Sign in to follow this  
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Xan dumar

Recommended Posts

Cadale   

LOOOOL@ ina adeero markaad leedahay gabiley faadumo siciid ma imaan kareeyso, adigo oo aayo ah? Subxaana yaa rabika naa labo nuux baanad iga celin karayn macdala gabileey iskaba dhaaf. habartu she's a straight up gangisterad walahi :D

LOOOOL@ Gaajadii aad hindiya kala timid iyo labada shiid ee hindiya kala timi ee nayloonka ahayd ee aan kula ogeeyn baad maxey ahayd la timi deetana aad is tidhi maanta aad rashinka agoomaha iyo masakiinta la siinaye bal adigu aad ka taajirtay oo gurigaaga maanta aad kaga dhisatay wala xowla wala quwatan illah billah, naa adiga miyaanad maalinta aan caruurta geynaaye een maxeey ahayd... miyaanad ahayn tii jilbaha ii heysatay, adiga aniga jilbaha ii heystay, miyaanad igu odhan tikidkha iga bixi, ina adeerey ii kaxeey.

LOOOOOOOOL WTF somali women should stay in the kitchen.

Ps..

MMA, ninyahow ereyga ''eesh caleeg'' waa afka habraha, ninka raga afkiisu waxaa kama so baxaan waa iga tallo.

Share this post

Link to post
Share on other sites
cadnaan1   

naag sababta loogu diiday inay masuul wadan noqdaan ama siyaasada ka mid noqdaan waxaan oo kale ayaa ugu wacan,isma xakameen karaa haday xanaqaan sida tan kale ayey afka iska furanyaan.

Share this post

Link to post
Share on other sites

Cadale;990152 wrote:
LOOOOOOOOL WTF somali women should stay in the kitchen.

Ps..

MMA, ninyahow ereyga ''eesh caleeg'' waa afka habraha, ninka raga afkiisu waxaa kama so baxaan waa iga tallo.

Haye, magacyadaada hore kugu haboonaa ee iska soo cesho. Mise Reer SOL u beenguur isleedahay.

Teeda kale 'WTF' jiil jiilka aan qaangaarin ayaa isticmaalo ee iska yaree, haddii wax la isku sheegaayo.

Safferz   

Apophis;990149 wrote:
She's "alpino" Somali; though I wonder if it's through choice or natural design. :eek:

I think she was born in Wales, she could be mixed.

SMH@ the comments here, I should bounce before it turns into the inevitable clusterf--- of misogyny and other bs about women in politics. *excuses self from thread*

Share this post

Link to post
Share on other sites

Safferz;990163 wrote:

This is an excellent piece on women and politics

Share this post

Link to post
Share on other sites
Maqane   

Qofdhan oo xubin siyaasadeed ka mid ah baa ku hadlaysa afka guriga. Wax lala yaaba ma'ahan saa xilka waddo dheer uma soo marin oo waxbarasho u gaar ahna maysan soo dhigan marka eedda iyada iskama laho. ''Meesha sida ay u taal baal loolayaallaa'' baa layiri... marka, waa uun iska Soomaali siyaasadeed.

--

PS: @Apo, i think It's through choice.

Share this post

Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this