Sign in to follow this  
Saalax

Confirmed: Yussur Abrar resigns from Somalia central bank position and exposes metal scrap looters

Recommended Posts

Saalax   

Guddoomiyii Bangiga dhexe ee Soomaaliya oo iscasishay

 

FompUez.jpg

 

 

Jimco, November 01, 2013 (HOL) - Guddoomiyihii bangiga dhexe ee Soomaaliya marwo Yussur Abrar ayaa si lama filaan ah isaga casishay jagadaas muddo todobo usbuuc ah ka dib markii loo magacaabay sida uu soo qoray wargeyska Finacila Times oo ka soo baxa dalka Britain, ayada oo sabab uga dhigtay masuqmaasaq ka dhex jira dowladda. Arrintaan ayaa qalqal galindoona deeq bixiyaasha oo damacsanaa in dhaqaale xoogle ay galiyaan dalka Soomaaliya

 

"Ilaa iyo markii lay magacaabay ayaa waxaa culeys laygu saaray in aan wax masuqmaasuqu, taas ka baxsan masuulayadii leey xil-saaray in aan ugu shaqeeyo umadda Soomaaliyeed" ayeey tiri Yussur Abrar oo iscasilaadeed qoraal ugu dirtay madaxweyne Xasan Sheikh.

 

Warqad seddex bog ah oo ay iscasilaadeed ugu dirtay madaxweynaha Xasan Sheekh, ayeey Yussur ku sheegtay in ay wax isdaba-maris ka dhex jiro dowladda dhexdeed taasna ay albaabada u furi karto masuqmaasuq.

 

Deeq bixiyaasha ayaa u ballan qaaday in dowladda Soomaaliya siiyaan dhaqaale aad u ballaaran ka dib shirar lagu qabtay dalalka Turkey, Belgium iyo UK bilooyinkii la soo dhaafay si dib loogu dhiso dalka Soomaaliya oo dagaalo iyo abaaro ay ka jireen muddo ka badan labaatan sanno.

 

Marwo Yussur ayaa sidoo kale waqadeed ku sheegtay in ay diiday ogolaasho ay ka codsadeen Shulman Rogers oo ah hay'ad qareen ah (Law Firm) kana howl-gasha dalka Markeynka oo rabay in ay qandaraas ku qaataan soo aruurinta hantida dalka Soomaaliya uga maqan dibadaha wixii ka horeeyey 1991. Hay'addaan Shulman Rogers ayaa dowladda Soomaaliyeed u adeegsatay in ay ka difaacaan eedeymo ay Qaramada Midoobi u soo jeedisay dowladda Soomailiya.

 

Afhayeen ku hadlayey magaca dowladda ayaa maanta sheegay in dowladda Soomaaliya ka go'antahay in ay dib u habeyn ku sameeyaan xubnaha adeega dhaqaalaha ee Soomaaliya. Marwo Yussur sababtaas ayeeynu ugu dooranay in ay hogaamiso dib u habeynta dhaqaalaha dalka Soomaaliya, in kasta oo ay waddankaba joogtay muddo aad u yar.

 

Marwo Yussur ayaa la sheegayaa in ay iscasilaadeed ka dirtay ayada oo ku sugan dalka Immaaraadka. Lamana garanayo halka ay hadda ku sugantahay.

 

 

 

http://www.hiiraan.com/news/2013/Nov/wararka_maanta1-33933.htm

Share this post


Link to post
Share on other sites
Hawdian   

http://www.ft.com/cms/s/0/5bf9ac6c-4319-11e3-8350-00144feabdc0.html#axzz2jQwXiFwc

 

 

 

Somalia central bank governor resigns after seven weeks

By Katrina Manson in Nairobi

The central bank governor of Somalia has unexpectedly resigned after seven weeks in the job, citing corruption concerns, in a blow to donors who have promised to pour billions of dollars of aid into the failed state....

Share this post


Link to post
Share on other sites

This woman represents an endangered species, In my life time I never heard a Somali resigning to pre-empt corroption. Well done YUSUR.

Allah yaxayiik

animated_clapping_hands.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
STOIC   

Thought president Hassan was elected on the promise that he would restore openness in Somali politics. It is shame! Seems like he betrayed the promise. I was giving him the benefit of the doubt. His government seems to come apart, as one scandal after another. The irretrievable defeat of the competent is what is worrying! Somalia will be known as a country that was always displaying a history of paralysis. Long as corruption is tolerated the future of Somalis ( including Somaliland) hung in the balance. This kind of stories will testify eloquently to the president overall incompetence! More and more critics will now point out the flaws inherent in Somalia's government

Share this post


Link to post
Share on other sites
Hawdian   

Haatu;983950 wrote:
Looters Inc.

 

Motto: "Forever looters"

+1

 

To Villa Somaliya you have shamed yourself when you told the Somali Central Bank Governor to steal the money that money belongs to the Nation not you Culusow. . Shamless indeed.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Xassan needs to double check the people he hires who knows this woman just wants to harm his goverment and spread lies. you know there are many parts of Somalia who want to stop the money flow into the Somali goverment. This woman could be an agent working for other groups. Hassan needs to appoint people he can truly trust bank chairman is not an easy job

Share this post


Link to post
Share on other sites
cadnaan1   

I don't blame hasan sheikh for this mess , somalida musuq maasuqa lafaha ayuu ka galay hal qofna Waxba kama qaban karo laakin waxaa hubaal dhaawici ugu cuslaa ayey arintan ku tahay qof shillin ku aaminayo ma jiri doonto.

 

Yusur waxaan leeyahay arin fiican ayaad sameysay waxaan rajaynayaa inay kuwo kalena kugu daydaan

Share this post


Link to post
Share on other sites

Xaaji Xunjuf;983969 wrote:
Xassan needs to double check the people he hires who knows this woman just wants to harm his goverment and spread lies. you know there are many parts of Somalia who want to stop the money flow into the Somali goverment. This woman could be an agent working for other groups. Hassan needs to appoint people he can truly trust bank chairman is not an easy job

Waryaahee Xunjuf, you must be the only Somali who hates what Yusur did, shame on you. you seem to be the corrupt agent who wishes corruption, killings and un stability in "Koonfuria".

Share this post


Link to post
Share on other sites

What was her qualification anyways? Why was she chosen as the head of the Central Bank? I don't mean to sound sexist, but I don't see women excelling in this role.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Cadale   

Xaaji Xunjuf;983969 wrote:
Xassan needs to double check the people he hires who knows this woman just wants to harm his goverment and spread lies. you know there are many parts of Somalia who want to stop the money flow into the Somali goverment. This woman could be an agent working for other groups. Hassan needs to appoint people he can truly trust bank chairman is not an easy job

the legend xaji xunjuf my adeero might be right. who knows?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this