Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

Somali federal government to expand its control over Galkacyo and Mudug

Recommended Posts

XOG DEG DEG AH IYO SAWIRRO:— “Wasiirka Arimaha Gudaha DF oo hub iyo Ciidan ku ururinaya Koonfurta Gaalkacyo, abaabul Dagaalna wada”

Warar rasmi ah oo Howlwadeenada Puntlandi ay Heleen ayaa sheegeysa in Villa Soomaaliya ay waayadaanba ka socdeen Abaabul dalka dib looga abuurayo Colaad iyo khalkhal si loo mashquuliyo shacabka loona xoojityo awooda Muqdisho, Waxaa qorshahaan ka mid ah Dagaalada labada Shabeele, kii todobaadkii hore ka bilowdey Hiiraan iyo weerarkii bishii hore lagu qaadey Ciidanka Puntland ee fadhigoodu yahay Godod.(Sawirada qoraalka hoostiisa ka daawo)

Hadaba Xogtii u dambeysey oo aan todobaadkaan helney ayna la socdaan sawiro cadeyn ah ayaa sheegeysa in Wasiirka Arimaha Gudaha Cabdikariin Xuseen Guuleed, uu bishii hore gaarsiiyey Galmudug Hub iyo Rasaas, halkaasoo horey uu tababar ugu bilaabey Ciidan Maleeshiya beeleed ah, isagoo ku abaabulay magaca Ciidanka Xooga dalka soomaaliyeed, sidaasna lagu qalabeeyey, Ciidankaan waxay qayb ka ahaayeen ciidankii Weeraray Deegaanka Godod oo saldhig Ciidan ku leeyihiin Ciidanka Puntland.

Sawirada aad hoos ku aragtaan waa Xero laga sameeyey duleedka koonfureed ee Gobolka Mudug laguna magacaabo Indhaqaris, waxayna Ciidankaan ku mushaar qaataan magaca Xooga Dalka Soomaaliyeed, waxayna ka amar qaataan Jeneraal Qaybdiid, waxayse u howlgalaan Ciidan beleed ama Maleeshiyo Beeleed ahaan, Qalabka ay wataan Waxaa bil ka hor laga keeney Muqdisho.

Sida aan xogta ku helney Waxaa loo abaabulayaa Ciidan beleedkaan iney amaan xumo ka bilaabaan deegaanada Puntland gaar ahaan Gobolka Mudug, Weerarkii bishii hore ay ku qaadeen Godod wuxuu ahaa tijaabo, waxayna hada soo wadaan Weerar xoogan, laakiin lama oga meesha ay marakan damacsan yihiin iney weeraraan.

Dhinaca Gobolka Mudug kama jiraan dhiilo colaadeed iyo ka warqab ay ka warqabaan weerarka lala damacsan yahay ee Villa Soomaaliya lagasoo maloogayo, Dhinaca Kale Xukuumada Puntland iyo Musharixiinta u tartamaya Hogaanka Puntland ma dareensana Codlaada kasoo fool leh Villa Soomaaliya ee laga maloogayo Koonfurta Gaalkacyo.

 

 

 

a.jpg

 

b.jpg

 

c.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites

IsseRiyole;991105 wrote:
Dream on that wish ! Perhaps Somaliland might be in jeopardy then Puntland.

 

Somali Military are forming chain of command and are moving up for about year now , SFG arm forced have so far passed Hiiraan - Gedo- Gobolka Galgaduu - Bay and Bakool and Now SAF are recruiting training and opening up camps in Galkacyo well done significant improvement from Previous Governments . Merchandise and Goods are freely and safely moving From Bossaso to Mogadishu .

 

 

Saraakiishan ka socotay wasaarada Gaashaandhigga oo ay wehliyeen mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Gulmudug ayaa gelinkii dambe ee shalay gaaray degmada Bacaadweyne ee gobolka Mudug, waxeyna ujeedada socdaalkooda ku tilmaameen u kuurgelida xaalada ciidamada iyo sidii ay uga mid noqon lahaayeen ciidamada Qalabka sida.

 

Sidoo kale saraakiishiisha oo si weyn loogu soo dhaweeyay degmada Bacaadweyne ayaa sheegay iney diiwaan gelinayaan ciidamadii hore islamarkaana ay qorayaan ciidamo cusub oo ka mid noqda ciidamada qalabka sida, waxeyna halkaasi ku diiwaan geliyeen boqolaal ciidamo ah oo ka mid noqonaya kuwa Qaranka.

 

Saraakiishan ka socota wasaarada gaashaandhiga ayaa la filayaa iney booqdaan deegaanno kale oo ka tirsan gobolka Mudug si ay usoo diiwaan geliyaan ciidamo cusub oo ka mid noqondoona ciidamada qalabka sida, waxeyna hore usoo booqdeen xerooyinkii ciidamada ku lahaayeen magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug.

 

Daawo Sawirada Ciidamada Ahlusuna oo lagu biiriyay ciidamada dowladda iyo Xerada 21aad la furay

Munaasabad ballaaran oo dib loogu furayay Xerada Ciidamada Xoogga dalka ee 21-aad ee Magaalada dhuusa-mareeb ayaa Gelinkii dambe ee Maanta lagu qabtay Dhismaha xaruntaas oo ku taalla magaalada dhuusa-mareeb ee Xarunta Gobolka Galgaduud iyadoo si rasmi ah xarigga uu uga jaray dib u furitaanka Xerada Abaanduulaha Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed Gen.C/Risaaq Khaliif Cilmi ,waxaana munaasabaddaasi goobjoog ka ahaa,Saraakiisha Taliska Xoogga dalka ee 21-aad,Saraakiisha sarsare ee Ahlusunna Waljamaaca ,Odayaasha Dhaqanka,siyaasiyiin iyo martisharaf kale oo lagu casuumay munaasabadda.

abandule_3.jpg

 

The Arms embargo will be fully lifted and SAF will be getting more moderate up to date weapons

 

 

images?q=tbn:ANd9GcTyFIwrs6QW1wh578nv8KZ

 

 

Somali Arm force are slowely gaining control of the Country in peaceful matters should be welcomed ..........Somalia needs one chain of command a sustainable peace and stability will be achieved .

Share this post


Link to post
Share on other sites

First of all there is nothing called Somali Army Forces that is a blatant Lie, these are HAG Tags &Former alshababs . They are not welcomed #Puntland.Perhaps Somaliland can Have them ! The're all yours.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Samafal   

Every time some one gather few couple of battle wagons in North Mudug why people say they will takeover Mudug and Galkio? I say that's easier said than done. These militias being trained are not more than clan militias with clan loyalty and will never have any proper military discipline with command structure. Case in point look what is happening in in Lower Shabelle. Soldiers trained by EU for federal government are fighting on clan lines. This is the reason why any major lift of embargo should not take place until there are proper rehabilitation and training takes place and soldiers from different regions are mixed together to form part of national army with proper chain of command.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Samafal its easier to bring down the wall between the Somali weyn clans:D Somali diid is a wrong phenomenon no one has monopoly over this Somali identity. Unless you believe the cambuulo eating Muqdishaawis and the Pirates in Eyl they have monopoly over the word Somali. Than perhaps you are maybe right since every negative association in the media reflects them Black Hawkd down and Captan Philips:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this