Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

Cyber state Awdal state wants to come home to Somaliland and asks for forgiveness

Recommended Posts

galbeedi   

Xaaji Gebilay ma soo gaadho laakiin wajaale ilaa xudduda awbare ayaanu gegenahay. Dadkuna waa dad is leh ee waxay u baahan yihiin Real development, wadooyin, iyo is dhexmar ganacsi oo balaadhan. I wish we had real leaders who will minimize the sectarian politics. by the way I was one of those soo taabtay koonfurta.

Share this post

Link to post
Share on other sites

Ma koonfurtad degenaan jirtay anigu ba waan degenaan jiray dadla reer somaliland waxba kuma kala duwana iyaga is leh nacam wa inay weeel wax kuwada cunaan dekeda lughaye wa in la dhisa, wa in masharic badan la keeena awdal wa meelaha ugu beero badan in la dhiri galiyi irigation weye dalkan wa in vision lugu dhisa. Maskaxmaal wa inay noqdaan

Share this post

Link to post
Share on other sites
galbeedi   

Waa runtaa, ini aad u xog ogaala ayaa waxuu yidhi, reer awdal waxay nabadoodu ku jirtaa to stay in the body of Somaliland, haddii kale waxa dhacaysa in aanu xaafado iyo jilibyo isu qabsano. waa run wax baan baa dhiman cabasho ayaa jirta laajiin, dadku mararka qaarkood ma arkaan waxa ay qabsadeen. meeshii uga dhiiga yarayd dhulka Soomaalida iyo wanaag badan. ma rabno in 2014 nin caruurtiisii qurbaha dhigtay in uu dad colaad galiyo. colaada waxa ka daran, af xun oon xal keenayn. ma labaatan sanoo nabad ayey qurba joog rabaan in ay dad qaxiyaan lagama yeelayo. waxii naga xun aanu hagaajisano.

Share this post

Link to post
Share on other sites
galbeedi   

Waar ninku raqiisanaa. Xataa ma dhihin shuruudo ayaan ku xidhay, ama wada Hadal ayaa noo bilawday. si dhaqsa ah ayaa waxa uu yidhi mawqifkaygii Soomaaliweyn waan ka noqday. Odaygii Wasiirka Shaqadu Adeer buu u yahay oo waxoogaa dhibca ah ayuu rajaynayaa. si muuqata waxoogaa kaash ah ayuu soo qaadan ka dibna godkiisii Ottawa ayuu ku laaban.

Share this post

Link to post
Share on other sites
Tallaabo   

galbeedi;989381 wrote:

Well said

Share this post

Link to post
Share on other sites
Tallaabo   

galbeedi;990759 wrote:
Waar ninku raqiisanaa. Xataa ma dhihin shuruudo ayaan ku xidhay, ama wada Hadal ayaa noo bilawday. si dhaqsa ah ayaa waxa uu yidhi mawqifkaygii Soomaaliweyn waan ka noqday. Odaygii Wasiirka Shaqadu Adeer buu u yahay oo waxoogaa dhibca ah ayuu rajaynayaa. si muuqata waxoogaa kaash ah ayuu soo qaadan ka dibna godkiisii Ottawa ayuu ku laaban.

He is just realistic about his prospects. He knows very well that the people of Awdal would never allow his ridiculous mashruuc to see the light of the day.

Share this post

Link to post
Share on other sites
Akash   

go'aanka ay ka qaateen Madaxda Awdal State waa mid shacabkii ku diirsaday Gudaha iyo Dibadda In laga wada shaqeeyo Nabada dan ayaa ugu jirta bulshada Labada dhinac ee deegaanku ka dhaxeeyo

Share this post

Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this