Sign in to follow this  
malistar2012

Taallooyinkii Muqdisho caanka ku aheyd oo lasoo celinayo Gudoomiyaha Gobolka

Recommended Posts

Maamulka Gobolka Banaadir howlaha uu ka wado Magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho ama 17 degmo ee uu ka kooban yahay ayaa ah kuwo aad loo amaano, iyadoo mashruucaasi ay ku baxayaan malaayiin dollar.

 

Gudoomiyaha Gobolka ayaa ka hadlaya waxyaabo badan oo qarsoon isagoo sharxayo howlaha ka socda Magaalada iyo qaabka ay ku hirgashay Bilicdeeda.

 

Wuxuu sheegay Tarsan in Taalooyinkii caanka ahaa ee Taariikhda Soomaaliya caanka ku aheyd ay wadaan qorshihii dib loogu soo celin lahaa, isagoo xusay in tallaabadani ay tahay mid ay ku hormarinayaan Muqdisho.

 

Hadaba Barnaamijkaan gaarka ah ee ka hadlaya Wax badan iyo Mataaneynta Muqdisho iyo Turkiga.

 

" frameborder="0" allowfullscreen>

 

Must watch Interview it will give you on hit that Somalia is heading right direction through development and reconstruction

achievement . Thanks to Mudane Tarsane who will be remembered as man who cleaned and reconstructed Xamar Caadey .

 

dhagaxtuur.jpg

 

Mujahiid Tarsane confirms in the interview that the Taalooyinkii are on there way and are being build in Istanbul , Also It cost the Banadir admin more then million dollar to manufacture it and bring it home.

 

$ 600 000 thousand for the 17 district of Mogadishu for reconstruction and development well done Mudane Tarsan .

 

Tarsane should be awarded as the Governor of Mogadishu for indefinite terms

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maqane   

Tarzan wuxuu mudanyahay in la gudoomiyo billadda horumarka. Balse waxaan ku raacsanayn su'aashii la waydiiyey ee qusaysey dibu dhiska degmooyinka sidii uu uga warceliyey. Wuxuu yiri 'degmo kasta baan maalgeliyey balse maalgelin waxba ma tarayso haddii aysan qorshe u dagan laheyn. Waa inuu kormeeraa uuna la xisaabtamaa dadka uu u xilsaaray mashruucaas, haddii ay dadkaas shaqadooda ka soo bixinna uu ku badalaa kuwa ku hoboon. Mida kale Tarzan aad buu 60% u yaqaanaa bulsho dhaqameedka Soomaalida, marka shaqadan wuu ku haboonyahay balse waxaan ka bartay waraysiga inuu weli 40% uusan garanin qaabka uu ula dhaqami lahaa bulshada siduu isbedel ugu sameeyo. Xoog wax laguma maquuniyo ee waa inuu wax u sheegaa bulshada sida ay wax ugu habootahay markaas wuxuu ka heli karaa kalsooni iyo wada shaqeyn. Soomaalida halkaa ku nool oo nolosha laqabsatay aad beey u adagtahay ineey ciyoow isbedel sameeyaan, waxaa loo baahanyahay dulqaad fara badan.

 

Falladiisii ugu dambeysay baa iga qoslisiisay :D

 

Godoomiyihii ugu horreeyey oo aan liiska taariqda horumarsyaasha ku daro buu noqon haddii uu sidan ku sii socdo uuna ka soo baxo intii aan horay u soo sheegay.

 

 

 

@Malistar

Waad ku mahadsantahay waraysiga muuqaalka ah aad nala wadaagtay.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maqane   

Dibudhiska iyo ilaalinta Taallooyonkii hore aad beey lamahuraan ugu yihiin xusuusta iyo taariiqda ay lahayd Magaala madaxda. Waxaan rajayn in lagu guuleeysto qorshahan.

Share this post


Link to post
Share on other sites

cost 1 million to manufacture and bring it home from Istanbul.:mad: I wonder how donors will look at this; I'm sure they could have built a replica thmslvs til atleast when donors not sustaining and not an issue.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this