Sign in to follow this  
Ducaysane

Goonjeex the new prime minister

Recommended Posts

His clan is unncessary in today's Somalia, what Somalia needs is a competent and capable Minister with the right education. Anyways, I doubt he won't be from any other than the corrupt Dam Jadid cult. Qoslaye will avoid anybody whom he deems a challenge to his grand design for Somalia, namely division, backwardness, poverty and constant begging of his masters.

Share this post


Link to post
Share on other sites
cadnaan1   

maanta ayaa la ogaan doonaa qofka uu noqon doono

 

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa diyaar garowgii u dambeeyay ugu jira soo magacaabida Wasiirka Koowaad ee Xukuumada Soomaaliya, isagoo soo gaba gabeeyay wada tashiyo ku saabsanaa soo magacaabida iyo tilmaamaha laga rabo inuu yeesho qofka uu u magacaabi doono.

 

Warar lagu kalsoonaan karo oo ay heshay Jowhar.com ayaa sheegaya in saacadaha soo socda lagu wado in Madaxweynaha uu ku dhawaaqo Ra'iisul Wasaaraha cusub, iyadoo lagu wado in gelinka dambe ee maanta la magacaabo.

 

Madaxweynaha ayaa shalay wareysi la qaadanayay xubnaha soo gudbiyay codsiyada ee dadaalka ugu jira in loo magacaabo Ra'iisul Wasaare, waxaana musharax walba uu kulanka la qaadanayay in ku dhow nusa saac.

 

Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa la filayaa in gelinka dambe ee maanta u ambabaxo magaalada Nairobi oo uu uga qeyb geli doono xuska maaliyada Xoriyada Kenya, iyadoo ay dhici karto ka hor inta uusan bixin uu magacaabo Ra'iisul Wasaaraha.

 

Ilo wareedyada ayaa sheegaya in laga yaabo Madaxweynaha uu ku dhawaaqo gelinka dambe ee maanta ama maalinta berri, hase ahaatee waxay u badan tahay in todobaadkan gudihiisa aysan dhaafi doonin.

 

Warar la isla dhex marayo ayaa sheegaya in xilka Ra'iisul Wasaaraha ay ugu cad cad yihiin Xuseen Cabdi Xalane iyo C/waaxid Cilmi Goonjeex, oo horay xilal Wasiiro uga soo qabtay Xukuumadihi hore.

 

Labadan nin oo isku xigay ayaa shalay ka mid ahaa shaqsiyaadkii uu la kulmay Madaxweynaha ee uu wareysiga ka qaaday, kana dhageystay qorshahooda hadii loo magacaabo xilka Ra'iisul Wasaaraha.

 

Lama oga ilaa iyo hada cida uu Madaxweynaha u magacaabi doono Wasiirka Koowaad, iyadoo ilaa labaatameeyo musharax ay codsiyadooda ay ku dalbanayaan in loo magacaabo Ra'iisul Wasaare ay u gudbiyeen xafiiska Madaxweynaha.

 

 

Somali news leader

Share this post


Link to post
Share on other sites
cadnaan1   

warkaan waxaa soo qoray kismaayonews haduu run noqdana waa nasiib daro aad weyn.

 

Dagdag: Xuseen Cabdi Xalane oo loo magacabayo RW

Published: December 11, 2013

Wardagdag oo naga soo gaaraya xarunta madaxtooyada ayaa sheegaya in Xuseen Cabdi Xalane saacadaha soo socda loo magacaabayo Raisul Wasaaraha cusub ee Soomaaliya. Waxii kasoo Kordha dib kala soco. Xalay ayaan qornay in Goojneex ugu horeeyay tartanka ayaa ugu horeeyay balse saacad aha soo socda ayaa lagu dhawaaqi doonaa raisal wasaaraha cusub inuu noqdo Xuseen Cabdi Xalane.

 

Wararka ayaa sheegaya in markii ay soo baxday in Goonjeex loo wado raisulwasaaraha ayaa xalay dawladda Ethiopia soo dhexgashay kuna cadaadisay in Xalane lagu baddalo haddii ay Soomaalia Ethiopia Xariir ka rabto taasaana khasabtay isbaddalkan.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Wararka ayaa sheegaya in markii ay soo baxday in Goonjeex loo wado raisulwasaaraha ayaa xalay dawladda Ethiopia soo dhexgashay kuna cadaadisay in Xalane lagu baddalo haddii ay Soomaalia Ethiopia Xariir ka rabto taasaana khasabtay isbaddalkan.

I pray that this is not true.

Share this post


Link to post
Share on other sites

thefuturenow;990734 wrote:
I pray that this is not true.

Waa macquul oo dhici karo. The other day I was reading the 'required' credentials of ra'iisul wasaaraha cusub from madaxtooyada. It seemed it was an official document and one of the top requirement expected from anyone seeking this position was s/he 'must not' have any conflict or enemity with neighbouring countries (read: Xabashida iyo Kuukaayada). Saas ayaa noo dambeysay Soomaali haddaa nahnay, and some are happy to be subjects of Xabashada iyo Kuukaayada than in mid Soomaali kalo u taliyo in midnimo iyo walaaltinimo.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this