Sign in to follow this  
Cadale

Banadir admin will take over houses

Recommended Posts

cadnaan1   

Tarsan iyo kan gaaban ee afhayeenka u ah waa laba dhaa dhaan ah,maba oga inay shacabka xor u yihiin hantidooda meesha ma north korea maa la joogaa

 

dhawr bil ka horna waxay shacabka xamar ku amreen inuu guri walba laga suro calanka somalia iyo nalal laga hor suro.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Guje   

cadnaan1;989312 wrote:
Tarsan iyo kan gaaban ee afhayeenka u ah waa laba dhaa dhaan ah,maba oga inay shacabka xor u yihiin hantidooda meesha ma north korea maa la joogaa

 

dhawr bil ka horna waxay shacabka xamar ku amreen inuu guri walba laga suro calanka somalia iyo nalal laga hor suro
.

I fully support Tarzan on this.;)

Share this post


Link to post
Share on other sites
Hawdian   

cadnaan1;989312 wrote:
Tarsan iyo kan gaaban ee afhayeenka u ah waa laba dhaa dhaan ah,maba oga inay shacabka xor u yihiin hantidooda meesha ma north korea maa la joogaa

 

dhawr bil ka horna waxay shacabka xamar ku amreen inuu guri walba laga suro calanka somalia iyo nalal laga hor suro.

Kkkkkk I agree with you about this Tarzan guy power has got into his head . I totally gave up marku yidhe dumarka ha is nadifiyaan and this coming from a guy who live in the UK ingriiska . Does he just say whatever that comes his head . Couldn't the unika choice a more levelheaded guy running a city of 2 Mill . when we hear everyday they all Motacallim, Sheikh,dhaktar,safiir iyo wlm ah.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Khadafi   

This is an upright biliqo of houses belonging to the banaidiri-community and the d-block who fled from Mogadishu. Who is Tarzan to legitimize un-lawful take-over over houses beongning to those who fled from the civil war. Why does not he instead call for the ******** to return the the looted houses to it's rightful owners.

 

Taarzan needs to go and needs to do it quickly.

Share this post


Link to post
Share on other sites

It was wrong for Somalis to accept the legality of Muuqdisho after the civil war. You can't share the capital with those folk like Tarzan and all those cheer leaders with same mindset. In fact Somalis have become experts in the culture of Mogadishu and that is why people are selling their properties in the city, because no body other than Unuka who wants to live that city. People have returned to their motherland and have said goodbye to Mogadishu for good.

The honeymoon in Mogadishu is over, no big construction is underway except the Turkish projects and few refurbishing of older houses around the where the government is. The rest of the city which is not less than 80% looks like Hiroshima of the WW 2.

If they want to loot the rest, which are already been destroyed, then no one will be surprised. Somalidu waxay tidhaahdaa: ninna caaddi ma baajo. Bililiqadu waa dhaqanka meesha, marka nin aan u dhalan Xamar oo isku aamminayaa ma jiro. Somalida dhaqankeeda ma ahayn in hantida ma guuraan ka ah si badheed hadh cad looga dhaco, lkn waxaa ku caan baxday Xaramar.

 

Kuwan Tarzan u jaamaynaya waa dhashii looters Inc. Ee ha la yaabina. Qof xaaraan ku lagu canqiriyey maxaad ka sugaysaa?.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Mahiigaan

 

The honeymoon in Mogadishu is over, no big construction is underway except the Turkish projects and few refurbishing of older houses around the where the government is. The rest of the city which is not less than 80% looks like Hiroshima of the WW 2.

Billions of dollars worth of project have started in Mogadishu , Mogadishu admin are building new district as the city became to small for its population.

 

Shirka Jazeera Estate ayaa maanta soo bandhigtay Shirkado ay heshiis kula gashay inay biyo iyo koronto geliyaan dhulka laga dhisi doono deegaanka Jazeera ee loogu magac daray Real Estate.

 

Munaasabad lagu soo bandhigayay heshiiskan oo ka dhacday maata Hotelka Jazeera ayaa waxaa hadalo ka jeediyay Mas'uuliyiinta Shirkadaha deegaanka ka dhisaya dhulka Jazeera iyo shirkada korontada iyo biyaha gelinaya.

 

Gudoomiyaha Shirkada Jazeera Estate Iimaan Maxamed Cali ayaa ka hadlay halka ay mareyso dhismaha casriga ee laga hirgelinayo deegaanka Jazeera, kaasoo noqonaya deegaan dhan oo u dhisan qaababka guryaha caalamiga, waxaana uu lahaan doonaan dhamaan adeegyada aas aasiga u ah bulshada, sida Koronto, Biyo, Taleefan, Internet iyo iwm.

 

Iimaan Maxamed Cali ayaa sheegay in dhagax dhiga rasmiga ee dhismahan uu bilaaban doono 1-4-2014, waxaana uu noqon doonaa deegaankii ugu horeeyay qaab casri u dhisan sida dalalka horumaray oo kale oo laga dhiso deegaanka Jazeera.

 

Sidoo kale waxaa ka hadlay munaasabada Mohamud Omar Aadan oo ah milkiilaha shirkada la siiyay biyo gelinta dhulka, waxaana uu sheegay in dhamaan deegaankaas ay gelin doono biyo nadiif ah.

 

Deegaanka Casriga ee Real Estate ayaa waxaa uu yeelan doonaan dhismayaal isugu jira Hotelo, Guryo Villa ah, Masaajid, Saldhig Boolis, Xarun Caafimaad iyo goobo lagu nasto oo Jardiino ah, Barkado lagu dabaasho, waxaana guryahaas loo qalabeyn doonaa sida guryaha casriga ee caalamka, iyadoo dhowaan la soo bandhigay naqshadaha deegaankan laga dhisayo Jazeera
.

zbv8.jpg

 

qnql.jpg

 

 

One year of stability imagine what future holds for Mogadishu :o

 

1110.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
Cadale   

Mahiigaan;989520 wrote:
It was wrong for Somalis to accept the legality of Muuqdisho after the civil war. You can't share the capital with those folk like Tarzan and all those cheer leaders with same mindset. In fact Somalis have become experts in the culture of Mogadishu and that is why people are selling their properties in the city, because n
o body other than Unuka who wants to live that city
. People have returned to their motherland and have said goodbye to Mogadishu for good.

.

This video proves something else

 

 

 

 

The honeymoon in Mogadishu is over, no big construction is underway except the Turkish projects and few refurbishing of older houses around the where the government is. The rest of the city which is not less than 80% looks like Hiroshima of the WW 2.

Not according to this thread.

 

http://www.somaliaonline.com/community/showthread.php/67343-Latest-Mogadishu-Pictures

 

If they want to loot the rest, which are already been destroyed, then no one will be surprised. Somalidu waxay tidhaahdaa: ninna caaddi ma baajo. Bililiqadu waa dhaqanka meesha, marka nin aan u dhalan Xamar oo isku aamminayaa ma jiro. Somalida dhaqankeeda ma ahayn in hantida ma guuraan ka ah si badheed hadh cad looga dhaco, lkn waxaa ku caan baxday Xaramar.

donkey-5.jpg

 

 

negroplease1.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites

Waryaa Xamar waan kaaga war roonahay. Anigaa khuraafaad igama dhhadhicin kartid, waana kuu sheegay in inta AMISOM joogto la dhisay. Sheeka kale ma haysaa?

Dameerkan aad igu tilmaantayna adigaa iiga aqoon badan ee taa la soco.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Cadale   

Thats all. ''waan kaaga war roonahay''

 

images?q=tbn:ANd9GcRoXa6IT7XdPmXmlMRLBvs

 

sxb meel iska fariiso i gave you evidence if you want to prove me back do the same ama meesha waxba kuma heysid

Share this post


Link to post
Share on other sites

Maxaad tidhi, Negro Please?. dadkan aad Negro ku caayaysid waa kaa aqoon badanyihiin waana kaa horamarsanyihiin, waana kaa qurux badanyihiin. Ma garatay dee?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Cadale,

 

Waa maxay doc ka yeedhnimadu?. Nin baan u jawaabayayee, xagee igala qaadday, mise laba username baad leedahay?.

Calaacalkee dee, waar anigu Xamar guri kuma lihi wax iga yaallaana ma jiraan ee adiga ha ku deeqdo.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Haatu   

Mahiigaan;989520 wrote:
Kuwan Tarzan u jaamaynaya waa dhashii looters Inc. Ee ha la yaabina. Qof xaaraan ku lagu canqiriyey maxaad ka sugaysaa?

:D :D :D K.O

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this