Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

Fighting erupts in TaleexBocame Axmed Karaash Khatumo President vs Indhosheel Khatumo President

Recommended Posts

Taleex Oo Lagu Kala qaxay, Axmed-karaash oo Teknikadii Khaatumo Kuwareejiyey Puntland oo Ciidammo Dhoobtay Tukarraq+Dhaqdhaqaaqa diyaargarowga Somaliland.

posted by Maxamuud Jama | November 30, 2013 | In Waaheen News

 

 

Ceerigaabo(Waaheen) Wararka naga soo gaadhaya degaanka Taleex ee maalmahanba dirirta colaadeed ka dhex aloosnayd madaxdii maammulka Khaatumo la baxay oo iska hor yimid oo laba garab u kala jabay iyo madaxweyne-kuxigeenka Puntland C/samad Cali Shire islamarkaasna sababay dagaallo dhex maray ciidamma-beeleedyadii degaankan hore ugu sugnaa iyo ciidammo kazoo weeraray dhinaca Puntland iyo khasaarayaal kaleba ayaa waxay sheegayaan in magaalada Taleex Caawa haawanayso oo lagu kala qaxay taasoo ka dhalatay kaddib markii bulshada degaankaas gudeheedu noqdeen “Nin wax diley oo cabsanaya iyo Nin la diley oo ciil qaba”. Sidaasi darteedna qoloba jahadii ku beegnayd ama danteedu uga muuqatay ay uga dhaqaaqday magaalada Taleex.

 

 

 

Wararku waxay kaloo sheegayaa Axmed-karaash in uu gaadiidkii iyo hubkii Beelaha Naallaye Axmed uu ku wareejiyey Puntland oo gacanta u geliyey C/samad Cali Shire (Madaxweyne-kuxigeenka Puntland) .

 

 

 

Sidoo kalena waxay wararku sheegayaan qaar ka mid ah malleeshiya-beeleedkii gacanta ku haysey gaadiidka teknikada ah ee Beelaha Nuur Axmed qaarkeed in ay la baxsadeen ulana kicitimay dhinaca Kalcad oo degaan u ah Beelaha hubkan leh, taasoo loo aanaynayo khilaaf soo kala dhex galay Beelaha Nuur Axmed iyo C/samad Cali Shire oo salka ku haya mashaqada Taleex ka dhacday oo loo aanaynayo C/samad Cali Shire.

 

tekniko1

 

Waxa sidoo kale C/samad Cali Shire Taleex ka sheegay in uu u talinayo Ugaadhyahan islamarkaasna aanu oggolaan doonin gaadhi danbe oo Tikniko oo cidla taagnaada. Taasoo ka cadhaysiin karta beelaha Ugaadhyahan.

 

Waxana C/samad Cali Shire fiidnimadii caawa ka kolayaystay magaalada Taleex halkaasoo jaha uu u dareeray ilaa imminka aan la xaqiijin haseyeeshee wararka la isla dhexmarayo qaarkood ay tibaaxayaan inuu u kolayaystay dhinaca Garoowe halka qaar kalena tibaaxayaan inuu u kolayaystay dhinaca Tukarraq oo fadhiisin u ahayd ciidammada Puntland.

 

Tekniko2 (1)

 

 

 

Dhinaca kalena Puntland ayaa ciidammadeeda soo dhoobtay Tukarraq oo qiyaastii 30-km u jirta fadhiisinnada Ganbadhe ee ciidammada Somaliland taasoo aan la saadaalin kain sababta ciidammadan Puntland usoo dhoobtay xilligan Tukarraq.

 

Sidoo kalena dhinaca Somaliland ayaa waxa wararku sheegayaan in laga dareemayo dhaq-dhaqaaqa diyaargarow ciidan.

Share this post


Link to post
Share on other sites

The president of khatumo indhosheel claims that he would wage a war against the garowe clan enclave, and he threatened that he would free taleex from the garowe clan enclave

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Now here is Axmed karaash the president of khatumo he said the whole conflict was caused by professor galaydh and that he is the only one that can hold a conference in taleex,

 

 

I believe the whole issue and conflict in khatumo was caused about holding a shir , this shir needs to be stopped the shirs are causing trouble the garaad clan need to stop holding shirs

 

 

 

He also stated that President indhosheel brought waali to khatumo

Share this post


Link to post
Share on other sites

I am trying to make sense of the conflict but for the vast majority i was posting news as you could read ,you can share your view with us i am for freedom of speech.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Should Somaliland intervene

 

Poll ended at Sat Nov 30, 2013 5:40 pm

 

 

Yes the Khatumites are by default Somalilanders , the SL government is obligated to defend its people no matter

 

33%

No let Khatumo factions first pledge allegiance to Somaliland and the SL govt and than we will defend them.

 

17%

Not our problem let them finish each other off dharood on dharood violence

 

42%

Its actually good Puntland is weakening The Khatumo factions for us we should support Puntlands incursion

 

8%

IS THIS how you post the news in other websites.?

Share this post


Link to post
Share on other sites

But this is not about Somaliland they are not involved nor did their government make a statement this about Khatumo what is your take on this my narrative if it is wrong what is your take.

Share this post


Link to post
Share on other sites

My take is that, the people of Sool, Sanaag and Cayn are not "defualt Somalilanders" nor are they "Puntlanders", they are citizens of Somalia. This unsustainable and unstable status quo has gone on for far too long. I believe this situation will be resolved in near future to the detriment of all those who conspire against the people of khaatumo. The cowardly actions of Puntland in taleex has accelerated this process.

Share this post


Link to post
Share on other sites

If they are citizens of Somalia than how come there is no support from Somalia how is their relationship with Mogadishu, the problem here is that they allowed Puntland in their back yard well atleast mr karaash did and he is khatumos many presidents. Isnt there a problem there , Puntland claims the territory yes and it can freely roam inside controlled Khatumo territory, this is the problem.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

Gar_maqaate;988773 wrote:
My take is that, the people of Sool, Sanaag and Cayn are not "defualt Somalilanders" .

 

 

 

Speak for yourself. I am from Sool and Sanaag and my people consider themselves as part of Somaliland.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kaluun   

Khatumo iyo waxa dulkeda Taleex isku sabaxadenaya is of no concern to me as long as tomorrow they not running to Hargeisa for bariis and shaaqo iisiya.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^

Sax, saxiib lug kaluun ah ha siin, you need all the baris you can get to keep healthy nutrition for all jaad sessions, so you can keep peppering us with all your marqaan inspired hallucinations.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this