Sign in to follow this  
Gheelle.T

Fauzia: America does'nt need Permission for future actions

Recommended Posts

Horta yaanan been isku sheegin, hadeey run idinka tahay sida aad uga soo horjeedaan weerarka Mareykanka ee uu ku qaaday dhulka Soomaaliya, maxaad sidaas u dhihi weyseen markii aad u sacabo tumeyseen duulaankii 1993-kii?

Waagii Cabdullaahi Yuusuf, (AUN) ma jirin cabasho iyo cid ka hadleysa, xitaa Ethiopia duulaankeeda alaha ka dhigo.

Waa maanta oo la joogo, Siilaanyo iyo Farole iyo Axmed Madobe maxay iyaguna la aamusan yihiin, bal taas noo sheega? Miyeysan dalka wax ku laheyn, mise hadaan la weerareyn meesha uu qabiilku dago, waa waxba nagama galin sheekadu?

War hooy, this colorful hypocrisy is bothering us, ee maad naga deysaan ciyaarta dal iyo gobonimo ma rabtaane!! LOL

Share this post

Link to post
Share on other sites
uchi   

She needs to be replaced asap. Do we have any candidates? Many of our resident SOL members can so a better job.

Share this post

Link to post
Share on other sites
Wadani   

RoccaLittorio;980840 wrote:
Now, hadaad nin usuul-al-fiqh garanayo aad tahay, bal noo tilmaam
wajhul istidlaalkaaga

Wajhul istidlaalku waxa weeye marka nasuusta meel aan ku habboonayn loo soo daliishado. Waa sida uu YoniZ hadda sameeyay markuu soo qaatay aayadda 'wal amru-ilayki-fanduri-maa-daa-ta'muriin.'

Share this post

Link to post
Share on other sites
Maqane   

I think Mrs Fawzia was pretty nervous and couldn't articulate well.

As for Mr abti @Wadani @others, i'm pretty shocked by your remarks, please apologize and change the way you think about women for now. Thanks

Share this post

Link to post
Share on other sites
Wadani   

uchi;980846 wrote:
She needs to be replaced asap. Do we have any candidates? Many of our resident SOL members can so a better job.

Even though she's a relative of mine, I agree with u 100%.

Share this post

Link to post
Share on other sites
Wadani   

Abbaas;980848 wrote:
I think Mrs Fawzia was pretty nervous and couldn't articulate well.

Doesn't that prove she's not ready for the big leagues? U can't be nervous and must be very articulate if your gonna represent an entire country.

Share this post

Link to post
Share on other sites
Maqane   

Wadani;980851 wrote:
Doesn't that prove she's not ready for the big leagues? U can't be nervous and must be very articulate if your gonna represent an entire country.

Abti, i believe in second chance(s) (in some cases). If so, the whole SFG needs to be replaced then.

Share this post

Link to post
Share on other sites

No senior minister of a "sovereign" country would say that, this is a carte blanche to the US reduces Somalia to a vassal state. We know that the US can do whatever in many countries but you don't hear their officials prostrating themselves like that.

Share this post

Link to post
Share on other sites

"Let me ask you first and foremost, how on earth did these Alshabaab people apparently have the intelligence and ability to repel a Seal team...?"

I hadn't watched CNN since '97, but Christiana Amanpour saan maa u dambeysay, an American lapdog inay noqoto. Waagee Xamar kasoo warin jirtay live back in late '92 and early '93. That was some admirable reporter compared to this American lapdog. Seal team ayeeba ka dhigee dad biro laga sameeye, as though bini'aaden ahayn.

Share this post

Link to post
Share on other sites
YoniZ   

Wadani;980838 wrote:
Usul-al-fiqhiga runtii aad umaan dhigan. Laakiin waxay ila tahay in caamku ka xoog badanyahay khaaska. Nabigu si caam ah (si guud ahaan ah) ayuu uga digay in dumarka hoggaan sare loo dhiibo, aayadda aad daliishatayna waxay ina tusaysaa in mararka qaar ay jiraan exceptions oo ah arrin khaas ah (ama gaar ah) oo aan xukum general ah laga qaadan karin. Midda kale, umadda ay boqoraddaasi ka dhalatay Muslim may ahayn, xitaa haddii ay ahaayeenna iskumay dhaqi lahayn shareecada nabi MAxamad C.S.W, ileen way ka horeeyeene, oo shareeca kale ayay raaci lahaayeen. Markaa ilama aha in marnaba xukun islaami ah lagu dhisi karo wax marna khaas ah, marna aan shareecada nabi Maxamad-ba C.S.W ku soo aroorin.

Saxib, waxay ku fiicnayd inaad ku ekeysatid in aadan dhigan cilmigaas. Hadana intii kumaadan joogin ee waxaad daf tiri adigoo aan xaqsoor sameyn, qeyba badana waad mudmuday sida, Caam iyo Khaas, Masaadir Al-Sharicah.

Qur'aanka inta badan waa qisooyin dadkii naga horeeyey, waana sababta keentay in masaadirta shareecada ay kamid noqoto 'sharc man qablanaa'.

Hadithka aad daliishatay qeybtiisa hore akhri iyo weliba xaalada uu ku yimid oo aheyd ka cudur daarasho kaqeybgal dagaal u dhexeeyey muslimiinta.

Hase ahaatee waxaan libin kugu siinayaa inaadan aheyn qolyihii oran jiray sadex jeer baa haweenta loo ogolyahay inay dibada aqalkeeda uga baxdo iyo, gaariga wadistiisa maadaama ay tahay "qiyaada" waa ka mamnuuc haweeneyda.

Waa mawduuc u baahan in loosameeyo dood u gooni ah, intaas baan kaga baxay.

Share this post

Link to post
Share on other sites
Tallaabo   

YoniZ;980882 wrote:

Yoniz you told the truth walaal. I hope Wadani learns something from you for his own sake. Unfortunately Mr Wadani and the majority of Somalis think they can use or quote our sacred Islamic texts like a maahmaah;)

Share this post

Link to post
Share on other sites
Marksman   

Wow. A lot of misogynists here. Can't take it that Somali women are much better educated than men in the diaspora? Causes divisions I see.

My take on this is that she is either not the right woman for the job or that she has used wrong wording. But a prominent journalist was unfollowed by her soon after he shared what she said in a tweet. See here

Share this post

Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this