Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

President hassan rejects sangub and Saado's revisionist movie, to glorify the former Kacaan regime.

Recommended Posts

Madaxweynaha Somaliya oo Mamnuucay Filim Sangub iyo Saado Cali ku caayeen Halgankii Dibu-xorraynta Somaliya.

(Hadhwanaagnews) Friday, December 06, 2013

Muqdisho (BLM) Madaxweynaha Somaliya Xasan Sh Maxamuud ayaa Somaliya ka mamnuucay Filim ay sameeyeen San-gub iyo Saado Cali kaasoo ay ugu magac dareen ?Ummad wada siyaasi ah side loo xukumi karaa??, taasoo si wayn u af-lagaadaynaysay Halgankii Shacabka Somaliya u soo mareen in ay talada ka tuuraan Siyaad Barre.

 

Madaxweynaha Somaliya oo Mamnuucay Filim Sangub iyo Saado Cali ku caayeen Halgankii Dibu-xorraynta Somaliya.

 

 

Muqdisho (HWN) Madaxweynaha Somaliya Xasan Sh Maxamuud ayaa Somaliya ka mamnuucay Filim ay sameeyeen San-gub iyo Saado Cali kaasoo ay ugu magac dareen ?Ummad wada siyaasi ah side loo xukumi karaa??, taasoo si wayn u af-lagaadaynaysay Halgankii Shacabka Somaliya u soo mareen in ay talada ka tuuraan Siyaad Barre.

 

Halkan Guji warkaas oo faahfaahsan.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kaluun   

That's caqli Konfureed for you. Instead of rallying AMISOM and trying to go through his list of naming new Prime Minister, the useless cambullo president is busy banning little riiwayaad by two seniors who escaped from their nursing homes in North America.

 

How will these two seniors entertain themselves now? Does he have alternative recreation perhaps jumping through hoops AMISOM style.

 

Sado Ali played more role in the downfall of Barre than Cullusow and any of the USC crew who only looted the city when it was liberated for them.

 

Perhaps Sado Ali betrayed them as box snatchers and they didn't want the truth out.

 

She was part of the campaign against the Kacaan and produced good motivational songs for the SNM.

 

She likewise spoke against the genocide in Kalshaale against Dhulos by Dhulos wearing our shirt.

 

As for Sangub, ninka abti ayan uu nahay...wa odaay, he went against us, he joined us...wu ino yimi wu inaga tagay....wa cadi life is like that.

 

Ruuntu wa flat line but no one lives a life of a flat line. One day you will find yourself on the other side of something you used to support once and that's just nature.

 

 

 

Never support AMISOM thinking and their small 'governmental' decrees.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Xaaji Xunjuf, Singub iyo Saado Cali, labaduba mucaarad kacaanka ah bay ahaayeen.... Nin waliba waxay xirfadiisu aheyd buu ku dagaalamay, labadani qori meysan qaadine, suugaanta bay ku dagaal galeen oy ku muujiyeen fikirkooda.

Kaa kale Kaluun sita muxuu ka hadlayaa, Sangub wuu noo yimid iyo wuu naga soo horjeeday?.. Adigoo ayo ah sxb?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this