Sign in to follow this  
Dr_Osman

Brussels - HAG Cut President Farole Speech. Deseperation In The Air

Recommended Posts

Dr_Osman   

Yaa Puntland Ku Shirqoolay Brussels [Warbixin+Sawiro]

September 18, 2013 // Warar Somaali

 

Shirkii maalin ka hor Somalida loogu qabtay magaalada Brussels ayaa waxaa ka dhacday fadeexo iyo isqab-qabsi salka ku hayey loollan iyo is-muujin dhinacyada Somaliyada ee shirkaas ka qayb galay.

 

Dowlada federaalka Somalia ayaa si weyn ugu dedaalaysay inay niyad jabiso maamulka Puntland, oo shirkaas si gaar ah loogu casumay, hase yeeshee dowlada federaalka ayaa Puntland muuqashadeeda madashaaas caalamiga ah ku daciifinaysay kadib markii madaxweynaha Puntland lagu qoray markii hore inuu xaga dambe ee madaxweyne Xasan soo fariisto.

 

Dr. Faroole iyo Prof. Juurile ayaa si weyn arrinkaas uga dagaalamay, waxaana la arkayey madaxweynaha Puntland oo si adag uga horyimid bahdilka la la damacsan yahay, waxaa sidoo kale madaxweynaha lagu wargeliyey inuusan ku qorneyn khudbada, taas oo keentay in Puntland iyo wafdigii ka socday goobta isaga dareeraan, waxaase arrinta soo dhexgalay wakiilo ka socday midowga yurub oo qaabilsan arrimaha Somalia, gaar ahaan masuul sare oo dhowr jeer oo hore Garoowe lagu soo dhoweeyey.

 

Waxaa kaloo Puntland fadhigeeda ugu yimid arrinta lagu sameeyeyna ka raaligeliyey wasiirka arrimaha dibada dalka Ethopia oo illaa tiro dhowr jeer ah la arkay isagoo dajinaya lana hadlaya madaxweynaha Puntland iyo waliba hogaamiyaha Jubba.

 

Dowlada Somalia ayaa si weyn u dooneysay in maqaamka Puntland laga xaqiro ama la qariyo, iyadoo madaxweyne Faroole uu qaadan waayey markii loo sheegay inuu fariisanayo kuraasta dambe ee Xasan Sheekh iyo Fawsiya ku fadhiyeen, waxaana la doonayey inay isla fadhiistaan barasaabada ka yimid Somalia oo uu ugu horeeyo gudoomiyaha gobolka Banaadir Tarzan.

 

Dedaalo iyo galaangal siyaasadeed oo uu si weyn uga dhex muuqday Prof. Juurile ayaa ugu dambayntii keentay in xaalada la qaboojiyo, iyadoo arrinta qarka u istaagtay in Puntland shirka ka baxdo warbaahinta isugu yeerto.

 

Shakhsiyaad qurbaha ka tagay, oo hab qabiil u abaabulan iyo rag ka tirsan madaxtooyada Somalia oo ay ku jiraan Faarax Cabdulqaadir iyo Tarzan ayaa shirqoolkan injineero ka ahaa, iyadoo aan la ogeyn waxa ay ka faaiidayaan faquuqida gobol xasiloon oo ka mid ah Somalia.

 

Dhacda kale ayaa iyaduna madasha shirka ka dhacday kadib markii la yeeriyey in madaxweynaha Puntland khudbeyn doono, kooxo Xamar ka yimid iyo kuwa dowlada ka tirsan ay mar kale sameeyey shirqool iyagoo qaybta warbaahinta EU-da ee shirka sida tooska ah u daadihinayey kaga codsaday in hadalka Dr. Faroole la damiyo oo aan live coverage laga dhigin sida khudbadihii hore ee ay jeediyeen madaxdii ka socotay caalamka iyo waliba kuwii ka socday dowlada federaalka. Lama yaqaano waxa lagu qanciyey farsama yaqaanada ka tirsan EU-da oo ku shirka ka hagayey qol gees ah oo tiyaatar ah, waxaana la arkay dhowr jeer inay qolkaas galeen oo ay rag ka tirsan shaqaalaha madaxtooyada oo ay ku jiraan gacan yara-yaashiisa iyo kuwa kale oo qurba joog ah oo la hayb ah madaxweynaha.

 

Dadka Xamar kasoo kicitimay ayaa tiradooda lagu qiyaasay in ka badan 70-qof ayaa shirkan si weyn uga muuqday dadka qaarkiis waxay ku socdeen magacyo urur, kuwa samafal, indheergarad, iwm halka dowlada Puntland dadka ka socday ee qurbaha ka tagay ama Puntland ka yimid ay ka yaraayeen 9 qof, taas oo aan ahayn isu dheelitir sax ah.

 

Puntland News-24

 

[FG: Sawiradan waa markii muranka xaga kuraasta iyo Paratakoolka la isku khilaafay si fiican u DAAWO]

 

 

Farole - Puntland halkan farisan kari mayso waxanu nahay dawlad madaxbanan oo ka awood badan mamul kasta dalka ka jira

CA5P29372.jpg

 

Farole Has Had Enough Of This HAG Garbage and Just Walks Away From The Conference

CA5P29382.jpg

 

The Man at the back is Shocked. If Puntland Leaves There Is No Somalia..

CA5P29392.jpg

 

Operation Lets Get Farole Back

CA5P29432.jpg

 

Gandhi Is Like War Arintu Ma Ficno

CA5P29452.jpg

 

 

CA5P29472.jpg

CA5P29492.jpg

 

Culusow is like I am the president not Farole

CA5P29502.jpg

 

CA5P29552.jpg

 

Farole Is Back On The Front Bench Where He Should Be And he Brought Jubba With Him

CA5P29562.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dr_Osman   

Warbaahinta Raadreeb.com oo Heshay Xog ku saabsan is Hortaagii lagu Sameeyey Khudbadii Madaxweyne Faroole.

 

Warbaahinta Raadreeb.com Xafiiskeeda Dalka Holland ayaa Helay Xog ku saabsan is hortaag lagu sameeyey Daawashada ama Baahinta Khudbadii Madaxweynaha Dowlada Puntland Dr.Cabdiraxmaan Maxamed Maxamuud(Faroole).

 

Is Hortaaga Lagu Sameeyey Daawashada Khudbadii Madaxweyne Faroole ayaa waxa iska kaashaday Eng. C/raxmaan Cumar Cismaan Yariisow oo ah Afhayeenka Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud iyo weliba Haweeneyda Arimaha Dibada u qaabilsan Wadamada Midowga Yurub Catherine Ashton oo iyadu la dhacsan qaabka qabyaaladaysan ee kooxda ****** Action Groupe wax u wadaan.

 

Eng.Yariisow iyo Mss.Ashton ayaa dhamaanba Mamnuucay in Khudbadii Madaxweynaha Dowlada Puntland Dr.Faroole laga daawado Shaashadaha Caalamka ,iyadoona markii Dr.Faroole Khudbada bilaabay dhamaanba la damiyey Shaashadihii laga daawanayay Khudbadihii Madaxda.

 

Nasiib Wanaag waxa dhacday in Xubin ka Mid ahaa Wafdiga Madaxweynaha Dowlada Puntland uu ka warhelay Shirqoolka la Maleegay ,isagoona Si deg deg ah Khudbadii Madaxweynaha Mobelkiisa ugu Duubay ka dibna Warbaahinta usoo Bandhigey amase usoo Gudbiyey.

 

Isku soo wada Duuboo Khilaafka u dhaxeeya Dowlada Soomaaliya ee Muqdisho ka talisa iyo kan Dowlada Puntland ayaa ah Mid Cirka isku shareeray ,isagoona Weliba Gaaray Meelo ka Baxsan Gudaha Dalka Soomaaliya in lagu Dagaalamo.

 

Watch Somalichannel report on the LOW BLOW by HAG at Brussels.

" frameborder="0" allowfullscreen>

 

Nice Try HAG but try again. Farole Wins the Day and shame all over you in Somalia as everyone sees how your bad your desperation has gone and at what levels you will stoop too.

 

We also got Faroles speech even if you tried to not display it on the video and farole also SAT on the front bench as DAWLAD MADAXBANAN WITH JUBBALAND

 

" frameborder="0" allowfullscreen>

 

IT WAR TIME FAROLE AND MADOOBE HAKU DHAWAQAN GO'IITAN SI DEG DEG AH AMA IN CASIMADA SOMALIA LA SOO WAREEJIYO LABADAS ARIMOOD MOOYE WAX KALE YAAN LA YEELIN

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dr_Osman   

The mighty farole wins the day and hag is humiliated. Farole got to sit on the front bench with his brother jubbaland as indepedent nations while tarzan, galmudug, and all the other hags sat behind culusow. Farole won the day also because his speech was still delivered and captured even though you tried your hardest not to transmitt it.

 

The doctor is furious and writing in caps for a reason and i want farole inu arintan jawab ka bixiyo oo hassan culusow kursiga ama casimada laga qado midooda. Somalidu xishoon wayday farolow awoodada tusi sack culusow or get casimada to be garowe or kismayo

Share this post


Link to post
Share on other sites

CA5P29372.jpg

 

 

What on embarrassment Whats wrong with this danyeer looking creature called Faarole . Faroole reputation is going down ceeb , Vote for abdi wali Gas kkkkk

 

T WAR TIME FAROLE AND MADOOBE HAKU DHAWAQAN GO'IITAN SI DEG DEG AH AMA IN CASIMADA SOMALIA LA SOO WAREEJIYO LABADAS ARIMOOD MOOYE WAX KALE YAAN LA YEELIN

14.jpg

 

 

Wake-up dude Faarole is a Governor that's about loose election give us break , Faroole and Bay - Baakool Governor are equal today .

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mooge   

this is good. HAG's eggs are being fried. lol. wa shimbiro culusow iyo 70 parasites wasting somalia's money on vacation to Europe. why does he need to take 70 people with him? walahi somalia is run by a brainless moron.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dr_Osman   

Sir la helay:Somalichannel oo Laaluush la siiyay gaaraya 1-Malyan oo Doolar inaysan soo gudbin Khudbadii M/weynaha Puntland (Daawo:Faroole oo Shirka Brusseles khudbadaynayo)

 

Written by Administrator

Wednesday, 18 September 2013 12:25

 

(Sir la helay:Tooshka Wareega ee Shacabkamedia oo helay Xog qarsoon)

Teleefishinka Somali-Channel oo ay iska leeyihiin Ganacsato u dhalatay Puntland ahna Teleefishinka loogu daawasha badan-yahay Soomaaliya ayaa 1-Malyan oo Doolarka Mareykanka lagu laaluushay inaysan soo gudbin khudbadii Madaxweynaha Puntland oo markii dambe suurto-gashay in Teleefishinka EU-TV laga duubo,taasoo ay ka naxeen Kooxda HAG ee Maadxweyne Culusoow oo filanwaa ku noqotay khudbadii Faroole in ShacabkamediaTv iyo Warbaahinadda Puntland ay sii daayaan.

 

Teleefishinka Somali-Channel oo ku sugna goobta shirka Brusseles ka socday ayaa Teleefishinka dansaday markii ay ******** in Madaxweynaha Puntland uu khudabadaynayo,waxayna ku bedeleen Barnaamish dood ah.

Jaaliyadaha Puntland ee Caalamka ku dhaqan ayaa Teleefoono ku wareeriyay Teleefishinka Somali-Channel,waxaana la filayaa saacadaha soo socda inay ka hadli-doonaan sababta ku keliftay inay u soo gudbin-waayaan khudbadii Madaxweyne Faroole,inkastoo Webabka loogu jecel-yahay Puntland,ee sida Allidamaale,Dunidaonline,Garoweonline,Puntlandi iyo Shacabkamedia ay soo gudbiyeen khudbadii Madaxweyne Faroole,taasoo qalbi-jab iyo dhiig-kar ku riday Kooxda Hag ee Madaxweyne Culusoow oo filayay in khudbadiisa la qarin-doono.

 

Bal aan aragno qaabka ay uga hadlaan SomaliChannel sababta ku keliftay inay 1-Malyan oo Doolar ay ku bedeshaan inaan lasoo deyn khudbadii Madaxweynaha Puntland iyo sida ay u qanciyaan Jaaliyadaha Puntland ee Caalamka iyo gudaha Soomaaliya ku dhaqan oo ka carooday sababta ay 1-Malyan oo Doolar ay ugu bedeshaan Somali-Channel inay san soo gudbin khudbadii Madaxweynaha Puntland.

 

Shacabkamedia-Beyra-Puntland

Runta Kama-Xıshoono

Email:Shacabkamedia@live.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
STOIC   

It is both foolish and curious to see you guys upset about sitting arrangement. After all governors are supposed to sit in the periphery! Were there no other news channels that could have shown Farole speech? I doubt every Somali news agency there were HAG...I guess Puntland ego loves the grand gesture!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dr_Osman   

Stoic niyahow waxad tahay muran doon.Stoic front benchkas ma guddomiye ba fadhiyo ama madaxo ka tirsan calamka? that is the front bench and it's reserved for observing nations which Puntland Jubbaland are ama kursiyadas gadaal baan farisan lahayn with galmudug, tarzan, etc.

 

I am not going to sit here and prove Puntland to you, it needs no defence. You just need to go out there and google it yourself and see how many presidents farole has met with, how many government delegations has come to garowe, how many bodies he meets with. This thread is about jabka gaaray beelaha HAG iyo shirqoolkood.The first attempt was to have farole sit at the back as apart of the delegation of somalia wuu diiday taas way iska cad dahay oo sawirada bay ka muqdan.Wuxu faristay meesha hore. Seating arrangement is not the issue.Its that Puntland sits equally as apart of the league of nations because that front bench is for nation and Puntland was there.

 

Second attempt was to not publish farole speech live to the extent they cut the video in brussels but that was defeated and it was still recorded and is available on youtube. The third jab was they bribed somalii channel not to publish farole speech. Heerakas oo kala duwan oo jabka gaaray hag hadadan uu jeedin adaa cirka roob ku og.

 

As far as the DR is concerned, anyone who comes in this thread and doesn't say HAG is getting desperate is a liar and muran doon

Share this post


Link to post
Share on other sites
cadnaan1   

Hadii ay runtahay in kuraasta laysku qabsaday iyo halka la fadhiisanayo iyada oo shir caalami la joogo taasi waxay ceeb iyo sumcad xumo ku tahay somalida oo ajaanibta uma kala soocno somalida.

 

Laakin oday faroole wixii shalay ku dhacay cashar iyo ku waano qaadasho ha u ahaato oo raga ka waa weyn kana awooda sareeya yuuna mardambe afka taag taagin hana ogaado in albaabada soo xirmayaan mardhaw.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Second attempt was to not publish farole speech live to the extent they cut the video in brussels but that was defeated and it was still recorded and is available on youtube. The third jab was they bribed somalii channel not to publish farole speech. Heerakas oo kala duwan oo jabka gaaray hag hadadan uu jeedin adaa cirka roob ku og.

 

are you mentaly insane or what ? talk about Hag obsession , Faroole just any other Governor gave a speech off the camera the reason why is that it was not part of the Program .

 

 

Tarzan is the Governor of The Capital and its surrounding , Tarzan also governors more citizen then Faroole sxb . with 2.8 billion Tarzan is about to Transform Mogadishu into New York ;)

Share this post


Link to post
Share on other sites
STOIC   

"Dr" you just blowing your own horn.I admire though your discipline in trying to sale Puntland accomplishment and I must put in some word of praise for your ego-driven mantra.All you did here is present some hearsay as a fact. My original question was if HAG is that powerful how come they never stopped the leaked video? To me all these accusations of the president/HAG is just a way for your ego( and the writers of the piece you posted) to hang onto something to convince yourself how important you are..live to fight another day and put your ego aside.Go enjoy the two billion dollars saxiibkeen..

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalia   

He gave his speech, HAG media said there was no speech by him (why they specifically target Faroole on whether or not he gave a speech is beyond me, is he that much of a boogeyman?).

 

So there's no need for this thread, but cadnaan1, you were among those people so now that you've seen the video, put that in your pipe and smoke it.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Dr_Osman, Saxib, HAG would defend Iblees if he was one of them. No point arguing with them. Go to the Uganda/Burundi forums and tell them to talk to their people in Mogadishu because they are the ones really ruling the capital :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this