Sign in to follow this  
Dr_Osman

Siilanyo Faints Due To Medical Condition

Recommended Posts

Dr_Osman   

200.jpg

 

(War hadda soo dhacay)

 

Madaxweynaha Somaliland oo maalmahan uu ku dhacay cudurka hilmaanka loo yaqaan ayaa ku suuxay xafiiskiisa,waxaana Kaameedda Wareegta ee Shacabkamedia ku guuleystay inuu helo sawir muujinaya,isagoo afka garoojo dawo ah looga shubiyo.

Xiligii uu suuxayay Madaxweyne Silaanyo ayaa xafiiska waxaa la joogay Wasiirka Caafimaadka ee Somaliland Saleebaan Xaglatoosiye,wuxuuna diiday oo ka cudur-daartay Xaglatoosiye oo isku dayay inuu daawadda Madaxweynaha siiyo,balse wuxuu markii dambe ogolaaday inuu daawada oo jeebkiisa ku jirtay inuu siiyo Xogeyntiisa xafiiska oo markii dambe afka uga shubay daawo loogu tala-galay in la siiyo marka uu dareemo suuxdinta oo in muddo ah dhib ku heystay Siilaanyo.

Qalinkii:Kaameradda Wareegta ee Shacabkamedia

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dr_Osman   

The prayers of Puntland are with Somaliland in this tough moment with they're president's ailments. Siilanyo illahi caafimad ha siiyo wuu buqa.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Hawdian   

Dr_Osman;982558 wrote:
The prayers of Puntland are with Somaliland in this tough moment with they're president's ailments. Siilanyo illahi caafimad ha siiyo wuu buqa.

. Well maybe as a dooktoor you could go and help the old Mujahed.

 

 

Note: It is haraam to lie doctor osman. dont let me catch U like this again sharaftada ilaaalso.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mooge   

i told jacalybro that picture he was showing off here was embarrassing and it made the old man look compromised, violated and sick. lool.

 

aaway lataliyihii odayga ee media u qaybsana. haduu Jacaybaro yahay, walagu khasaray. lol.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tallaabo   

Mooge;982576 wrote:
i told jacalybro that picture he was showing off here was embarrassing and it made the old man look compromised, violated and sick. lool.

 

aaway lataliyihii odayga ee media u qaybsana. haduu Jacaybaro yahay, walagu khasaray. lol.

Yeah it is a PR disaster as can be seen from this false and malicious report about his health lol.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this