Sign in to follow this  
malistar2012

Shirkaan oo ah mid looqabtay dadka daga gobolada dhexe ee soomaliya ayaa kadhacay magaalada Nayroobi

Recommended Posts

Shirka Mideynta Goboalda dhexe Ee Bartamaha Soomaaliya Oo Maanta Ka Furmaya Magaalada Nairobi

 

 

 

" frameborder="0" allowfullscreen>

 

 

Safaaradda Soomaaliya ee dalka Kenya ayaa faah faahisay kulan looga hadlay horumarinta iyo aayaha gobolada dhexe ee dalka oo lagu qabtay magaalada Nairobi.

 

Danjiraha Soomaaliya ee dalka Kenya Maxamed Cali Nuur Ameeriko oo u waramay Radio Muqdisho ayaa sheegay in kulankii ka dhacay magaalada Nairobi looga hadlay aayaha gobolada dhexe ee dalkeena Soomaaliya gaar ahaan arrimaha amaanka, horumarinta adeegyada bulshada, iyo maamul wanaagga.

 

Kulankan oo ay soo qabanqaabisay wasaarada arrimaha gudaha iyo amniga Qaranka ee Soomaaliya ayaa ujeedadiisu tahay sidii loo horumarin lahaa nolosha dadka ku dhaqan gobolada dhexe ee Soomaaliya.

 

Danjire Ameeriko ayaa sheeegay in shirkaasi ay ka qeybgaleen maamul goboleedyada iyo gudoomiyayaasha gobolada dhexe ee dalka, kuwaas oo sida uu sheegay ay ka mid ahaayeen Galmudug, Galgaduud, Hiiraan iyo Sh/Dhexe.

 

Sidoo kale kulanka ayaa waxaa goob joog ka ahaa mas’uuliyiin ka socotay wasaarada arrimaha gudaha iyo amniga Qaranka iyo saraakiil ka socotay hey’adaha deeqaha bixiya, waxeyna mas’uuliyiinta gobolada ka dalbadeen hey’adaha in laga gacansiiyo dhismaha maamulada iyo dib u heshiisiinta.

 

Kulanka oo socday muddo Labo cisho ah ayaa la filayaa in maanta lagu soo gebagebeeyo magaalada Nairobi.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Now that juba state issue is almost over its time to move on to the gobolada dhexe ee Soomaaliya , one of the biggest state is about to be created in terms of land and population if successfully created it would be Great for the stability of Somalia.

 

Wasiirka arimaha gudaha iyo amniga Qaranka Mudane C/kariin Xuseen Guuleed

 

Wasiirka-arimaha-gudaha-iyo-Axmed-madoob

 

Mudane C/kariin Xuseen Guuleed is man of season great job the man is doing some hard work on the ground waa nin culuse.

Share this post


Link to post
Share on other sites

So Malistar is okay with federal state in central Somalia?

 

P.s. Considering the tribes of this region moved south, they can't possible have biggest population mase sheekada reer Pland iyo Sland miyaa hehe.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Cadale   

Allright but thats their goal though, im i right? Anyways why didn't they held the meeting in Mogadishu? Why the need to go to a foreign country?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Cadale   

Thanks Che yeah it is unrealistic goals i wonder when maryooleys will understand that clan states wont work in somalia and certainly isn't the right mechanism to achieve governing it is rather the opposite.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Maaddeey;982842 wrote:
^^ Shirka Jubbooyinkana Xamar inuu ka dhaco aa qasab ah, kan gobolada dhexena waddanka bannaankiisa miyaa?. Baraanbar!!.

 

First meeting took place in Mogadishu , I guess this conference objective was to get funds for the project by the IC . A grand conference will take place in Mogadishu hosted by SFG .

 

1186168_10151955928639976_245800308_n.jp

 

 

Che

A Federal State consisting of Galmudug, Galgaduud, Hiiraan iyo Sh/Dhexe will be the biggest Federal state in Somalia in terms of land and population , these regions are heavily populated especially after Ethiopian invasion of Xamar .

Share this post


Link to post
Share on other sites

yeah. why would they go foreign country, isn't mogadishu save enough? can't they solve their problem home without going foreign country? or do they have this mentality that they can't solve their problem without foreign ppl inside?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Hawdian   

malistar I Am Approvel of solution so the somali people can tak a rest from the galgaudud cousins and the cambulow eaters.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this