Sign in to follow this  
Coofle

Nin Soomaali ah oo caruurtiisii gawracay.

Recommended Posts

Coofle   

Mashalah, Gabadha samirkeeda ayaa iga yaabiyay....Ilaahay baa wax ka khayr badan ugu doorin doona. Samirku waa jugta hore.

cudurada dhimirka ayaa dadkii ragaadiyay.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maqane   

AUN. Waa dhacdo aad murugo u leh. Hooyadu waxay leedahay wuxuu ahaa nin/aabe fiican, laakiin nolosha ilbiriqsi beey isku bedeli kartaa marka maxaa ku kallifay inuu caruurtiisa dilo, xiriirka iyo kala tagga labaduba u dhexeeye ka sokow?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mooge   

subhanalah. i hear he was jealous oo masayr aya qaday. i heard his wife may have married or planning to marry someone else after they divorced recently. he is sick person but didn't get necessary medical care.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Markaa maalin hore arkay the title of this tragic dhacdo waxaaba igu soo dhacday dhaqankii Reer Galbeedka Soomaaliya geeyeen miyaa aniga oonan waliba sii aqrinin dhacdadaan. Waaba kanaa ninkaan Kanada ka yimid la leeyahay, dhaqankii xumaa kala tagay meeshaan.

 

Rabi ha u raxmado barbaarta yar yar.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^Canada ma dhaqan caruurta la gowraco aa ka jira? Calling this wicked act as a "dhaqan" is just plain wrong.

 

Alle ha u fududeeyo hooyada dhibtan soo gaartay, caruurtana naxariis Rabbi.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this