Sign in to follow this  
wyre

calool xanuun baa ka horreeya

Recommended Posts

wyre   

Nin reer miyi ah baa maalin masaajid soo galay si uu ugu tukado. Imaamkii oo wax wacdiyaya baa yidhi: "Ninkii xoolo sadaqo ah bixiya waa loo toban jibbaaraa Xariifkii reer miyiga ahaa xogaa xayn ah uu haystay buu wadaadkii siiyey si uu 10X oo xoolo ah u helo.

Muddaa ka soo wareegtey xolihii uu sugayeyna fara kuma jiraan. Gaajo iyo darxumo ayaa ninkii la soo deristey, ka dibna waxaa ku dhacay calool xanuun Ninkii markii dambe iska bogsey xolihii intii yarayd ee uga soo hadhayna aad bay ugu tarmeen.

Maalintii dambe ayuu masaajidkii ku soo noqday. Sheekadii ahayd haddaad sadaqadaysato xoolo 10x bay kuu kordhayaan buu maqlay. Nin agfadhiyay baa ku yaboohay inuu sadaqadaysanayo xoolihiisa.

Ninkii reer miyiga ahaa baa ku yidhi kii xoolaha bixinayey:" Waa run oo xooluhu waa kuu tarmayaan, laakiin calool xanuun baa ka horreeya ee la soco

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this