Sign in to follow this  
Che -Guevara

President Xasan Sheekh in Kismayo

Recommended Posts

DEGDEG: Madaxweyne Soomaaliya Xasan Sheekh oogaaray Kismaayo

 

Kismaayo[RBC Radio]Madaxweynaha dowladda federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa goor dhow gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose.

 

Socdalka madaxweynaha ayaa ahaa mid si weyn la isgu diyarshey,waxana garoonka diyaaradda ee Kismaayo uga hortagey masuuliyinta ugu sareysa maamulka Jubba,waxana sidoo kale ku sugna garoonka xubno ka tirsan dowladda faderaalka iyo xildhibaano kuwaaso ka qeyb galey soo dhaweynta madaxweynaha.

 

Boqolaal ka tirsan shacabka magaaladda Kismaayo oo watey calanka jamhuuriyada Soomalaiya iyo midka maamulka Jubba ayaa soo dhabtay garoonka diyaaradda iyagoona si weyn halka ugu soo dhaweeyey madaxweynaha dowladda faderaalka.

 

Masuuliyiin ka tirsan dowladda ayaa Madaxweynaha ku wehliya safarkiisa, iyadoo Kismaayo shalay ilaa maanta ay gaareen saraakiil iyo masuuliyiin kale oo ka tirsan dowladda federaalka ah, kuwaasoo u gogol xaarayay booqashada Madaxweynaha.

 

Waxaa la sheegay in inta uu madaxweynaha Kismaayo uu ku sugan yahay inuu la kulmi doona hoggaamiyaasha maamulka KMG ah ee Jubba Sheekh Axmed Madoobe, si ay usii xoojiyaan heshiiskii bishii August ee sanadkan ay labada dhinac ku gaareen magaalada Addis ababa ee xarunta dalka Itoobiya.

 

Ammaanka magaalada ayaa si aad ah loo adkeeyay kahor imaanshaha madaxweynaha.

 

Safarka uu madaxweynaha uu ku tagay Kismaayo waxaa uu noqonaya mid kiisi ugu horeyey tan iyo markii loo dortay hoggaanka dalka. Gor dhow naga filo faah faahinta iyo Sawiradda soo dhaweynta _______ Iimaan Maxamed Jaamac RBC Radio

Share this post


Link to post
Share on other sites

Madaxweynaha Soomaaliya oo si weyn loogu soo dhoweeyay magaalada Kismaayo

 

 

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa si weyn loogu soo dhoweeyay garoonka diyaaradaha magaalada Kismaayo, kadib diyaarad gaar ah oo ka qaaday garoonka diyaaradaha Muqdisho.

 

Wafdiga Madaxweynaha ayaa waxaa ka mid ahaa Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka, Xildhibaano iyo saraakiil, iyadoo Madaxweynaha markii uu ka degay garoonka Kismaayo uu salaan sharaf ka qaatay cutubyo ka tirsan ciidamada dowladda.

 

Madaxweynaha ayaa garoonka diyaaradaha Kismaayo loogu tumay astaanta qaranka oo ay garaaceen ciidamada bambeyda, sidoo kale waxaa uu gacan qaaday mas'uuliyiintii soo dhoweeyay oo uu ku jiro Hogaamiyaha Maamulka KMG ah ee Jubba Axmed Madoobe.

 

Afhayeenka Madaxweynaha Soomaaliya Eng. C/raxmaan Yariisow ayaa sheegay in safarka Madaxweynaha uu yahay mid taariikhi ah oo uu ku tago Kismaayo tan iyo bur burkii dowladii Siyaad Barre oo Madaxweyne Soomaaliyeed uu booqdo ay ugu dambeysay 22-sano ka hor.

 

Madaxweynaha iyo wafdigiisa ayaa loo gelbiyay Xarunta Madaxtooyada Kismaayo, halkaasoo uu caawa ku hoyanayo wada hadalo kula qaadanayo, waxaana socdaalkiisa uu qeyb ka yahay dhaqan gelinta heshiiskii Addis Ababa.

 

Ammaanka magaalada Kismaayo ayaa si aad ah loo adkeeyay, iyadoo shalay magaalada ay gaareen ciidamada gaarka ah ee Madaxweynaha iyo ciidamada AMISOM ee ka socda Uganda, kuwaasoo amnigiisa sii xaqiijinayay.

 

Wixii warar ee ku soo kordha kala soco wararkeena dambe

 

Somali news leader www.jowhar.com jowharcom@hotmail.com golfyare@gmail.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

MADAXWEYNE XASAN: “Kismaayo waxaan u imid Nabadeynta Jubbooyinka iyo Dhameystirka Heshiiskii la Gaaray”(SAWIRRO)

 

Khamiis, Oktoobar 31, 2013 (HOL) — Madaxweynaha dowladda Somalia, Xasan Sheekh Maxamuud oo caawa ku sugan magaalada Kismaayo ayaa ku sheegay hadal uu jeediyay in socdaalka uu ku tagay Kismaayo ay qayb ka yihiin nabadeynta Jubbooyinka iyo sidi loo dhameystiri lahaa heshiiskii lagu gaaray Addis Ababa.

 

Madaxweynaha iyo hoggaamiyaha maamulka Jubba ayaa waxay garoonka Kismaayo salaan-sharaf kaga qaateen cutubyo ka tirsan ciidamada dowladda iyo kuwa maamulka Jubba, iyadoo madaxweynaha iyo wafdigiisa la geeyay xarunta madaxtooyada Kismaayo.

 

“Arrimaha aan u nimid waxaa ka mid ah nabadeynta Jubbooyinka iyo sidii loo dhameystiri lahaa heshiisyadii la gaaray. Qodobbadii lagu heshiiyay intoodii badan waa la isku af-gartay kuwa harsanna waa la dhameystiri doonnaa,” ayuu yiri madaxweyne Xasan Sheekh.

 

Sidoo kale, madaxweynaha ayaa shacabka Jubbooyinka ka dalbaday inay ka qaybqaataan hannaanka nabadeynta ee dalka ka socda, isla markaana ay iska illoobay waxyaabihii horay u dhacay ee laga soo gudbay.

 

Click

Share this post


Link to post
Share on other sites
Haatu   

Oodweyne;983738 wrote:
So, as you can see if he is minded to be bloody obstructionist, he can play this game by deliberately keeping this issue "unresolved" till the remainder of his term of office, which incidentally will fall precisely when his "constituency" who never wanted a federal system to begin with, can have their say in a nation-wide vote.

 

Now you see how I think that it beggars belief that the Xiinfaniin and Co. are counting their chicken when the miserable bird is not even pregnant, yet..
.
:D

lol :D

 

Oodka, Culusow can do that but then again Madoobe is not in Kismaayo by his leave but rather via borrowed muscle and local backing. To put it simply, Culusow can do whatever he wants but Madoobe's rule is a reality.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

Finally the Ethiopian born has been tamed. Seems he and his kins have accepted Culusow is their president inside Somalia

border.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Waa markii ugu horeysay ee madaxweyne Soomaaliyeed uu booqdo Kismaayo 22 sano kadib wixii ka dambeeyay markii ay meesha ka baxday xukuumadii Meleteriga aheyd.

xasan-kismaayo5.jpg

 

Arrimaha aan u nimid waxaa ka mid ah nabadeynta Jubbooyinka iyo sidii loo dhameystiri lahaa heshiisyadii la gaaray. Qodobbadii lagu heshiiyay intoodii badan waa la isku af-gartay kuwa harsanna waa la dhameystiri doonnaa,” ayuu yiri madaxweynaha.

xasan-kismaayo34.jpg

 

 

 

Madaxweynaha ayaa sheegay in ay muhiim tahay in meel la iska dhigo khilaafaadka iyo dhaliilaha jira,isagoo sheegay in ay midnimo muujiyaan dadka walaalaha ee wada dega gobollada jubbooyinka,islamarkaana ay taageeraan maamulka KMG ah ee Jubba.

xasan-kismaayo35.jpg

 

 

xasan-kismaayo37.jpg

 

 

Great day for all Somalis congrats to President Hassan

 

" frameborder="0" allowfullscreen>

Share this post


Link to post
Share on other sites

Oodweyne. That's a lot of speculations, but you know Somali politics (if you we call it politics) hardly go as planned or imagined. There are simply too many variables and too many unknowns at the play here. I think it's fair to say the only thing will remain constant is Somalis being at each other's throats, bidding for foreign powers, and Solers having the same sort of conversation, the only variance might be the players changing, but the issues remain and solutions look afar.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Somalia President arrives in Jubaland on first visit

31 Oct 31, 2013 - 2:12:55 PM

 

KISMAYO, Somalia Oct.31, 2013 (Garowe Online) – The Somali Federal Government President Hassan Sheikh Mohamud Thursday arrived in Jubaland capital of Kismayo on first two-day visit since being elected as the president in the country’s latest presidential contest in September 2012, Garowe Online reports.

 

Mohamud’s delegation including Interior and National Security Minister Abdikarin Hussein Gulled was received at Kismayo airport by Jubaland Leader Sheikh Ahmed Mohamed Islam (Madobe) and hundreds of well-wishers waving Somalia and Jubaland state flags who greeted the President’s delegation with Somali traditional dances.

 

Before driving into Jubaland Presidential Palace where President Mohamud is holding talks with Madobe and other Jubaland officials, dozens of Jubaland forces saluted both Somalia and Jubaland leaders at the airport.

 

Madobe who firstly addressed the media said that President Hassan’s trip would be a historic and thanked him for paying visit to Kismayo port city.

 

Somalia President told that he is aiming to spread the message of peace and consolidate Jubaland peace process in regard to Jubba agreement which was signed in the Ethiopian capital of Addis Ababa under the auspices of IGAD with Ethiopia as the chair in August.

 

Sources close to Mogadishu-based Federal Government confirmed to Garowe Online that Mohamud is expected to discuss the implementation of Jubba agreement, the termination of all the standing differences between the Somali government and Jubaland and to include former war lord Col. Barre Hirale whose militias were pushed out of Kismayo in June in the upcoming Mogadishu reconciliation conference with Jubaland leadership.

 

Kismayo suffered from years of sporadic clashes over the control of the lucrative seaport and Jubba region’s fertile hinterlands.

 

GAROWE ONLINE

Share this post


Link to post
Share on other sites

Madaxweyanaha soomaliya oo Booqday Jaamacada Kismaayo kana jeediyeey khudbad

 

 

madaxweyne Xassan Sheekh oo Kismaayo dhaanto ku ciyaaraya. President is having to much fun in Kismaayo

madaxweynaha-dhaanto.jpg

 

 

Madaxweyanaha dowlada Federaalka soomaliya Xasan sheekh oo wali booqosho ku jooga magaalada kismaayo ayaa maanta odayaasha dhaqanaka Jubbooyinka kula kulmay jaamacada kismaayo sido kale madaxweynaha ayaa khudbad dheer kajediyeey jamacada gudaheeda.

Xasan sheekh ayaa odayaasha dhaqanaka jubbooyinka ku amaanay Doorka ay ka qaaten dhismaha maamulka iyo nabadaynta Jubba waxana uu dardaaran u jeediyeey bulshada iyo odayaasha dhaqanka ee jubboyinka.

 

dhinaca kale odayaasha dhaqanka Jubbooyinka oo hadalka madaxweynaha kadib ka hadlay gudaha jaamacada kismaayo ayaa shegay in aad uga mahadcelinayaan madaxweynaha Dowlada Federaalka soomaliya imaatinka magaalada kismaayo,odayaasha ayaa shacabka somaliyeed meel walba ay jogaan ugu baqay in ay gacmaha is qabsadaan midnimadana ay ka shaqeyaan.

 

 

 

Sidaas la socotaa waxaa Addis Ababa heshiis uu ku dhexmaray DF iyo sidoo kale Maamulka Jubba ee uu Madaxda ka yahay Sh. Axmed Madoobe, Runtii heshiiskaas idinka ayaa kaalin ka qaatay, waana idin kaga mahadcelinayaa” ayuu mar kale yiri Xasan Sh. Maxamuud.

 

Sidoo kale, Madaxweynuhu uu kulamo la qaatay Maanta Bulshada rayidka ah ee Kismaayo ku nool, isagoo ka dalbaday inay gacan ka geystaan sidii ay u muujin lahaayeen kaalintooda ku aadan nabadeynta Gobolka iyo in dadku ay ku noolaadaan si walaalnimo ah.

 

“Waan ku faraxsanahay inaan Kismaayo Imaado oo aan idinka iyo Odayada Dhaqanka aan la kulmo, aad ayaana ugu riyaaqay sida aad ugu diyaarsan tihiin nabadeynta deegaanadiisa, waana tan ay DF doonayso” ayuu Xasan

Share this post


Link to post
Share on other sites

President hassen Sheikh is making history the First President since the civil war who visited Kismayo and Madoobe became a mere governor of Kismayo no autonomous state in Kismayo. Hassan is achieving his objectives bit by bit well done.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this