/dhexe ,jubada hoose iyo hiiraan oo iyadan hada foolanaysa.iyo maamulka koofur galbeed.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mooge   

HAG militia leaders in mogadishu are threatening shabelaha hoose MPs working in mogadishu after they were defeated. loool.

 

Warculus:Mid ka mid ah Kaabo-mooriyaanta HAG oo Hanjabaad warbaahinta u marayay Xildhibaanada……

 

Maxamed Cumar Mudane oo ka mid ah Horjoogayaasha Maleeshiyada HAG ee dhul-boobka ka wada Sh.Hoose oo la hadlay mid ka mid ah idaacadaha beeshiisa ee Muqdisho ayaa u hanjabay Odayaasha iyo Xildhibaanada beesha shabelaha hoose ee ku sugan magaalada Muqdisho. Mudane oo ku magacaaban gudoomiye ku xigeenka dhinaca amaanka ee G.Sh.Hoose ayaa ku sheegay wareysi uu siiyay Idaacada beeshiisa in gudaha Muqdisho ay ku bartilmaameedsan doonaan Xildhibaanada iyo odayaasha beesha shabelaha hoose ee ku sugan Muqdisho. Maxamed Mudane ayaa maciin biday in uu u hanjabo xildhibaanada iyo Odayaasha beesha shabelaha hoose ee ku sugan Muqdisho kadib markii lagaga adkaaday maleeshiyada beeshiisa dagaalada dhulboobka ah ee ay seddexdii maalin ee la soo dhaafay ku soo qaadeen deegaanada dadka nabada jecel ee Sh.Hoose. Hanjabaada ka soo yeertay HAG leader Mudane ayaa muujineysa heerka naflacaariga ah ee ay marayaan Maleeshiyada HAG iyo sida ay u doonayaan in dagaal cabsigelin ah ay ku qaadaan waxgalka beesha shabeleha hoose laakiin waxa uusan ogeyn in laga soo tegay xilligii leysu hanjabaadi jiray.

 

markacadey.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
galbeedi   

few weeks ago Warlord Dahir Calasow openly incited the murder of *** Community in Waaberi and Hamer Jajab for the retaliation of number 50 clashes. The Shabeelaha Hoose community is one of the oldest and most civilized among Somali people. You will never see their elders or politicians incite violence or abuse other communities. This community were on of the most powerful guardians Somalia territory against the Italian colonials in late nineteen century and early twentieth century while others welcomed them open arms. They suffered huge loses in Warshikh, Lafoole, and Afgooye. If Somalia is a land of Justice, they should be ruling the land between Afgooye and Kismaayo. Keep in mind Ahmed Madoobe is the temporary man Jubba until the rightful owners get their Justice.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this