Sign in to follow this  
Haatu

Halqabsi Maanseed | Famous Poetry Quotes

Recommended Posts

Haatu   

Another man with a famous poem who's also unfortunately another victim of maansabooli. Cali Oday:

 

- Lix meeshaad ku joogtaan dagaal, laabta ka ogaada

- Haddii luqunta kore laydin jaro, lugaha meermeersha

- Luxdanaanta kama soo hadhee, laliya duulaanka

- Lalabaha sidaad ugu waddaan, laba jibaar geeya

Share this post


Link to post
Share on other sites
Haatu   

And now for the most eloquent concession of defeat in history.

 

The diradiraale, Cali Dhuux Aadan:

 

- Gunbaan ahay ganbo-cad baygu xidhan, iyo gar naagoode

- Gaashaantimaha sidoodoo kalaan, guur u sugayaaye

- Aniga iyo hablaha loo galmoodo, waan gudboonahaye

- Jeer oon ganboolka iska rido, guudka iga saaran

- Ogaa.deenka noo soo gabyoow, waa gar xaajaduye

Another funny one of his:

 

- Aniguba gankaasaan ahoo, way gablamiyeene

- Gadhcaddiyo Casayrow maxaa, reer la guban waayey

- Giddigood Ogaa.deen maxaa loo, gondoli waayey

- Gaar ahaan Abraahiin maxaa, loo ganbiyi waayey

Share this post


Link to post
Share on other sites
Haatu   

And now for a touch of wisdom from Cali Muxumed Gaas:

 

- Nin saboola iyo awrba way, sahal dhaqaaqaane

- Labadaba haddaan seeto celin, socod ma daayaane

Share this post


Link to post
Share on other sites
Haatu   

Cabdullaahi Suldaan Timacade:

 

- Garbaduub haddii loo xidhood, gaadhna ka ahaato

- Gacantii nin lihi goynayaa, waa gumudantaaye

- Nin walaalkii geed ugu jiraa, geesi noqon waaye

Share this post


Link to post
Share on other sites

Haatu;988311 wrote:
This very funny verse comes from Maxamed Cumar Dage, I hope someone can shed light on the story behind it.

Wuxuu u tiriyay xaaskiisa, labadaba Allaha unaxariistee.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Boqorka Halqabsiga waa Dhoodaan, Allaha unaxariistee.

Isagoo ka hadlaya dowladii kacaanka sida ay ula dhaqantay dadka qaar, waa kii lahaa.,

Nimaan teerigaaga iyo jecleyn toorri aad xidhato

Tunbukh ileen kuma yaal tobanlayaal iibso.......

 

Tunbukh iyo Tobanle waa qoryo berigaas jiray magacyadood, wuxuuna ka wadaa, ninba kuu diiday inaad toori xidhato, miyuu qori kuu ogolaanayaa........ Waa xaqiiiq

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this