Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

Inaalilahi wa inalilaahi rajicuun former Somaliland parliament speaker Qeybe dies

Recommended Posts

Madaxweyne Siilaanyo oo ka Tacsiyadeeyay Geerida Guddoomiyihii hore ee Baarlamaanka Somaliland oo Geeriyooday

Talaado, November 26, 2013 (HOL) — Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilanayo, ayaa tacsi u diray alla ha u naxariistee Gudoomiyihii hore ee Baarlamaanka Somaliland Marxuum Axmed Maxamed Aadan (Qaybo) oo ka mid ahaa ruug cadaayadda siyaasadda Soomaalidda.

 

Madaxweynuhu waxa uu tacsi u diray ehelka iyo qaraabadda iyo guud ahaan shacabka Somaliland ee uu ka baxay marxuum Qaybo.

 

Madaxweynuhu waxa uu marxuumka ku sifeeyey oday qaran oo shacabka ka baxay magac iyo taariikhna ku dhex leh bulshada Somaliland iyo qarankaba, laguna xasuusan doono doorkii uu ka soo qaatay dib u dhiska dalka, isaga oo marxuumku xilkii ugu danbeeyey ee uu qaranka ka soo qabtayna uu ahaa Gudoomiyaha Golaha wakiilada Somaliland wakhti dheerna ka mid ahaa tiirarka qarankani ku daydo ee halbawlaha u ah ayaa lagu yidhi war-saxaafadeed ka soo baxay xafiiska madaxweynaha.

 

Madaxwaynuhu waxa uu ILLAAHAY uga baryayaa Marxuumka inuu naxariistii Janno ka waraabiyo, Golayaasha qaranka Qoyskii, Eheladii, Qaraabadii, Asxaabtii iyo guud ahaan shacbiga Somaliland ee uu ka baxayna Samir iyo Imaan ka siiyo.

 

Allaha u naxariistee gudoomiyihii hore ee Baarlamaanka Somaliland Marxuum Axmed Maxamed Aadan (Qaybe), ayaa kontankii sanno ee u dambeeyey saaxadda siyaasadda ku jiray, xilal badana ka soo qabtay Soomaaliya lixdankii ka hor iyo ka damba.

 

Marxuum Qaybe ayaa 1930-kii ku dhashay magaaladda Cadan ee dalka Yaman, waxaanu Somaliland yimid 1954, 1956 waxa loo magacaabay xogyahay fulinta ee dawladda hoose ee Berbera, ka dibna waxbarasho dibeed buu ugu baxay Ingiriiska, lixdankii waxa uu noqday xoghayihii golaha Baarlamaanka, ka dibna waxa loo magacaabay safiirka Mosko ee Ruushka, ka dibna dalal badan oo Yurub ah ayuu ka noqday danjiraha Soomaaliya u jooga dalalkaasi, ka dibna muddo lix bilood ah waxa uu ahaa wasiirka Arrimaha dibadda ee Soomaliya ee ugu dambeeyey ka hor inta aanay burburin.

 

Burburkii Soomaaliya Ka dibna 1995 kii ayuu Somaliland ku soo noqday, waxaanu 1997 kii loo doortay gudoomiyaha golaha Wakiilada Somaliland, waxaanu xilkaasi wareejiyey 2005.

 

Marxuum Qaybo ayaa ka mid haa siyaasiyiinta soomaalidda ugu ruug cadaadsanaa, waxa uu ka mid ahaa saddexda qof ee ku saxeexan dastuurka Somaliland, isla markaan waxa uu ka mid ahaa ragii sameeyey dastuurka.

 

Allaha u naxariistee waxa uu hadda xubin ka aha golaha Guurtida, iyo la taliyaha madaxweynaha ee arimaha dibadda, waxaanu dhowaan sameeyey Buug ka hadlaysa noloshiisa iyo taariikhda Soomaalida illaa lixdankii ilaa imika , inkastoo aanu wali suuqa soo galin, balse eheladda marxuumka ayaa ii sheegay inuu buugaasi dhamaystiran yahay oo la doonayey in dhowaan lagu soo bandhigo magaaladda Hargeysa.

 

Madaxweyne Siilaanyo ayaa Tacsida ka dib waxa uu magacaabay gudi heer qaran ah oo marxuumka u samaysay Aas qaran, waxaana ka mid guddidaasi.

 

1. Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibedda (Guddoomiye)

2. Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka

3. Wasiirka wasaaradda Diinta iyo Aw Qaafta.

4. Wasiirka wasaaradda Xanaanadda xoolaha.

5. Wasiirka Wasaaradda Beeraha.

6. Guddoomiyaha Gobolka Maroodi-jeex.

7. La-Taliyaha Madaxweynaha ee Arrimaha Dawladaha Hoose

 

Sidoo Bahdda Hiiraan Online waxay tacsi u dirayaan ehelkii iyo qaraabadi uu ka baxay Alla ha u naraxiisto Marxuum Axmed Maxamed Aadan Qaybo oo taariikh dheer ku ah ummadda Soomaaliyeed, isla markana ka mid aha raga faro ku tiriska ah ee taariikhda ku leh siyaasadda.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Amiin the former General secretary of Berbera during the Protectorate days a former ambassador to the soviet union during the days of the former Somali republic for a brief time the Foreign Minister of the Somali democratic republic of the Late General Siad bare. And also the Speaker of the Parliament in Somaliland played a significant role in passing the Somaliland constitution worked on that masterpiece with the late Egal. He was also part of the Delegation that went to Ethiopia to negotiate for the the independence of the Hawd and reserve area and the O'gaden region, He wrote a very interesting article on his experience on that particular historic event. He also served as General secretary for the Somali Parliament in the early 60s, He also was the the Ambassador to the UK and to the United nations. He wrote also a biography, In his last years he was a Somaliland house of elders member. On Wednesday he will get a state burial in Hargeisa Allah ha u naxariisto Axmed Maxammad adan Qeybe.

 

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

The guy was a senior official in Siad Barre's government up to 1991. Doesn't this completely contradict Somaliland's claims against Siad Barre's government committing genocide against the Hargeisa clan? There were/are high-level former officials from Siad Barre's government part of the Hargeisa-Administration since 1992, namely Riyaale Kahin, Qaybe and others. lol

Share this post


Link to post
Share on other sites

Its not a secret that Former Kacaan officials have helped shaped Somaliland political destiny is there something else you want to share with us? Siad bare is dead so is the kacaan and Somaliland Broke away from Somalia. And the people of Somaliland descent have learned to unite their strength even those who worked with the late Kacaan regime such as rayaale Egal Qeybe Cumar Carte. And those who were against the Kacaan regime have put their differences aside for the betterment of Somaliland and its People.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Xaaji Xunjuf;987885 wrote:
Its not a secret that Former Kacaan officials have helped shaped Somaliland political destiny is there something else you want to share with us? Siad bare is dead so is the kacaan and Somaliland Broke away from Somalia. And the people of Somaliland descent have learned to unite their strength even those who worked with the late Kacaan regime such as rayaale Egal Qeybe Cumar Carte. And those who were against the Kacaan regime have put their differences aside for the betterment of Somaliland and its People.

Lol, contradictions after contradictions.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Nothing contradicting Somalilanders have been together for centuries way before General siad bare was born before Somaliland united with Somalia Before the Brits Before the Turks. Somaliland belongs to all of the people of Somaliland whether they worked for the Kacaan or fidel castro there is no law that restricts them the Land belongs to them and only to them. The only people of Somaliland descent who were stripped from their Somaliland citizenship are those who are currently in collaboration with the Koonfurians. But they can still make tauba and denounce Koonfurianism and head home and ask for forgiveness.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Hawdian   

AUN may allah Give him Jannah fardowsa. @ Xajiga let me know when his book is released . @ classified dont turn this blog to another Somaliland -somaliya debate the days of abo siyad and the MOD are long gone.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Gar_maqaate;987894 wrote:
AUN, but the sad part for him is that his passing is ignored in his own region. Speaks volumes about his standing amongst his people.

Indeed! But, in essence, he was the epitome of selfishness and he mastered the idea of securing one's self-interest. He knew qabil wouldn't effect you in Akhira (hereafter). In retrospect, his tribe were and still are in a state of confusion from 1991-present thus he knew anything he did for them wouldn't really have any positive impact on them, therefore he chose himself over his tribe. Well done to the guy!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this