Sign in to follow this  
Che -Guevara

Somali President Seeks PM's Resignation

Recommended Posts

nuune   

Xaaji, yaa waaye qofka cudurka jinka ku dhacaayo, ma madaxwenaha, mise wasaarka, aniga bada ha i soo galinin jinka aad sheegayso waxaan u sheegayaa iney caawa manaam kuugu yimaadaan adiga iyo duqdaadi tafta weyneyd

Share this post


Link to post
Share on other sites

there needs to be constitutional amendment, these quasi presidential/parliamentary system is not working. If the president can appoint a pm he should be able to fire as well. at this specific situation, the president should've gone straight to the Parliament to initiate a vote of confidence, clearly he knows he does not have an authority to dismiss the pm.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Maxaa ka socda Xafiisyada Madaxweynaha iyo Ra'iisul Wasaaraha ?

 

Shirar gaar gaar ah ayaa ka socda Xafiisyada Madaxweynaha Soomaaliya iyo kan Ra'iisul Wasaaraha oo ku saabsan arrimaha la xiriira is casilaada Ra'iisul Wasaaraha, iyadoo arrintan ay meel xasaasi ah mareyso.

 

Ra'iisul Wasaaraha Saacid ayaa wada tashiyadii u dambeeyay waxaa uu Xafiiskiisa kula leeyahay, La Taliyaashiisa, xildhibaano iyo wasiiro, si uu go'aan mideysan uga qaato.

 

Ilo wareedyo muhiim ah ayaa Jowhar,com u xaqiijiyay in wada tashiyada Ra'iisul Wasaaraha la qaadanayo ay qeyb ka yihiin xubno ka tirsan Ururada bulshada rayidka iyo Odayaasha Beelaha Muqdisho.

 

Wararka qaar ayaa sheegaya in Ra'iisul Wasaaraha uusan heysan kalsoonida qaar ka mid ah Wasiirada.

 

Madaxweynaha Soomaaliya ayaa si aan leex leexad laheyn ugu wargeliyay Mr Shirdoon inuu is casilo, si uu u yimaado is bedel, inkastoo uu Ra'iisul Wasaaraha gaashaanka u daruuray.

 

Warar aanu ka heleyno Madaxtooyada ayaa sheegaya in Madaxweynaha uu saaka ilaa duhurkii uu qaabilayay Xildhibaanada Baarlamaanka iyo Wasiiro, isagoo kala hadlayay arrinta is casilaada Ra'iisul Wasaaraha uu ku wargeliyay.

 

Saraakiil ka tirsan dowladda Soomaaliya ayaa u xaqiijiyay Jowhar.com in laga yaabo in Wasiiro ay is casilaan, gaar ahaan wasiirada ku dhow dhow Madaxweynaha, hadii ay arrinta sii cuslaato, waxaana loo badinayaa in go'aan kasta oo adag uu qaato Ra'iisul Wasaaraha ay keeni doonto xiisado siyaasadeed dowladda ka dhex bilowda.

 

Lama oga tallaabada uu qaadan doono Ra'iisul Wasaare Saacid, waxaana 24-ka saac ee soo socda la filan karaa in wax walba dhacaan, maadaama shirar siyaasadeedyo aan kala go'laheyn ay ka socdaan Madaxweynaha.

 

Wixii ku soo kordha kala soco wararkeena dambe arrinta is casilaada Ra'iisul Wasaaraha.

 

 

 

Somali news leader

www.jowhar.com

jowharcom@hotmail.com

golfyare@gmail.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

The president shouldn't have the power to fire the prime minister in a parliamentarian system, that's the job of the Parliament. He shouldn't even initiate the process of firing the PM if we want any balance of power in the future. if you want the president to control everything in the federal government then dispense of this useless ceremonial position (prime minister) and let's have a true representative system where the president is a member of the parliament and so are the cabinet and they are all voted by their constituents (in the future, i know it's impossible at the moment but the current structure is too vague for my liking).

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dalmar1   

Its confirmed. Farmaajo to name new Cabinet. Saacid could't get enough Votes from the Di.r and Digil iyo Mirifle on how his gov't handled the Jubba Issue. Farmaajo Would increase the Number of Ministers.

 

It makes no different polically as they believe in the samething and Farmaajo was the Personal advisor of Saacid. I guess Somalis just like new faces.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this