Sign in to follow this  
malistar2012

Mogadishu resident rally for Dr Farmaajo as next Pm of Somalia

Recommended Posts

Top News Sawiirada Raisalwasaari hore ee Somalia Dr Farmaajo oo gobaha muhiimka ah ee Magaalada Muqdisho lagu dhajiyay xili la hadal hayo in lo magacaabi doono Raislawasaraha Somalia.

 

1-111AFARMMM1-300x194.jpg

 

Magaalada Mudisho ee Caasimada Somalia ayaa caaw ka duwan sidii ay ahayd maalmihii la soo dhafay ayado magaalada lagu soo daadiyay Ciidamo badan oo lagu talagalay sugida Amaanka Magaalada Muqdisho xili magaaladaasi u galabtay ka dhacay isbadal weyn.

Wadoyiinka waaweyn ee magaalada Muqdisho ayaa waxaa lagu arkaya Ciidamo gaaf wareegaya iyo Shacbka oo iska waraysanaya Isbadalka ka dhacay Somalia.

Arimaha caawa dadka soo jiidanayay ayaa waxaa ka mid ah in Sawirka Raisalwasaarihi hore ee Somalia Mudane Maxamed Cabdilahi Farmaajo lagu xardhay meelo badan oo magaalada Muqdisho ka tirsan ayado sido kale la arkayay gawaarida noca raxada ah oo uu ku dhagan yahay Sawirka Farmaajo.

index

index.jpg

 

 

Dhanka kale waxaa jira warar ka imanaya Villa Somalia oo sheegay in Dr Maxamed Cabdilahi Farmaajo u yahay Shaqsiga lo badinayo in uu Madaxweynaha Somalia u soo magacaabi doono Raisalwasaaraha Cusub ee Somalia.

Sido kale waxaa jira warar sheegay in Midowga Yurup ay ka codsaden Madaxweynaha Somalia in u Raisalwasare Farmaajo u yahay Shaqsiga kaliyah ee lagu amini karo malaayiinta Dollar ee Midowga yurup ay ugu deeqay Somalia .

 

 

 

Dr Maxamed Cabdilahi Farmaajo ayaa waxaa lagu xasuusta sidi rajada qaranimada Somaliyeed uu u soo celiyay mudadii lixda bilood ahayd ee ay xukuumadiisu ka talinaysay Somalia asago noqday Raisalwasaraha ugu Shacbiyada badana Raisalwasaareyaashi so maray Somalia.

 

 

 

Ali Nur Jamac

Muqdisho-Somalia

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

Che -Guevara;988930 wrote:
lol@Dr

They call President Hassan Shiiqoow a Professor, ninkey Soomaalida wadwadaan waxey ugu wacaan Diktoore & Professor, I am asking, when did Hassan Sheikh became a Prof, helping to establish MACHADKA SIMAD can't make you a professor, he made SIMAD a university with his powers, he attended a graduation the other day and usually goes there twice a week doing a degree in Finance.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Cadale   

nuune;988934 wrote:
They call President Hassan Shiiqoow a Professor, ninkey Soomaalida wadwadaan waxey ugu wacaan Diktoore & Professor, I am asking, when did Hassan Sheikh became a Prof, helping to establish MACHADKA SIMAD can't make you a professor, he made SIMAD a university with his powers, he attended a graduation the other day and usually goes there twice a week doing a degree in Finance.

LOL Hassan sheikh, the interior minister and faarax sheikh abdulqadir where all teaching in simad lol their dream was to rule somalia back in the days.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Reer Koonfureedku waxay Professor u yaqaaniin macallinka, lkn reer waqooyigu waxay Professor ugu yeedhaan nin Jamicad ka dhiga oo Jamicaddu u aqoonsatay Professor aqoontiisa darteed.

Diktoorna ama Engineer waxay reer koonfureedku u yaqaaniin qof kasta oo Jaamicad ka baxa/galay. Marka haddii qof reer konfureed ah loogu yeedho Professor, Engineer ama Diktoor waa bug ee sidaas ula socda.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Cadale   

Naxar Nugaaleed;988941 wrote:
but "teaching" at a university or a technical doesn't make you a professor.

LOL i didn't say he was a professor maaha? :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Wa iska caadi wa dhaqan koonfuriansku ka dhaxlen isticmaarki talyaaniga qofku hadu wax akhriyi karo wa detoore wa profesoore, maskaxda markiba cuslaata salaad cali jeele xita wa detoore xita hadu high school dhameyo waxa lo dalicinaya profesoore. Nimanki talyaaniga ayaa dhaqanka keeney.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Xaji,

Waxaa iyaguna dhaqankaa leh Masaarida (Egyptians). Kuwa shaaha kuu keenaya ee makhaayadda ka shaqeeya kulligood waxay ku odhanayaan: waxaan ahay lawyer, engineer iyo wax la mid ah. Waxayna isugu yeedhaan: yaa muhandas, yaa afandi iyo huu haa aan waxba ka jirin. Haddaad Roma tagtona ha illaawin inaad kabar yeeriga ugu yeedhid dottore ama enginerr, haddii kale waa iska kaa dhaaf-dhaafayaa sidii wax aan ku maqlayn.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

Lol Very true. I once saw a Koonfurian who didn't even finish Uni giving themself the title doctor in a social website.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kaluun   

I don't think HAG will hire Farmajo. He is too honest and too clean for them not to mention he has higher IQ than Shirdoon. War mid hurda oo iska jiifa ayeey so radinayan. This position is not to advance anything nor challenge them and their President but its a symbolic that certain 'reer' is represented in Xamar.

 

Farmajo is not so bad as a man and as a politician. He would be excellent candidate for Konfuria Democratic Republic. He would be excellent tool against many hyenas to the left, right and center of Xamar but he is known to throw the towel and escape when things get tough.

 

You never know they might choose him again and tell him to leave once again. Last time he left quietly and they might want someone that leaves quietly.

Share this post


Link to post
Share on other sites

It would be suicidal for Mr Hassan to appoint Farmaajo. The president has some unenviable characteristics. He is incredible inarticulate, amazingly unimaginative, lacks leadership skills and has an authoritarian style. If he appoint the political shrewd and the unabashed self-publicist Farmaango, he will be crucified to his presidential chair and he will be sidelined. And given Hassan characteristics that could lead to an ugly and bitter conflict in the future.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mustafe   

Farmaajo although competent he fares not much better than Xasan when it comes to public speaking. 30 years in an English speaking country and I was shocked the only time I have seen him speak. Xasan on the otherhand, speaks much better in afka qalaad even though he never left the country. Ofcourse that in itself has no significance. Action is needed.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this