Sign in to follow this  
MoonLight1

Puntland 2014 Election thread. Updates views.

Recommended Posts

Puntland-Election-Pi-doorashada-puntland

 

 

This is the official SOL thread dedicated to the upcoming elections of PL on the 8th of January. please post any news and views about the process.

Share this post


Link to post
Share on other sites

(Sawirro) Madexweynw Faroole oo kala diray Baarlamaanka Puntland.

 

Garowe(Puntlandi.com):- Madexweynaha dawlada Puntland mudane C/raxmaan Maxamed Maxamuud Faroole ayaa maanta kala diray xildhibaanada golaha Baarlamaanka ee Puntland.

 

Madexweynaha ayaa baarlamaanka kala diray kadib Kalfadhigoodii 10-aad oo maanta furmay oo uu kala qaybgalay, wuxuuna khudbad dheer oo uu ka jeediyay xarunta Baarlamaanka Puntland ku amaanay Baarlamaankani mudadii 5-ta sano ahayd ee uu jiray iyo wax qabadkii wanaagsan ee ay muujiyeen.

 

Madexweynaha dawlada Puntland ayaa sheegay in Baarlamankani lagu xasuusan doono shuruucdii iyo xeerarkii kala duwanaa ee ay meel mariyeen iyo dadaalkii ay uga qayb qaateen Nidaamkii Dimoqraadiyada puntland ee hakadka galay.

 

Madexweynaha dawlada Puntland mudane C/raxmaan Maxamed Maxamuud Faroole wuxuu sheegay in taariikhda puntland ay xusi doonto wixii ay qabteen iyo hogaankii wanagsaa ee xilkasnimadu ay ku dheehnayd ee ay muujiyeen xildhibaanada Baarlamaanka Puntland, wuxuuna u rajeeyay in ay dib u soo noqdaan oo ay ka mid noqdaan xildhibaanada baaralamaanka cusub.

 

Madexweyne Faroole wuxuu kaloo sheegay in xilligan oo kale mar walba ay caadi tahay in baarlamaanka la kala diro si ay ugu tartamaan ka mid noqoshada baarlamaanka cusub, wuxuuna sheegay in baarlamaankani waxyaabaha lagu xasuusan doono ay ka mid tahay ansixiinta dastuurka Puntland ay hada ku dhaqmayso.

 

Munaasibada Baarlamaankan Puntland lagu kala dirayay waxaa soo xaadiray xildhibaanada Baarlamaanka, Gudoomiyaha iyo guddoomiye ku xigeenada Baarlamaanka, madaxwaynaha Puntland, qaar ka mid ah golaha wasiiradda Puntland iyo saraakiisha Ciidamada.

 

Habeenimada caawa ah ayaa waxaa la filayaa in Madexweynuhu uu casho sagootin ah u sameeyo xildhibaanada Baarlamaanka Puntland, taas oo ka dhici doonta xarunta madextooyada Puntland ee magaalada Garowe.

 

Madexweynuhu wuxuu kaloo ka hadlay xiriirka puntland iyo Federaalka wuxuuna ku booriyay dawlada Federaalka ah ee Soomaaliya in ay soo celiso xiriirkii wanaagsanaa ee Puntland si Puntland ay u hesho qaybtii ay ku lahayd Federaalka ee deeqaha iyo Horumarinta.

 

Kala dirida Baaralamaanka Puntland waxay ku soo aaday xilli gobollada Puntladn oo dhan ay ka socoto xulida xildhibaanada cusub ee baarlamaanka soo socda hawshan oo ay ku mashquulsan yihiin hogaanka dhaqanka Puntland.

 

www.puntlandi.com

 

ijpg-2322-245.html

 

260.jpg

 

249.jpg

 

ijpg-2322-244.html

 

ijpg-2322-237.html

 

251.jpg

 

231.

Share this post


Link to post
Share on other sites

So far we have 10 official candidates

 

1. Gen. Cabdullahi Siciid Samantar

 

2. Dr. Maxamad Cali Yuusuf

 

3. Dr. Yaasiin Faarax Cartan

 

4. Eng. Cali Xaaji Cabdulle Dhegoole

 

5. Prof. Cabdi Weli Maxamad Cali (Gaas)

 

6. Dr. Saadiq Eenow

 

7. Cali Cabdi Awaare

 

8. Prof. Axmad Cabbaas Axmad (Gacma Gaab)

 

9) the incumbent president Abdirahman Farole

 

10) Alxaaji Maxammed Yaasiin.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Xaaji Xunjuf;983869 wrote:
^^ The Puntlanders dont vote and you have no voting rights in that region the MPS in Puntland vote

The Great XX is back with a big Bang;) welcome back. I heard most clans just re-nominated their old MPs which means Faroole could have an easy yes vote, plus Abdisamad is in Taleex whipping the Garaad clans to vote for Faroole, lets wait and see, I believe PL needs a fresh blood and a new vision, I don't know if Gaas is the man, but Faroole? NO way.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Thanks Moonlight i believe faroole has a big chance coming back as winner , the reason i say this is faroole has the state resources which will favor him. Gen Abdisamad will bring the 17 Garaad clan MPS , although we must admit there is allot of opposition to faroole. Where is the detoore so that he can tell us about General Siciid Samtar is he favored by the Bosaaso communities. There is a god fearing Sheikh also running i have seen he also ran for Somalia presidency is he liked, and does he have the money to bribe the MPS. i mean Sheikhs have a big wallet. By the way are all the candidates from the ssdf families no one from Goldogob maakhir or the garaad clan is running?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Xaaji Xunjuf;983875 wrote:
Thanks Moonlight i believe faroole has a big chance coming back as winner , the reason i say this is faroole has the state resources which will favor him. Gen Abdisamad will bring the 17 Garaad clan MPS , although we must admit there is allot of opposition to faroole. Where is the detoore so that he can tell us about General Siciid Samtar is he favored by the Bosaaso communities. There is a god fearing Sheikh also running i have seen he also ran for Somalia presidency is he liked, and does he have the money to bribe the MPS. i mean Sheikhs have a big wallet. By the way are all the candidates from the ssdf families no one from Goldogob maakhir or the garaad clan is running?

This seems to be a two horse race, Farole against Gaas, but I heard Omar Sharmake could crash the party at later stage and throw his hat in, that will make it a thrilling election to watch, but don't rule out the ex-Golis CEO Ali Haji (pictured below), as we know Golis is the wealthiest company in PL and this guy has alot of reserve cash, maybe he has less chance when it comes to the Geo-politics in the region since he is an Islamist, but this guy could give uncle Finger and Odey Gaas a run for their money.

cali_xaaji-650x491.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites

Xaji Xunjuf is always so passionate about Puntland's Presidential elections. :P Faroole wins again and Xaji Xunjuf will be given Badhan, Buuhoodle and Boocame as a gift. Faroole looses and a die-hard Puntlander-Unionist wins, and Xaji Xunjuf will be confined to Gabiley.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Xaaji Xunjuf;983924 wrote:

 

Classified Faroole nin xun maha
meel yar yar uun baanu isku diidanahay

Halkaad iska diidantihin waxa weeye Hotelka lagu soo dejindoono ee Hargeisa kuyaala when he looses the election. Ma Ambassadorbu uu hooyan doona misa Mansoor misa Crown Hotel? Bal inoo sheeg, kolay his wife will make the reservations ee. :P

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this