Sign in to follow this  
MoonLight1

Puntland 2014 Election thread. Updates views.

Recommended Posts

Classified;983930 wrote:
Halkaad iska diidantihin waxa weeye Hotelka lagu soo dejindoono ee Hargeisa kuyaala when he looses the election. Ma Ambassadorbu uu hooyan doona misa Mansoor misa Crown Hotel? Bal inoo sheeg, kolay his wife will make the reservations ee.
:P

Faroole meelahanu isku diidanahay waxa weye siyasada xamar eeh u rabo inu qolyaha caga dhadheer eeh dhagaxbuur iyo goday ka yimi, eeh shanqadha markay lugeynayaan inu ka waalo oo ku akhriyo jubbaland iyo waxyalo jirin. Dad caanahooda iska maalanaya mar mar na iska dhaanteynaya bu yidhi state iyo waxlyaalo la mid ah baad noqon kartan.Oo kiiniya baad la xidhan kartan , hada sheekadi wa iska so dha dhamanaysa. Ninki Madoobe gudoomiye gobol wa aqbalay dekadi iyo airpoodhki na wa wareejinaya dhawaan.

Faroole meelaha aan iskaga mid nahay xuduudaha Somaliland iyo mamuulkisa , qolyaha socodka badan eeh airboodhyada ku xafladeya eeh raba inay meel dhex dhexe ka qadeyaan wuxu u qabtay ultimaitum ama Somaliland baad raacaysan ama anigaad ii raacaysan. Laakin inad dhexda wareegtan ma ogoli , marka faroole ma xuma. Madaxweynaha xaaskisa nabad geli dumarku wa dhaxdin midad qabtid iyo hooyada ba laga masala.

Share this post

Link to post
Share on other sites

xiinfaniin;983931 wrote:
Faroole. It is an easy call. This one is. The man shares my vision for Somalia
:D

Xiin look beyond that vision, yes Faroole is a big hitter when it comes to his no nonsense policy with Xamar, but beyond that you have a trail of bad economy, whole regions lost to SL, al-shabab infiltration in Galgala area. another 5 years of Faroole will be a repeat of disasters and pain.

Share this post

Link to post
Share on other sites

Xaaji Xunjuf;983937 wrote:
Faroole meelahanu isku diidanahay waxa weye siyasada xamar eeh u rabo inu qolyaha caga dhadheer eeh dhagaxbuur iyo goday ka yimi, eeh shanqadha markay lugeynayaan inu ka waalo oo ku akhriyo jubbaland iyo waxyalo jirin. Dad caanahooda iska maalanaya mar mar na iska dhaanteynaya bu yidhi state iyo waxlyaalo la mid ah baad noqon kartan.Oo kiiniya baad la xidhan kartan , hada sheekadi wa iska so dha dhamanaysa. Ninki Madoobe gudoomiye gobol wa aqbalay dekadi iyo airpoodhki na wa wareejinaya dhawaan.

Faroole meelaha aan iskaga mid nahay xuduudaha Somaliland iyo mamuulkisa , qolyaha socodka badan eeh airboodhyada ku xafladeya eeh raba inay meel dhex dhexe ka qadeyaan wuxu u qabtay ultimaitum ama Somaliland baad raacaysan ama anigaad ii raacaysan. Laakin inad dhexda wareegtan ma ogoli , marka faroole ma xuma. Madaxweynaha xaaskisa nabad geli dumarku wa dhaxdin midad qabtid iyo hooyada ba laga masala.

Sxb, isla yaab. Miyaadan ahen nin ka soojeda Gabiley iyo Galbeedka Hargeisa? It's an insult to our intelligence, when the likes of you speak about things he has no knowledge or relevance in, such as Jubbaland. Bal soo yara dag. Come back to reality.

Share this post

Link to post
Share on other sites

Waligay gabiley ma tegin mana arkin gaadhi uun baan ku dhaafay anigu wajaale ku socday kamana iman yaa ku yidhi xaajiga gabiley ka yimi, saaxib mala qof kalaad igu qaldaysa eeh xaajigu asaliyan wuxu ka so jeeda hawd Toon ,

Share this post

Link to post
Share on other sites

Xaaji Xunjuf;983944 wrote:
Waligay gabiley ma tegin mana arkin gaadhi uun baan ku dhaafay anigu wajaale ku socday kamana iman yaa ku yidhi xaajiga gabiley ka yimi, saaxib mala qof kalaad igu qaldaysa eeh xaajigu asaliyan wuxu ka so jeeda hawd Toon ,

You said "Waligay gabiley ma tegin mana arkin", yet you're confirming that you've been there saying, "gaadhi uun baan ku dhaafay". lol You don't fool me, mister.

Share this post

Link to post
Share on other sites

Dee gaadhi hadaad ku martid ma magaalad aragtay , ninku caqli darana magaalo waxan u aqaana hadad ragtay inad degtid ama joogtid ama u hooyatid. imise magaalo Somali baan gaadhi ku dhaafay oo aan tegin, tegis waxan u aqana iyo arag ba markad ka qadeysid ama faras ku kortid keymaha dawatid ama gabadh lugugu siyo magalaasi

Any way stop hijacking the tread about Puntland and talking about me

you asked me about faroole i answered

Share this post

Link to post
Share on other sites

Maya xajiga ma aha qolyaha Gabiley, Xaajigu waa qolyihii Xaqsoor ee ciidda la cunsiiyay ee shabaabka wada noqday;)

Faroole seedi fiican buu nimanka u ahaa weyna ku naalloodeen, khaatumo MPs might not be duped this time like 2009.

Share this post

Link to post
Share on other sites

Moon light close qoladaas na wax badan baanu is nahay ehel lilaahi ah lol Qolada Amiir Godane :D

faroole has this there is no way is going to lose the elections Moonlight when faroole told the Puntland people no man one vote. i knew it he has what it takes to be elected again by the parliament. Ma ninka madaxtooyo cusub dhistay ma u eegyahay nin ka tegaya meesha lol

Share this post

Link to post
Share on other sites

MoonLight1;983957 wrote:
Maya xajiga ma aha qolyaha Gabiley, Xaajigu waa qolyihii Xaqsoor ee ciidda la cunsiiyay ee shabaabka wada noqday;)

Faroole seedi fiican buu nimanka u ahaa weyna ku naalloodeen, khaatumo MPs might not be duped this time like 2009.

Bring back Faroole. We don't want to see another "Qamadi wars" ka dhex qarxa walalaha Burco iyo Hargeisa wada deega.

Share this post

Link to post
Share on other sites

Xaaji Sool MPs are like the swing states of US elections, they always make presidents of Puntland, this time they are angry and feel betrayed, although A.samad is in Taleex and trying to twist arms, but I don't think a wise khaatumite MP will vote for Farole this time.

Share this post

Link to post
Share on other sites

Doesn't faroole have the big Garaads in his pocket garaad selebaan garaad mashqare and those garaads who were closely affiliated to Puntland and faroole. I know he even will get 2 garaad from Buhoodle. I believe some segments of the garaad clan would reject Abdisamad still i think Abdisamad can pull it off i also money will play a role in this.

Share this post

Link to post
Share on other sites

Xaaji Xunjuf;983966 wrote:

These Garaads are whole heartedly with PL, but for them to dis-mental and disband what is left of Ali Khaliif's failed khaatumo project they don't want to see the status-quo, an Abdiwali or Awaare win will definitely justify mass defection to PL.

Share this post

Link to post
Share on other sites

Interesting scenario there so they want change, but change with in Puntland in order get rid of Khatumo and use the Puntland political force to overwhelm the Khatumites , so faroole will have it very difficult to convince them, maybe he needs to step up his game.

Share this post

Link to post
Share on other sites

MoonLight1;983970 wrote:
These Garaads are whole heartedly with PL, but for them to dis-mental and disband what is left of Ali Khaliif's failed khaatumo project they don't want to see the status-quo, an Abdiwali or Awaare win will definitely justify mass defection to PL.

Exactly! Indhahaad ka riday!

Share this post

Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this