Sign in to follow this  
malistar2012

Ururka Xisbulaah ee ka dhisan deeganada maamulka Soomaaliland ayaa taageeray weerarkii Al-Shabaab

Recommended Posts

Ururka Xisbulaah ee ka dhisan deeganada maamulka Soomaaliland ayaa taageeray weerarkii dhawaan Ururka Al-Shabaab ay ka geysteen Magaalada Nairobi ee dalka Kenya, gaar ahaan suuq ganacsi oo halkaasi ku yaala.

Sheekh Maxamuud C/laahi Geele oo ah Guddoomiyaha Ururka Xisbulaahi ee deeganada Soomaaliland ayaa tilmaamay in shisheeyaha hadii uu soo galo taako kamid ah dal muslimiin ah jihaadka uu yahay mid fardu cayn ah.

Qof waliba oo iimaan islaanimo kujira ayuu sheegay in loo baahan yahay inay ka dhiidhiyaan shisheeyaha ku sugan gudaha dalka Soomaaliya ee dadka ku dhibaateeya.

Guddoomiyaha Ururka Xisbulaahi ee deeganada Soomaaliland, wuxuu cadeeyay in Al-Shabaab ay iska dhiciyeen cadoow dalkooda kusoo duulay oo aysan ku qaldaneyn weerarka ay Nairobi ka geysteen.

Wadaadkaan taageeray weerarkii Al-Shabaab ay ka geysteen Magaalada Nairobi ayaa ka feker duwan dad badan oo culimo ah oo kasoo horjeestay weerarkii Shabaab ay westgate ka geysteen.

Audio

http://balcad.com/urur-ka-dhisan-soomaalilland-oo-taageeray-weerarkii-westgate/

Share this post

Link to post
Share on other sites

Guddoomiyaha Ururka Xisbulaahi ee deeganada Soomaaliland, wuxuu cadeeyay in Al-Shabaab ay iska dhiciyeen cadoow dalkooda kusoo duulay oo aysan ku qaldaneyn weerarka ay Nairobi ka geysteen.

Somaliland must be safe Heaven for Extremist shiekh that are spreading jihad and extremist view .

Share this post

Link to post
Share on other sites
GAROODI   

malistar2012;979890 wrote:
Somaliland must be safe Heaven for Extremist shiekh that are spreading jihad and extremist view .

what you gonna do about it???

Share this post

Link to post
Share on other sites

GAROODI;979894 wrote:
what you gonna do about it???

Taught Guy slow down

Nevertheless Hargese admin and alshaabaab seem to be in Alliance or have peace treaty - Alshaabab has access to move freely preach and recruit fighters .

Garoodi

Who will Recognize Terrorist State ?

Share this post

Link to post
Share on other sites
Carafaat   

The poor guy has been arrested the same day he made those comments. This is the second or third time he got arrested for excersising his free speech. Back in 2012 he was imprisoned for months, just for announcing the forming of a political party.

http://qarannews.com/2013/09/wadaad-reer-hargeysa-oo-xukumada-siilanyo-xabsiga-u-taxaabtay-caawaamuuraha-xadhigiisa-loo-sibisaaray/

See the thread I dedicated to the poor guy back in 2012.

http://www.somaliaonline.com/community/showthread.php/68706-XIsbul-Islam-leader-arrested-in-Somaliland?highlight=free+sheick

Share this post

Link to post
Share on other sites

Carafaat;979983 wrote:
The poor guy has been arrested the same day he made those comments. This is the second or third time he got arrested for excersising his free speech. Back in 2012 he was imprisoned for months, just for announcing the forming of a political party.

See the thread I dedicated to the poor guy back in 2012.

Arafat just for the sake of sanity can refrain from labelling this maniac "A poor Guy" How on earth can a poor guy justify indiscrimate killings and maiaming in the name of a religious ideology? I would suggest that they send him to some sort of exile or rendition.

Share this post

Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this