Sign in to follow this  
nuune

Israeli special forces - Sayerat ends Nairobi Westgate siege by storming....

Recommended Posts

Nuune, since no one is certain about the identity of the guys, how would one know inay wax baxsadeen? And who are the inside source? Jinkaagii miyaa? Naga daa dee

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

Gheelle, nimanka waxaa lagu qiyaasey 10-15, 15 to be exact when CCTV were studied and from eye witnesses who seen them, sheekada hada jirta waxaa weeye, hal nin waxaa la toogtey maalintii sabtida darraato, dhaawiciisina usbitalka ayaa la keenay halkaas uu ku naf-weeray.

 

Taas waa la hubaa, sheekada kalee jirta ayaa waxey tahey in Kenya ay sheegatey maanta iney dileen saddex nin, taas oo illaa hada wax la cadeeyay aysan jirin waana qiiq isku qaris lagu qarinayo nimankii shalayto baxsadey ee illaa afarta ahaa, kolleey nimanku wax wey ka dhimanayaan taas waa la hubaa, balse waxaad ogaan doontaa in dhamaantood ay wada baxsan doonaan, how and the method waa sheeka ay soo diyaarsadeen the attackers, waana sheekadii ay shalayto afartaa ku baxsadeen, qaabkey u baxsadeen waxaa lagu study gareeyay CCTv, balse Kenyan media were told not to broadcast anything related to that baxsasho as it will be a bad PR for Kenya.

 

imisaa soo hartey(inta baxsatey kolka laga reebo) waa la ogyahey, imisaa dhimatey(inta ay Kenya iska sheegatey iney dishey) waa la hayaa, imisaa baxsatey(sida la qariyey waa afar) waa lala socdaa, yeysa ahaayeen(shabaab wey naqdiyeen wadamadii lagu lifaaqey nimankan illaa al'aankana lama oga) lama shaacin, xaaladu waa saas, Jinni iima warramin balse xogteyda dad ku dhaw Westgate ayaan ka heystaa oo jooga agagaarkaas.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this