Sign in to follow this  
MoonLight1

Who's this guy???

Recommended Posts

unknown.png

 

Bashiir Ciise oo horay u ahaa Gudoomiyihii Bankiga Dhexe ee Soomaaliya ayaa mar kale dib xilkaas loogu magacaabay, kadib markii ay is casishay Haweeneydii u horeysay ee xil ka qabata Bankiga Dhexe ee Soomaaliya Marwo Yusuf Abraar oo muddo 7-isbuuc kaliya xilkaas heysay.

 

Magacaabistan ayaa warar kala duwan ay ka soo baxayeen, iyadoo ninkan uu ahaa rug cadaa horay uga soo shaqeeyay nidaamyadii Maaliyada ee dowladii Kacaanka iyo ka hor.

 

 

 

Bashiir Ciise ayaa ahaa Gudoomiyaha Bankiga Dhexe xilligii dowladihii KMG ee ay Madaxda ka soo noqdeen Marxuum C/llaahi Yuusuf iyo Sheekh Shariif, inkastoo uu is casilay markii ay is qabteen isaga iyo Shariif Xasan oo Wasiirka Maaliyada ka ahaa Xukuumadii Cumar C/rashiid.

Waxyaabaha ay isku qabteen ayaa waxaa ka mid ahaa lacagihii Shiling Soomaaliga ee lagu soo daabacayay dalka Sudan, isagoo ku taliyay in aanay habooneyn in lacag la soo daabaco, isla markaana dowladda aysan heysan awood ay ku socodsiiso, ayna keeni karto sicir barar ka dhasha.

Warar soo baxaya ayaa sheegaya inuu jiro qorshe la doonayo in kulanka Golaha Wasiirada lagu ansixiyo, inkastoo uu jiro khilaaf u dhaxeeya Madaxweynaha iyo Ra'iisul Wasaaraha, maadaama Madaxtooyada ay magacawday.

 

Wasiirka Maaliyada Soomaaliya Maxamuud Xasan Suleymaan oo ka warbixinayay kulan dhex maray Madaxweynaha iyo Deeq bixiyeyaasha ayaa sheegay in waxyaabaha laga wada hadlay ay ka mid aheyd arrinta Bankiga Dhexe iyo in Gudoomiye KMG ah loo magacaabo.

 

Bashiir Ciise ayaa ka soo jeeda deegaanada Puntland, waxaana uu xilkan Gudoomiyaha Bankiga Dhexe u sii heynaya si KMG ah, kadib markii muddo bil ah aysan Bankigu laheyn wax Gudoomiye ah.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Miyir   

the word is temporary (Ku meel Gaar)? why not put him through parliament? going to replace him when he stops cooperating Qoslaaye and Gang?

Share this post


Link to post
Share on other sites

MoonLight1;988003 wrote:
unknown.png

 

Bashiir Ciise
oo horay u ahaa Gudoomiyihii Bankiga Dhexe ee Soomaaliya
.

I think that establishes the credibility and the competence of this appointee. lol

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this