Sign in to follow this  
Siciid1986

President Silanyo Meets Turkish PM Recep Erdogan

Recommended Posts

Istanbul, (Somaliland.Org)- Weftigii uu hogaaminayay Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ee socdaalka ku tagey dalka Turkiga ayaa kulamo la yeeshay Ra’iisal wasaaraha dalkaas Recep Tayyip Erdogan.

 

Raysal wasaaraha dalka Turkiga ayaa si meeqaam sare ah xafiiskiisa ugu qaabilay weftiga Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), waxaanay labada dhinac wada yeesheen kulan qaatay muddo saacaddo ah.

 

Kulanka weftiga Somaliland iyo Raysal wasaaraha dalka Turkiga ayay kaga wada-hadleen qodobo badan oo la xidhiidha wax wada qabsiga labada dal iyo sidii Turkigu uga caawin lahaa Somaliland dhinacyada horumarinta bulshadda iyo kaabeyaasha dhaqaalaha.

 

Wasiirka wasaaradda Arrimaha dibedda iyo xidhiidhka caalamiga ah ee Somaliland Maxamed Biixi Yoonis oo kulanka labada dhinac ka dib warbaahinta la hadlay ayaa ka warbixiyay waxyaabihii ay weftiga Somaliland iyo masuuliyiinta dalka Turkigu ka wada-hadleen, isagoo tilmaamay in wefti uu hogaaminayo raysal wasaare ku-xigeenka dalkaasi uu iman doono Somaliland. “Waxaanu maanta la kulanay ra’iisal wasaaraha, ku-xigeenkiisa iyo Wasiirka ganacsiga, waxay si xoogan noogu soo dhaweeyeen xafiiskiisa Ra’ysal wasaaraha, waxa ugu muhiimsan ee aanu aad uga wada-hadalnayna waxa ka mid ah sidii uu wadanka Turkigu uu inooga caawin lahaa arrimo ay ka mid yihiin hirgelinta wadada Ceerigaabo, wadada Tog-wajaalle, xaga laydhka, dekadaha, waxbarashada iyo caafimaadka, markaa mashaariic badan ayaanu u qadinay wayna nala garteen inay wax nala qabtaan,” ayuu yidhi wasiirku, waxaanu intaas ku daray isagoo hadalkiisa sii wata.

 

kulankii-maanta.jpg

 

562913_525233730885149_1300816854_n.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites

562913_525233730885149_1300816854_n.jpg

 

 

Reccep_Erdogan_&_Cabdi_Saacid.JPG

 

 

Whats is Erdogan up too ? Erdogan is deeply involved in Somali Politics . Its a good thing for Somalia to have Powerful Muslim country on their side.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Warya be silent, he gave you orphanages/roads/hospitals/food/mosques/government buildings and everything else. If AKP isn't elected again that's it mac salama charities.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this