Sign in to follow this  
malistar2012

Somali Military forming chain of command .... SFG are moving up North expanding their Power

Recommended Posts

Saraakiil Ka Socota W/Gaashaandhigga Oo Gaaray Degmada Bacaadweyne Ee Gobolka Mudug

Published on November 11, 2013 by Mowliid · 1 Comment · 565 views

Saraakiil ka socota wasaarada Gaashaandhigga xukuumada Soomaaliya oo socdaal ku jooga deegaanno ka tirsan gobalka Mudug ayaa wada qorshayaal ay ugu kuurgalayaan xaalada ciidamada halkaasi ku sugan.

 

Saraakiishan ka socotay wasaarada Gaashaandhigga oo ay wehliyeen mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Gulmudug ayaa gelinkii dambe ee shalay gaaray degmada Bacaadweyne ee gobolka Mudug, waxeyna ujeedada socdaalkooda ku tilmaameen u kuurgelida xaalada ciidamada iyo sidii ay uga mid noqon lahaayeen ciidamada Qalabka sida.

Sidoo kale saraakiishiisha oo si weyn loogu soo dhaweeyay degmada Bacaadweyne ayaa sheegay iney diiwaan gelinayaan ciidamadii hore islamarkaana ay qorayaan ciidamo cusub oo ka mid noqda ciidamada qalabka sida, waxeyna halkaasi ku diiwaan geliyeen boqolaal ciidamo ah oo ka mid noqonaya kuwa Qaranka.

 

Saraakiishan ka socota wasaarada gaashaandhiga ayaa la filayaa iney booqdaan deegaanno kale oo ka tirsan gobolka Mudug si ay usoo diiwaan geliyaan ciidamo cusub oo ka mid noqondoona ciidamada qalabka sida, waxeyna hore usoo booqdeen xerooyinkii ciidamada ku lahaayeen magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug.

Share this post


Link to post
Share on other sites

What ever happened forming a central command with puntland i believe saacid was in Puntland 6 months ago and they agreed on that what happened did faroole back down.i think it will be very difficult to move to Mudug Puntland controlled area with out the approval of Puntland.

Share this post


Link to post
Share on other sites

There are two Bacaadwayn in Mudug, one in North of Gaalkacyo and the other in the south. Neither of the two is "degmo."

 

Dagaalo qabiileed reer miyiga ayaa ka socday South East Mudug, haddii "saraakiishaan" SFG meesha tagay ay arrintaa u tageen, tani markaa micno kale ayay leedahay.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Daawo Sawirada Ciidamada Ahlusuna oo lagu biiriyay ciidamada dowladda iyo Xerada 21aad la furay

Munaasabad ballaaran oo dib loogu furayay Xerada Ciidamada Xoogga dalka ee 21-aad ee Magaalada dhuusa-mareeb ayaa Gelinkii dambe ee Maanta lagu qabtay Dhismaha xaruntaas oo ku taalla magaalada dhuusa-mareeb ee Xarunta Gobolka Galgaduud iyadoo si rasmi ah xarigga uu uga jaray dib u furitaanka Xerada Abaanduulaha Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed Gen.C/Risaaq Khaliif Cilmi ,waxaana munaasabaddaasi goobjoog ka ahaa,Saraakiisha Taliska Xoogga dalka ee 21-aad,Saraakiisha sarsare ee Ahlusunna Waljamaaca ,Odayaasha Dhaqanka,siyaasiyiin iyo martisharaf kale oo lagu casuumay munaasabadda.

 

abandule_3.jpg

 

 

images?q=tbn:ANd9GcTyFIwrs6QW1wh578nv8KZ

 

The SFG are slowly getting control of the Country and holding alshabaab in a small towns .

Share this post


Link to post
Share on other sites

Xaaji Xunjuf;985449 wrote:
What ever happened forming a central command with puntland i believe saacid was in Puntland 6 months ago and they agreed on that what happened did faroole back down.i think it will be very difficult to move to Mudug Puntland controlled area with out the approval of Puntland.

eventually every state will hand over their militias to be trained and incorporated with SAF , other regions remaining are ximen iyo xeeb and Raskamboni troops south will have chain of command structure for the first time in 25 years .

 

IMG_4837.jpg

 

 

 

 

 

images?q=tbn:ANd9GcSTa_KlpMW7wawwviQrH08

 

Soon to come :)

 

 

Saalax

 

Looters Inc Freed you from rip Siyad Barre regime you should be Thankful

Share this post


Link to post
Share on other sites

Malistar with out an agreement with puntland how is Somalia able to reinstate a central command. It seems faroole wants to keep his security as it is intact with out sharing a central command with Mogadishu?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this